Banner

Wararka Damaashaadka Liibta Liido

Daawo Sawirada Damaashaadka Xeebta Liido »

  Dadwaynaha ku dhaqan caasimada Muqdisho iyo hareeraheeda ayaa waxay si wayn ugu soo qulqulayaan xeebta Liido ee degmada Cabdulcasiis Gobolka Banaadir xili lagu guda jiro maalintii afraad Ciidal Fidri.…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
4 (1)

Kay oo si diiran usoo dhaweeyay Heshiiskii Gobolada Mudug Iyo Galgaduud »

Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay heshiiska hal maamul loogu dhisayo gobollada dhexe ee Soomaaliya ee shalay ka dhacay…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
howlgal

Ciidamada Dowlada iyo AMISOM oo saakay gudaha u galay Suuqa-bakaaraha. »

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxa ay saaka Howlgalo Culus baaritaano culus ka wadaan Suuqa weyn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Ciidamada oo aad…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
doon

Dooni siday Muhaajiriin Soomaaliyeed oo ku qalibmatay Badda Talyaaniga iyo Libya. »

Ciidanka ilaalada badda Talyaaniga ayaa shaaciyay in 25 muhaajiriin Somalia ah geeriyooden kuwaasi oo la degtay Dooni ay la socdeen. Ciidanka ilaalada badda ayaa sidoo kale soo badbaadiyay 24 Muhaajiriin…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
caruur

Carruur gaajo ugu geeriyootay Magaalada Buulo Burde ee Gobalka Hiiraan »

Warka aan ka heleyno Magaalada Buulo Burde ee Gobalka Hiiraan, ayaa sheegaya in Carruur da’yar ah ay halkaasi ugu geeriyooden gaajo. Carruurta Baahida u geeriyootay ayaa waxaa la sheegayaa in…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Gaaas

Madaxweyne Gaas oo Barnaamij is dhex gal ah usoo xiray Qurbajoog Gobolkaasi kasoo jeeda »

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa shahaado sharaf Gudoonsiiyay 40,arday oo laga kala keenay dalka Dibadiisa iyo Gudihiisa kuwaasi oo loo abuuray is dhexgal. Barnaamijkaan Isdhexgalka Da’yarta Soomaaliyeed…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
shir-way

Madaxweynaha Iyo Ra’isul Wasaaraha Dalka Oo Si Isku Mid Ah U Soo Dhaweeyay Hishiiska ay Gaareen Maamulada Gobolada Dhexe »

Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa heshiis taariikhi ah oo maamul loogu dhisayo gobollada dhexe ee Soomaaliya ugu qabatay magaalada Muqdisho ergooyin ka socday Maamullada Galmudug,…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Xaflada Horsed (127)

Jaaliyada Horseed oo xaflad heer sare loo soo agaasimay koobab iyo hadiyad ku gudoonsiisay ka qeybgalayaashii Ramadan Cup-ka SAWIRO+ »

Jaaliyada Isboortiga Horseed ee magaalada Borlänge ayaa soo agaasintay xaflada koobab iyo abaalmarino ku godoonsiinaysay intii mudneyd iyadoo waliba halkaasi lagu doortay ciyaaryahanka ugu fiicnaa, Difaacii ugu fiicnaa iyo waliba…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
kkk

DAAWO SAWIRADDA. Heshiis Maamul loogu dhisayo Gobollada Dhexe Oo Maanta lagu saxiixay Muqdisho »

Munaasabad heshiiskani lagu kala saxiixanayay oo lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa waxaa ka soo qeyb galay  Mas’uuliyiin ka socotay gobolada Dhexe, Siyaasiyiin, iyo mas’uuliyiin ka socotay QM, Midowga Yurub,  …

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Nis1

DAAWO SAWIRADDA. Alshabaab halis ku ahaa Ammaanka Dalka oo Dil toogasho ah lagu xakumay (Akhriso Magacyada) »

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo maanta u fadhiisatay dhageysiga dacwo ciqaabeed loo haystay saddex eedeysane oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ku riday xukunno isugu…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Howlgalo

Ciidamo ka tirsan Nabadsugida iyo Alshabaab oo ku dagaalamay Suuqa-bakaaraha. »

Warka laga helaayo Suuqa-bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in gudaha Suuqa ay isku dagaalen Ciidan ka tirsan Hay’adda Nabad Suggida iyo Maleeshiyaad ka tirsanaa Alshabaab. Iska hor imaadka ayaa…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
dilka

Askar ka tirsan Ciidamada Dowlada oo dad shacab ah siyaabo kala duwan Muqdisho ugu dilay. »

Warka naga soo gaarayo Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, ayaa sheegaya in Askari ka tirsan Ciidamada Milatariga  Somalia Qof Shacab ah ku dilay gudaha Degmada. Goobjooge xiligaasi goobta dilka ku…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
1

DAAWO SAWIRO Hordhac ah Shirka Maamul u sameeynta Gobolada Dhexe »

Halkaan ka daawo Sawiro ka turjumaayo shirka Maamul U sameynta  Gobolada Dhexe DAAWO SAWIRADDA FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Ghedi

M. GHEDI: “Doonta Dowladnimo dul-duleelo badan ayaa ka muuqda!!” »

Inta aanan u  gudagelin dullucda maqaalkaan, waxaan shacabka Soomaliyeed, gaar ahaan  muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha,  ee aanan in muddo ah  arkin dalkooda hooyo, waxaan ku wargelinayaa in guud…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
John_F._Kerry

Sirdoonka Masar oo si aad u bahdilay Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka John Kerry »

Saraakiisha ammaanka madaxtooyada dalka Masar ayaa khamiistii 24ka Julaay 2014ka baadhitaan la mid ah ka lagu sameeyo dadka caadiga ah ku sameeyey xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka John Kerry iyo masuuliyiin wasaaraddiisa…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
An injured policeman holds on to his wound as his compatriot searches through a shopping centre for gunmen in Nairobi

Weerarkii Westget oo loo qabtay Dhalinyaro la raadinaayay »

Sida maanta lagu soo daabacay Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalladda Nairobi, waxay Boliska Dembi-baarista gacanta ku dhigeen Labo Nin oo Somali ah, kuwaasi oo lagu tuhunsan yahay…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
horjooge_sare-620x330

Howlgalo culus oo ka dhacay Degmada Afgooye iyo dad Alshabaab ah oo loosoo qabqabtay. »

Warka naga soo gaaraya Degmada Afgooye, ayaa sheegaya in Habeenimadii xalay ay halkaasi Ciidamada Dowlada gaar ahaan kuwa Boliska ka sameeyen Howlgalo culus oo lagu baadi goobaayay Dagaalyahaano ka tirsanaa…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Dagaal-300x177

Dagaalo muddo qaatay oo ka dhacay duleedka Gobolka Shabeelaha Hoose iyo warar kasoo baxaayo. »

Warka laga helaayo Duleedka Degmada Marka ee G/Sh/hoose, ayaa sheegaya in Ciidamo kawada tirsan Dowlada Federaalka Somalia ay ku dagaalameen halkaasi. Wararku waxa ay sheegayaan in Dagaalka uu dhacay Habeenimadii…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
abuu cabdalla

AKHRISO MAGCYADA:- Alshabaab oo cafis u fidiyay Shan maxbuus oo dambiyo kala duwan u xirnaa. »

Warka laga helaayo dhanka Gobalka Sh/hoose, ayaa sheegaya in Kooxda Alshababa ay Cafis u fidisay maxaabiis ku jiray gacantooda. Maxaabiista la siidaayay ayaa waxaa la sheegayaa inay ku xirnaayeen  xabsiyada…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
xabsi

Taliska Ciidanka Asluubta Puntland oo ka warbixiyay sababtii ka dambeeyay Cafiska loo fidiyay 120 Maxbuus »

Iyadoo Maalintii koowaad ee Ciidul Fidriga uu Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas Cafiyey 120 Maxbuus oo ku jiray Xabsiyada Asluubta Puntland, ayaa Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland Sarreeye…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
jaaliyad

Ambassador CabdiRashid Cali Sharma’arke Oo La Kulmay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Minneapolis »

Safiirka dowlada Soomaaliya ay dhawaan u magacawday dalka Maraykanka mudane CabdiRashid Cali Sharma’arke oo axadii gaaray magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota oo ah halka ay degan yihiin QurboJoogta Soomaaliyeed ee…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Salaad cali Jeelle

Salaad Cali Jeelle oo dhulka ku jiiday in Wasiirka Dastuurka iyo Cadaallad sheegayna qaladaadkiisa »

Ex Xildhibaan Salaad cali Jeele kana tirsan Siyaasiyiinta Somalia, ayaa waxa uu sheegay in Wasiirka Dastuurka iyo Cadaallad uu fara gelin ku hayo adeega Garsoorka Soomaaliyeed. Salaad Cali Jeelle waxa…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
7

DAAWO SAWIRO Laga soo qaaday Gaari maanta la doonaayay in lagu qarxiyo Baar Liido oo miino lagu soo xiray »

Halkaani ka daawo Sawiro laga soo qaaday Gaari uu lahaa Ruux shacab ah oo lagu xiray Miino xilli uu ku sugnaa Liido. DAAWO SAWIRADDA FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO,…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
DEG DEG

Qarax ka dhici lahaa Xeebta Liido oo la fashiliyay »

Wasaarada amniga Qaranka Somalia ayaa Waxaa ay sheegtay in maanta ay fashilisay  gaari qof shacab ah uu lahaa oo qarax lagu soo xiray kaas oo lagu qabtay Xeebta Liido .…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
madaxweyne

Madaxweynaha Maamulka Shabeelle State oo sheegay in Hub iyo dares laga xaday keydka Dowlada loo geeyay … »

Madaxweynaha Maamulka Shabeelle State Abuukar Mardaadi Cabdi Cusman oo la hadlay Warbaahinta Magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu sheegay in deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha ay gaaren Hub culculus. Abukar Mardaadi…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
DEG DEG

Soomaali Tahriibayaal ahaa oo ku dhamaaday Qarax lagula eegtay Yemen »

Inta la xaqiijiyey ku dhawaad Lix ruux oo Tahriibayaal Soomaali ahaa ku geeriyooday 10 kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo Qarax ka dhacay Magaalada Caasimadda dalka Yeman ee Sanca.Qaraxaan oo…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
kenya-forces1

Ciidamada Kenya oo si qarsoodi ah ula Shaqeeyo Kooxda Alqaacidada Somalia ee Alshabaab. »

Ciidamada Kenya oo si qarsoodi ah ula Shaqeeyo Kooxda Alqaacidada Somalia ee Alshabaab. Warbixin cusub oo ka soo baxday Machadka daraasaadda Difaaca Maraykanka (the Institute of Defence Analyses (IDA) ayaa…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
AAB-265-480x238

Laamaha Ammaanka Norway oo ka digay weeraro lagu qaado xarumahooda. »

Hay’adda Sirdoonka iyo Boliska Ammaanka ee dalka Norway ayaa maanta ka digtay inay suurtogal tahay inay weeraro argagixiso ka dhacaan Norway. Haweeneyda Madaxda ka ah Boliska Ammaanka Norway (PST), Bendicte…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Gen.-150x150

Been abuurkaad u gaysateen Taliyaha Booliska Soomaaliya , Abaal marin ma ku hesheen »

tan iyo 9 Bishaan Markii uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiwali Sheekh Axmed Maxamed ku dhawaaqay Taliyaha Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil waxaa soo baxaayay barabagaando ,…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Sports

Steven Gerrard oo Nasiibdaro ku tilmaamay hadii Suarez uu ku biiri lahaa Arsenal »

sure

Kabtanka kooxda Liverpool Steven Gerrard ayaa sheegay inuu siiyay Luis Suarez talo wanaagsan markii uu ka celiyay xagaagii hore inuu…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Atletico Madrid oo qarka u saaran in Joao Miranda ay ka iibiso Chelsea »

mirab

Chelsea ayaa hadana markale weydiisan doonta kooxda Spain ee Atletico Madrid daafaceeda Joao Miranda. 29 jirkan u dhashay wadanka Brazil…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Calaamadii caanka ka noqotay koobka Adduunka ee vanishing spray oo sanadkan loo isticmaali doono Premier league »

frr

Saraakiisha Premier league ayaa si rasmi u xaqiijiyay in sanadkan horyaalka loo isticmaali doono vanishing spray oo ah jiitanta cadaaanta…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Shan Xiddig Muhiim ah oo Man City ka maqnaanaya kulamada ugu horeeya Premier league »

manchester-city-watford_3

Manuel Pellegrini oo ah tababaraha Man City ayaa sheegay qaar kamid ah xiddigaha Man City ee ka qeybgalay koobka Adduunka…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Paul Scholes oo tilmaamay cida uu la jecelyahay kabtanimada Man United Rooney iyo Van Persie »

r

Paul Scholes ayaa taageeray in kabtanka cusub ee Manchester United laga dhigo sanadkan Wayne Rooney halkii loo dhiibi lahaa marada…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Tartanka goolhayaha koowaad ee Arsenal oo la wada eegayo xagaagan+sawirp »

trat

Goolhayayaasha Arsenal ayaa bilaaway iney u diyaargaroowaan xili ciyaareedka cusub iyagoo tartan uu dhexmari doono. Seddexda goolhaye ee Arsenal Wojciech…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Sami Khedira oo ay furantahay wali fursada uu ugu biiri karo Arsenal iyo Chelsea »

sami-khedira

Bayern Munich ayaa beenisay wararka sheegaya iney xiiseynayaan ciyaaryahanka wadanka Germany ee Sami Khedira. Horaan warar soo baxay ayaa sheegaya…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Mucjisadii oo Yurub kusoo jeeda:Ronaldinho oo suuragal ay tahay in sanadkan uu ka ciyaaro Premier league »

ronaldinho-atletico-mineiro

Ronaldinho ayaa ka soo horjeestay fikirka ah inuu isku diyaarinayo ka fariisiga ciyaaraha kubada cagta guud ahaan. Ciyaaryahanka Brazil ayaa…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Marouane Fellaini oo xageeda Maray Napoli »

marouane-fellaini-belgium

Manchester United qadkeeda dhexe ee Marouane Fellaini ayaa la soo warinayaa inuu heshiis la gaaray kooxda Napoli laakiin waxaa uu…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Willy Caballero”waan u dagaali doonaa booska koowaad ee Man City »

willy-caballero-malaga

Goolhayaha Cusub ee Manchester City Willy Caballero ayaa ku hanweyn inuu noqdo goolhayaha booska joogta ugu ciyaara kooxdiisa cusub mana…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Romelu Lukaku oo rikoor weyn ka sameeyay Everton+sawiro »

z

Chelsea ayaa ka iibisay weeraryahankii ay aaminin waayeen inuu wanaagsanyahay ee Romelu Lukaku kaas oo Everton ay iibsatay waxaana uu…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Liverpool oo guul ka gaartay Man City kuna dhow Finalka Miami+sawiro iyo safkii »

a

Kooxda Liverpool ayaa rigoorayaal 3-1 ku lagaday Manchester City oo ay ka wada tirsan yihiin horyaalka Premier league. Ciyaartan oo…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Chelsea oo guul gaartay iyo Thibaut Courtois oo kursiga keydka ku bilowday+sawiro »

aaa

Chelsea ayaa guul 3-1 waxaa ay ka gaartay kooxda Vitesse Arnhem iyadoo ciyaartan ay ka soo muuqdeen xiddigaha cusub ee…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Jaaliyada Horseed oo xaflad heer sare loo soo agaasimay koobab iyo hadiyad ku gudoonsiisay ka qeybgalayaashii Ramadan Cup-ka SAWIRO+ »

Xaflada Horsed (127)

Jaaliyada Isboortiga Horseed ee magaalada Borlänge ayaa soo agaasintay xaflada koobab iyo abaalmarino ku godoonsiinaysay intii mudneyd iyadoo waliba halkaasi…

Jul 31 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Louis van Gaal oo ku dhawaaqay booska ugu horeeya ee uu la soo saxiixanayo »

439563_heroa

Louis van Gaal ayaa ku dhawaaqay In kooxdiisa ay u baahantahay xagaagan ugu yaraan hal difaac iney soo iibsato. United…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Safaarada Mareykanka oo u diiiday xiddiga cusub ee Liverpool Dejan Lovren inuu u duulo USA. »

q

Dejan Lovren ayaa lagu qasbay inuu tababar la sameeyo xiddigaha da’yarta ee 21 jirada Liverpool kadib markii ay ku adkaatay…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

El Mercurio:Juventus oo lagu cadaadinayo in Arturo Vidal ay u fasaxdo Man United »

vida

Sida ay qortay El Mercurio wakiilka Arturo Vidal ayaa doonaya maanta inuu u sheego Agaasimaha Juventus in ciyaaryahanka Chile uu…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Safka Macquulka ee u kala safanaya Manchester City iyo Liverpool caawa »

Manchester-City-v-Liverpool-620x400

  Kooxda difaacaneysa Premier league ee Manchester City ayaa caawa kula ciyaareysa garoonka Yankee Stadium Liverpool oo iyana England ah.…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Carlo Ancelotti oo sheegay inuu safayo kulanka Man Unite Cristiano Ronaldo »

article-0-201DFBDD00000578-105_634x407

Tababaraha Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa sheegay in Cristiano Ronaldo ay suuragal tahay inuu safto kulanka Sabtida ay la ciyaarayaan…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

AC Milan oo u dhaqaaqday saxiixa Hatem Ben Arfa »

ben

AC Milan ayaa daneyneysa iney la soo wareegto farsameeyaha cajiibka ah ee Hatem Ben Arfa oo u safta kooxda Newcastle…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Guud ahaan Kulamada xiisaha leh Man City vs Liverpool,Chelsea ilaa Juventus »

li

Kulamo saaxibtinimo iyo kuwa tartamo caalami ah ayaa lagu wadaa iney dhacaan caawa. Kooxda England ee Chelsea ayaa ciyaar saaxibtinimo…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Dagaal aan dhiig ku daadan oo Carlos Tevez uu Aabihii ugu soo bad baadsaday burcad »

te=v

Aabaha ciyaaryahanka Argentine iyo Juventus Carlos Tevez ayaa la soo daayay kadib markii kooxo burcad ay afduubteen. Mudo siddeed sacaadooda…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Yaya Toure oo ku soo laabtay tababarka Man City isagoo eegay ku guuleysiga Champions league sanadkan+sawiro »

kk

Xiddiga Ivory Coast Yaya Toure ayaa dib ugu soo laabtay tababarka kooxda Man City waxaana uu sheegay inuu sii joogi…

Jul 30 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
English

Women Charged With Helping Al-Qaida-Linked Group »

AP

Thursday July 24, 2014 Five people, including two women in the U.S., were charged Wednesday with funneling money to the al-Qaida-linked extremist group al-Shabab in Somalia, prosecutors said. The two U.S. women — Muna Osman Jama, 34, of Reston, and Hinda Osman Dhirane, 44, of…

Jul 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

3 arrested, 2 sought in case involving Shabab terrorist group »

la-na-nn-al-shabaab-terror-arrests-20140723-002

By MICHAEL MUSKALThursday, July 24, 2014 Three people have been arrested and two are being sought on charges of providing material support to Shabab, the militant group waging a terrorist campaign in Somalia, the Justice Department said Wednesday. The five are accused of one count…

Jul 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Air Algerie Flight AH5017 disappears from radar over North Africa »

diyaarad

An Air Algerie flight from Burkina Faso to Algiers carrying over 100 people has disappeared from radar on a flight from Burkina Faso to Algiers, the official Algerian news agency said Thursday. Air navigation services lost track of the plane 50 minutes after takeoff early…

Jul 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Somali musician and MP Saado Ali Warsame shot dead »

sado1

Popular Somali musician and member of parliament Saado Ali Warsame has been shot dead by Islamist militants. She was killed along with her bodyguard in a drive-by shooting in the Somali capital, Mogadishu. A spokesman for the Islamist al-Shabab group, Abdulaziz Abu Musab, told the…

Jul 23 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »

Kenya Airports Unsafe, Warns US »

nairobi-jomo-kenyatta-international-airport-domestic-terminal2

Tuesday July 22, 2014 MOMBASA KENYA: A United States aviation agency has designated Kenya as a hostile region for US aircraft in its latest advisory and prohibition notice. The Federal Aviation Administration (FAA) notice also lists Ethiopia on its full prohibition list and restates Somalia as…

Jul 22 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Diinta DSC07771

Culumaa’udiinka Ahlusuna oo kulan ay Muqdisho ku yeesheen ka soo saaray go’aano culus + Sawirro

Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca oo maanta kulan ballaaran ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa cambaareeyay falalka Al-Shabaab ay geysanayaan bisha Ramadaan, iyagoo sheegay in bishan ay tahay bil xurmad leh oo aan banaaneyn in la daadiyo dhiiga qof…

Jul 16 2014 / Sii-Akhri »
DSC04363

Culimada Ahlusuna oo ku baaqay in gargaar la gaarsiiyo goobaha laga xoreeyay Al-Shabaab

Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiika Ahlusuna Wal-jameeca ayaa waxaa baaq loogu diray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adaha sama falka inay gar gaar deg deg ah gaarsiiyaan goobaha laga xoreeyay Al-Shabaab. Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa sheegay…

May 2 2014 / Sii-Akhri »
Cafimadka bee

FAA’IIDADA KU DUUGAN MALABKA W/Q SICID XAGAA

Malabka waa midka kaliya ee ugu macaan waxyaabaha uu alle ugu deeqay umadiisa in ku manaafacaadsadaan , sidoo kalena laga yaabo in aanad ka warqabin in uu leeyahay faa’idooyin badan oo dhinaca caafimaadka ah . Malabka…

May 21 2014 / Sii-Akhri »
hiv-curt

Cudurka HIV/AIDS-ka oo daawadiisa laga helay Soomaaliya

Sheekh ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ku dhawaaqay inuu helay daawo lagu daaweeyo bukaannada qaba cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS. Sheekh Maxamuud Bukhaari ayaa sheegay inuu Allaah u saqiray daaweynta ilaa…

Apr 24 2014 / Sii-Akhri »
Fallo Xaflada Horsed (127)

Jaaliyada Horseed oo xaflad heer sare loo soo agaasimay koobab iyo hadiyad ku gudoonsiisay ka qeybgalayaashii Ramadan Cup-ka SAWIRO+

Jaaliyada Isboortiga Horseed ee magaalada Borlänge ayaa soo agaasintay xaflada koobab iyo abaalmarino ku godoonsiinaysay intii mudneyd iyadoo waliba halkaasi lagu doortay ciyaaryahanka ugu fiicnaa, Difaacii ugu fiicnaa iyo waliba goolhayihii ugu fiicnaa taasoo doorasho rasmi…

Jul 31 2014 / Sii akhri »
Ghedi

M. GHEDI: “Doonta Dowladnimo dul-duleelo badan ayaa ka muuqda!!”

Inta aanan u  gudagelin dullucda maqaalkaan, waxaan shacabka Soomaliyeed, gaar ahaan  muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha,  ee aanan in muddo ah  arkin dalkooda hooyo, waxaan ku wargelinayaa in guud ahaan Soomaaliya, qaasatan caasimada Soomaaliya ee…

Jul 30 2014 / Sii akhri »
Dhagayso shamso-shumey1

DHAGEYSO: Hees cusub iyo fannaanada Shamso Shumey “Guur Hagaagay”

Fanaannadda Shamso Shumey ayaa soo saartay hees cusub oo ku saabsan lamaanayaal uu u hagaagay hamigoodii ay qorsheynayeen in muddo ah, kaasi oo soo maray heerar kala duwan oo murtida heesta Fannaanadda Shamso Shumey uga hadleyso…

Jun 20 2014 / Sii akhri »
Xaawo kiin3

Hees cusub oo shirib ah soona baxday maanta Xaawo Kiin DAAWO

Hees cusub oo shirib ah lana magac baxday Cadale soona baxday maanta waxaa inooga luuqeynaysa fanaanada codka macaan ee Xaawo Kiin nala daawo. Heestaan ayaa waxaa miraheeda leh Laashin Xuseen Cabdulle Xasan “Xuseen Madoobe”, waxaana muusikada…

Feb 11 2014 / Sii akhri »
Log in | Designed by Jimcale