Banner

Wararka badbado Qaran

Naadiga Badbaad Qaran oo Cambaareeyay Dilkii Xil. Sheikh Adan Madeer »

NAADIGA BADBAADO QARAN “Xafiiska Warbaahinta’ War Saxaafadeed 2014/56     (Muqdisho – August 1, 2014) Naadiga Badbaado  Qaran waxaan si kulul u cambaareynaynaa fal dambiyeedkii waxshinimada ahaa ee koox dhagar qabayaal…

Aug 2 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
New

Howlgalo adag oo goor dhow ka bilowday Magaalada Muqdisho. »

Waxaa goor dhow Degmada wadajir ee Gobolka Banaadir ka bilowday Howlgalo ay si wadajir ah u fulinayaan Ciidamada Dowlada Federaalka iyo kuwa AMIOSM. Ciidamada ayaa la tilmaamayaa inay jareen gabi…

Aug 2 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
photo-11-640x480

DAAWO SAWIRADDA. Sidee sanad guurada 16′aad ee aas aaska Puntland looga xusay Imaaraadka »

Xaflad si wayn loo soo agaasimay laguna xusayay sanad guuradii 16-aad ee kasoo wareegtay aasaaskii Puntland ayaa lagu qabtay dalka Imaaraadka Carabta. Munaasabadaan ayaa lagu qabtay magaaladda Cujmaan ee dalka…

Aug 2 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
AMISOM3

Maxaad kala soctaa Nolosha iyo tamashleynta AMISOM (Qormo turjuman) »

“Welwel kama qabo in askartayadu ay gacanta Al-shabaab ku dhintaan ee waxaa welwel igu haya askartayada soo noqonaysa iyagoo cayil la dhaqaaqi waayay” sidaa waxaa yiri weriye u soo warrama…

Aug 2 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
hub

Hantida Gaarka Loo Leeyahay Ha La Dhowro Xuquuqdeeda – Hubka Muqdisho »

Hubka ay haystaan dadku wuxuu ka mid yahay hantida gaarka ah oo ay milkiyadeeda iska leeyihiin dadka hantidooda ku soo iibsadey hubka si ay ugu difaacdaan hantidooda, naftooda, iyo nabadeynta…

Aug 2 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
mareykan

Militeriga Maraykan oo sheegay in Maleeshiyada Alshabaab ka halis badan tahay Alqaacida »

Taliyihii hore ee Hawlgalladda Ciiddanka Gaarka ee Maraykanka, Admiral Eric T. Olson ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi lagu soo daabacay Shabakadda Wararka ee smh.com.au, waxaana uu xusay inay Alshabaab ka…

Aug 2 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Mudug

Mudug maanta waa meeshee !! (Qormo Cajiib ah) »

Madaxweyne Xasan wuxuu yiri: “Dadka ku nool gobollada Puntland iyo maamulkooda waxaan u xaqiijinaynaa in Maamulka Gobollada Dhexe aanu saameyn doonin” Aniguna waxaan iri:”Haddaan arrintan laga hortagin waxaan idiin xaqiijinayaa…

Aug 2 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Puntland

Boowe Maxaa Puntland ka qeylsiiyay ? (Qormo xiiso badan) »

Maalmo dhowayd waxay dhegahaygu maqlayeen ma ahan in saxaafada laga wada hadlo… Waa in qoraal lagu wada hadlaa…. Ilbaxnimadu ma ahan , dabeecad reer magaalnimona ma ahan habdhaqanka qaarkiis ee…

Aug 2 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Kay

Nikolas Kay oo cambaareeyey dilkii Sheekh Madeer »

Ergeyga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee qarammada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa cambaareeyey dilkii xildhibaan Sheekh Madeer oo maanta lagu dilay Muqdisho. Kay ayaa tallaabo waxashnimo…

Aug 2 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
jawaari

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Xildhibaan Sheekh Aadan Madeer ..WARSAXAAFADEED »

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Allaha u naxariistee Gudoomiyaha Guddiga Maalliyadda ,Miisaaniyadda iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda Xildhibaan Sheekh Aadan…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
rw c

R.W Cabdiweli: “Dilka Madeer waa mid loo geystay guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed” »

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed,  ayaa cambaareeyay dilkii xaq darada ahaa ee maanta loogu  geystay degmada Xamar-weyne  Marxuum  Sheekh Aaden Maxamed Madeer oo ka mid…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
ta_4

DAAWO SAWIRADDA. Ciidamo ka tirsan XD oo tababar loogu soo xiray Muqdisho »

Waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacday Munaasabad tababar loogu soo xirayay Ciidamo gaaraya illaa 250 kuwaasi oo qeyb ka ah gutooyinka CXD. Xaflada lagu soo xiraayay tababarka ayaa waxaa goob jog…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
DEG DEG

DEG DEG. Xildhibaan goor dhow lagu toogtay Magaalada Muqdisho (Magaca+xilka uu haayay) »

Kooxo Hubeysnaa ayaa waxa ay goor dhow gudaha Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir ku toogteen Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Dowlada Federaalka. Dilka ayaa waxaa geystay Dableey gaari saarnaa waxa…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
4

DAAWO SAWIRADDA. Banaanbaxyo looga soo horjeedo Heshiiskii Villa Somalia lagu kala saxiixday oo ka dhacay Cadaado. »

Warka naga soo gaarayo Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in dadka Deegaankaasi ay goor dhow isugu soo baxeen Banaanbax xoogan oo lagu diidan yahay heshiiskii lagu saxiixay Madaxtooyada…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
dil

Turjumaan la shaqeynaayay AMISOM oo Muqdisho lagu Toogtay. »

Kooxo taabacsan Maleeshiyaadka Alshabaab ayaa waxa ay Magaalada Muqdisho ku toogteen Ruux la sheegay inuu Turjumaan u ahaa Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM. Dilka Marxuumka oo lagu magacaabayay C/naasir ayaa waxaa…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
IMG_FEBEE2-EA1E60-031BD4-BC6A1B-45A1FC-94C5B4

Eedeysanayaashii weeraray Xarunta Westget oo dacwad kale lagu soo rogay. »

Maxkamad ku taalla magaalladda Nairobi ayaa waxaa maanta oo Khamiis ah  la soo taagay Afar Eedeysane oo lagu tuhunsan yahay inay ku lug lahaayeen Weerarkii ay Dagaalyahanno ka tirsan Xarakadda…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
ciidamadabadda

Dooni siday Qaad farabadan oo ku degtay meel ku dhow xeebaha Kismaayo. »

Warka ka imaanayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Dooni siday Qaad ay ku degtay meel aan sidaa uga fogeyn Xeebaha Kismaayo. Doonta ayaa la sheegayaa inay Qaadka ka soo…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
IMG_7745

Hassan Cabduqaadir Muudeey”Aniga horaan Usheegay Inuusan Hassan Sh Aheyn Ruux Ka Bixi Kara Kursiga Madaxweynenimo”. »

Wakiilka Xibiga Madaxweyne Hassan Sh mudane Hassan Cabduqaadir Muudeey ayaa waxa goob fagaare ah ka sheegay inaanu aheyn Madaxweyne Hassan Sheekh ruux ka bixi kara Kursiga Madaxweynenimada Soomaaliya,waxana uu intaasi…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
???????????????????????????????

Hey’adda SHARDO oo tababar xirfadeed usoo xirtay ilaa 80 dhalinyaro ah + Sawirro »

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Hotelka Globol ee magaalada muqdishu ayaa waxa ay hey’adda SHARDO ugu soo gabagabeysay wajigii 2 aad ee mashruuca barashada…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Gaaaas

Madaxweyne Gaas oo jaray Xiriirka Dowlada Federaalka kala dhexeeyay iyo Xildhibaanada Puntland ku leeyihiin BDFS oo loogu baaqay inay Muqdisho kasoo baxaan »

HOOS KA AQRISO QORAALKA LAGA SOO SAARAY SHIRKA JARAA’ID EE MADAXWEYNE GAAS Puntland markay aragtay heshiiskii maamul-u-samaynta gobollada dhexe oo taariikhdiisu ahayd 30/7/2014-ka. Markay eegtay dastuurka dlka qodobkiisa 50-aad, faqradiisa…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
golaha

Golaha Wasiirada oo Warbixin ku aadan Ammaanka dalka ka dhageystay Taliyayaasha Ciidamadda »

Mogadishu, July 31, 2014—–Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir Guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, iyadoo kulanka…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
8

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Khudbad Ka Jeediyey Shir Looga Hadlayey Dardar gelinta Dimuqraadiyeynta Soomaaliya “SAWIRRO” »

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo uu wehliyo Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa khudbad ka jeediyey shir looga…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
bayle-150x150

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka oo shir wada qaatay. »

Mogadishu, July 31, 2014-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Xubnaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Baarlamaanka oo uu hogaaminayay Madaxa Guddigaasi Hon. Abdulkadir…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Villa Somalia

Maxaad kala soctaa Reeraha ay kasoo kala Jeedan Agaasimayaasha Madaxtooyada Somalia. »

Akhristayaasha Sharafta leh waxaan idiin soo gudbineynaa magacyada agaasimayaasha tiraada badan ee Villa Somalia. 1-Agaasimaha guud madaxtooyadda Somalia Cali Balcad, Wuxuu u dhashay Hawiye Hiilibi Dalandoole, xilka waa loo magacaabay…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
1490

Alshabaab oo gaadiid Dagaal iyo Deegaan ay gacanta ku hayeen oo laga qabsaday »

Warka laga helaayo Duleedka Magaalada Kismaayo, ayaa sheegaya in ku dhawaad 11-Dagaalyahaano Alshabaab ah lagu dilay Dagaalkii goor dhow ka dhacay duleedka Kismaayo. Wararku waxa ay intaa kusii darayaan in…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
xasan (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka oo gaaray Garbohaarrey »

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Garbohaarrey ee xarunta gobolka Gedo. Madaxweynaha waxaa ku soo dhoweeyay gegida diyaaradaha ee Garbohaarreey, mas’uuliyiinta gobolka, Saraakiisha ciidammada qalabka…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Damaashaadka Liibta Liido

Daawo Sawirada Damaashaadka Xeebta Liido »

  Dadwaynaha ku dhaqan caasimada Muqdisho iyo hareeraheeda ayaa waxay si wayn ugu soo qulqulayaan xeebta Liido ee degmada Cabdulcasiis Gobolka Banaadir xili lagu guda jiro maalintii afraad Ciidal Fidri.…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
4 (1)

Kay oo si diiran usoo dhaweeyay Heshiiskii Gobolada Mudug Iyo Galgaduud »

Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay heshiiska hal maamul loogu dhisayo gobollada dhexe ee Soomaaliya ee shalay ka dhacay…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
howlgal

Ciidamada Dowlada iyo AMISOM oo saakay gudaha u galay Suuqa-bakaaraha. »

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxa ay saaka Howlgalo Culus baaritaano culus ka wadaan Suuqa weyn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Ciidamada oo aad…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Sports

Guud ahaan kulamada Xiisaha leh ee maanta iyo caawa,Real Madrid vs Man United,AC Milan vs Liverpool,Arsenal vs Benfica ilaa Barcelona »

Koobka Emirates Cup ayaa furmi doona maanta iyadoo sidoo kale ay jirto Tartanka Siddeed geeslaha ee Mareykanka ka socda caawa…

Aug 2 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Alexis Sanchez oo safanaya maanta kulankiisii ugu horeeyay Arsenal+sawiro »

fs

Alexis Sanchez ayaa tababarkiisii ugu horeeyay la sameeyay kooxda Arsenal ee isu diyaarineysa tartanka ay qabato ee Emirates Cup. 25…

Aug 2 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Emmanuel Adebayo”Dalkeyga ayey Malaariyo igu soo dhameysay »

malat

Emmanuel Adebayor ayaa daboolka ka qaaday iney tacbaan ka soo dhigtay Malario intii uu joogay dalkiisa hooyo ee Togo waxaana…

Aug 2 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Wenger oo cadeeyay Joel Campbell inaan Amaah lagu diri doonin »

capo

Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay hadafkiisa Joel Campbell waxaana uu sheegay inuusan ka tageyn xagaagan Arsenal. Macalinka France ayaa tilmaamay in…

Aug 2 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Louis van Gaal oo ku canaantay xiddigihiisa iney ka badiyaan Real Madrid »

va

Kani waa Van Guul waxaa uu doonayaa oo kaliya inuu badiyo,Warar soo baxaya ayaa sheegaya in tababaraha Man United Louis…

Aug 2 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Tababaraha Liverpool oo iskudayaya inuu ku qal qaaliyo Mario Balotelli kulanka caawa »

li

Tababaraha Liverpool Brendan Rodgers ayuu damac ka hayaa inuu Mario Balotelli ku bixiyo lacag badan si uu ugu badalo booskii…

Aug 2 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

TOP:Frank Lampard oo ku biiraya Man City kana hor imaanaya Chelsea »

city

Frank Lampard ayaa lagu wadaa inuu dib ugu soo laabto ciyaaraha Premier league England waxaana suuragal ah inuu u  safto…

Aug 2 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Cristiano Ronaldo oo aan ciyaari doonin kulanka caawa ee Man United iyo Real Madrid »

Carlo Ancelotti ayaa daboolka ka qaaday in Cristiano Ronaldo uusan caafimaad taam u qabin inuu ku safto kulanka Real Madrid…

Aug 2 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Carlo Ancelotti “Ma fududa sanadkan in Man United ay qaado Premier league »

carlo-ancelotti-psg

Tababaraha kooxda Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa ugu digay macalinka Cusub ee Man United Louis van Gaal inuu niyeysto in…

Aug 2 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Thomas Vermaelen oo ku dhow inuu ku biiro Man United »

thomas-vermaelen_1

Manchester United ayaa la sheegayaa iney ku dhowdahay saxiixa kabtanka kooxda Arsenal Thomas Vermaelen. 28 jirkan ayaa u dagaalaya booska…

Aug 2 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Manchester United oo lambarka 7-aad meel u dhigtay Arturo Vidal »

Vidal

Kooxda Manchester United oo ku mashquulsan lasoo wareegida Arturo Vidal isla markaana aqbalsiisay Juventus aduun dhan £47million uu Old Trafford ugu wareegayo…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Jaraa’idyada maxay ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartooyda caalamka. »

wargeysyada5

Warar aynu idiinkaga soo uruurinay jaraa’idyada ku mashquulsan kubadda cagta iyo waliba suuqa kala iibsiga ayaanu maanta idiin haynaa anagoo…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Manchester United oo ku dhaw saxiixa Mats Hummels »

Hummels

Tababaraha majaraha adag ee kooxda Manchester United ayaa labada indhood ku eegaya difaaca dhexe ee kooxda Borussia Dortmund ee koobka…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Liverpool oo ku dhawaaqeysa goordhow saxiixyada Alberto Moreno iyo Javi Manquillo »

moo

Liverpool ayaa dooneysa iney dhameystiro lacagaha ka harsan £100million ee xagaagan ay ku bixinayaan suuqa kala iibsiga kadib markii madaxa…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Metro :Vidal oo ku biiraya saacada socda Man United »

vidal

Sida ay qortay majalada Metro Vidal ayaa tijaabada caafimaadka ugu baasay kooxda England ee Manchester United. Ciyaaryahanka qadka dhexe ee…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Madaxda Sare ee Man United oo shaaciyay kaalinta ay Van Gaal kaga rajeynayaan Premier league »

Jammy

Inkastoo aysan aheyn daweecadaha raali gelinaya Louis van Gaal in loo sheego shaqadiisa uu lacagta ku qaato hadana Madaxda sare…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Cazorla iska bax:Juan Quintero oo saacadaha soo socda ku biiraya Arsenal »

cilo

Arsenal ayaa qarka u saaran iney la soo wareegto ciyaaryahanka wadanka Colombia ee qadka dhexe ugu ciyaara kooxda FC Porto…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

RASMI:Fernando Torres oo xili ciyaareedkiisii shanaad u ciyaari doona Chelsea »

costa

Jose Mourinho ayaa xaqiijiyay in weeraryanankiisa Faloobka ah ee Fernando Torres inuu xili ciyaareedkiisii shanaad uu sanadkan u sii ciyaari…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Patrice Evra oo ka sheekeeyay waxa uu Van Gaal la damacsanaa »

eve

Patrice Evra ayaa daboolka ka qaaday in tababaraha cusub ee Manchester United Louis van Gaal uu doonayay inuu ka dhigto…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Carl Jenkinson oo ka tagay Arsenal si rasmina ugu biiray West Ham+sawiro »

Sport

West Ham ayaa amaah kula soo saxiixatay xagaagan ciyaaryananka dambeedka midig ee kooxda Arsenal Carl Jenkinson. 22 jirkan ayaa loo…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Jose Mourinho oo ka dhawaajiyay Petr Cech inuu ka tagayo Chelsea »

petr-cech-chelsea

Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho saadaaliyay in mustaqbalka goolhaye Petr Cech ee Chelsea inuu shaki ku jiro maadaama uu heysto…

Aug 1 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Mudada rasmiga ee Neymar uu garoomada ku soo laabanayo oo la shaaciyay »

net

Neymar ayaa shaaca ka qaaday inuu garoomada ku soo laaban doono kulanka Barcelona ay ciyaareyso koobka Joan Gamper Trophy oo…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Kaash ku helid:Chelsea oo ka macaashtay iibinta shan ciyaaryahan »

joo

Tababaraha Chelsea Jose Mourinho ayey ugu soo xarootay £141milyan shan ciyaaryahan oo uusan rabin iney sii joogaan Chelsea Ninka reer…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
English

Increased numbers of migrants at sea highlight need for humanitarian assistance »

Salerno_CRI_ web

In Sicily, dozens of Italian Red Cross (ItRC) vehicles and ambulances as well as volunteers, receive migrants who land on the southern shores of Italy on a daily basis, exhausted and traumatized after a perilous journey at sea. Earlier this month at the Sicilian port…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

ICC judges want details of all Uhuru’s property »

TheStar

Thursday, July 31, 2014 The International Criminal Court now wants banks, mobile phone companies, the registrar of companies and the Kenya Revenue Authority compelled to release President Uhuru Kenyatta’s financial records. In its latest ruling ahead of Uhuru’s date with the Hague judges, the Trial…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Minnesota election officials go after voters listing mail centers as addresses »

ows_140668963043788

County election officials across the metro area are scrutinizing dozens of voter registrations tied to commercial mail centers after a probe in Minneapolis revealed a loophole in the state’s election system. A new Star Tribune comparison of voter records and data from the U.S. Postal…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Federal Government endorses the formation of central Somali state »

CSA2

Federal Government of Somalia has endorsed central Somalia state after lengthy discussion in Mogadishu on Wednesday as loose federalization process continue to gain momentum.President Hassan Sheikh Mohamud and Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed Mohamed witnessed the ceremony that led to the formation of semi-autonomous state…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Women Charged With Helping Al-Qaida-Linked Group »

AP

Thursday July 24, 2014 Five people, including two women in the U.S., were charged Wednesday with funneling money to the al-Qaida-linked extremist group al-Shabab in Somalia, prosecutors said. The two U.S. women — Muna Osman Jama, 34, of Reston, and Hinda Osman Dhirane, 44, of…

Jul 24 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Diinta DSC07771

Culumaa’udiinka Ahlusuna oo kulan ay Muqdisho ku yeesheen ka soo saaray go’aano culus + Sawirro

Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca oo maanta kulan ballaaran ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa cambaareeyay falalka Al-Shabaab ay geysanayaan bisha Ramadaan, iyagoo sheegay in bishan ay tahay bil xurmad leh oo aan banaaneyn in la daadiyo dhiiga qof…

Jul 16 2014 / Sii-Akhri »
DSC04363

Culimada Ahlusuna oo ku baaqay in gargaar la gaarsiiyo goobaha laga xoreeyay Al-Shabaab

Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiika Ahlusuna Wal-jameeca ayaa waxaa baaq loogu diray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adaha sama falka inay gar gaar deg deg ah gaarsiiyaan goobaha laga xoreeyay Al-Shabaab. Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa sheegay…

May 2 2014 / Sii-Akhri »
Cafimadka bee

FAA’IIDADA KU DUUGAN MALABKA W/Q SICID XAGAA

Malabka waa midka kaliya ee ugu macaan waxyaabaha uu alle ugu deeqay umadiisa in ku manaafacaadsadaan , sidoo kalena laga yaabo in aanad ka warqabin in uu leeyahay faa’idooyin badan oo dhinaca caafimaadka ah . Malabka…

May 21 2014 / Sii-Akhri »
hiv-curt

Cudurka HIV/AIDS-ka oo daawadiisa laga helay Soomaaliya

Sheekh ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ku dhawaaqay inuu helay daawo lagu daaweeyo bukaannada qaba cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS. Sheekh Maxamuud Bukhaari ayaa sheegay inuu Allaah u saqiray daaweynta ilaa…

Apr 24 2014 / Sii-Akhri »
Fallo AMISOM3

Maxaad kala soctaa Nolosha iyo tamashleynta AMISOM (Qormo turjuman)

“Welwel kama qabo in askartayadu ay gacanta Al-shabaab ku dhintaan ee waxaa welwel igu haya askartayada soo noqonaysa iyagoo cayil la dhaqaaqi waayay” sidaa waxaa yiri weriye u soo warrama wargeyska caanka ah ee New Vision…

Aug 2 2014 / Sii akhri »
hub

Hantida Gaarka Loo Leeyahay Ha La Dhowro Xuquuqdeeda – Hubka Muqdisho

Hubka ay haystaan dadku wuxuu ka mid yahay hantida gaarka ah oo ay milkiyadeeda iska leeyihiin dadka hantidooda ku soo iibsadey hubka si ay ugu difaacdaan hantidooda, naftooda, iyo nabadeynta degaanka ay ku nool yihiin. Soomaaliya…

Aug 2 2014 / Sii akhri »
Dhagayso shamso-shumey1

DHAGEYSO: Hees cusub iyo fannaanada Shamso Shumey “Guur Hagaagay”

Fanaannadda Shamso Shumey ayaa soo saartay hees cusub oo ku saabsan lamaanayaal uu u hagaagay hamigoodii ay qorsheynayeen in muddo ah, kaasi oo soo maray heerar kala duwan oo murtida heesta Fannaanadda Shamso Shumey uga hadleyso…

Jun 20 2014 / Sii akhri »
Xaawo kiin3

Hees cusub oo shirib ah soona baxday maanta Xaawo Kiin DAAWO

Hees cusub oo shirib ah lana magac baxday Cadale soona baxday maanta waxaa inooga luuqeynaysa fanaanada codka macaan ee Xaawo Kiin nala daawo. Heestaan ayaa waxaa miraheeda leh Laashin Xuseen Cabdulle Xasan “Xuseen Madoobe”, waxaana muusikada…

Feb 11 2014 / Sii akhri »
Log in | Designed by Jimcale