Wararka deg deg1

DEG DEG:- Baarlamaanka Oo Isku Raacay In Muddo 10 Cishao Ah La Siiyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid »

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa aqbalay codsi uu maanta usoo jeediyay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, Kaasi oo ku aadan in la siiyo muddo 10 cisho ah oo uu…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Degdeg

DEG DEG: Baarlamaanka oo Cod u qaaday Codsigii Ra’iisul Wasaaraha »

Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Goor dhow Cod u qaaday Codsigii Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo ahaa in la siiyo Mudo 10 Maalin ah oo uu…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
DEG-DEG15-150x1501

Qarax ka dhacay Degmada Afmadoow ee Gobolka Jubbada Hoose »

Wararka ka imaanaya Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in Gaari ay wateen Ciidamada Kenya ee AMISOM-ta qeyb ka ah Qarax lagula eegtay Duleedka Degmada Afdmadoow ee Gobolka Jubada hoose. Wararka…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Dhuxuloow1-150x150

Dowladda Federaalka Oo Ka Hadashay Wixii u Qabsoomay Todobaadkii Tagay (War-saxaafadeed) »

Mogadishu, 31 January 2015 – Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
bf

Xildhibaanada Baarlamaanka oo ka gadoodsan 10-ka maalmood ee Raiisal Wasaaruhu uu codsaday »

Inta badan Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa waxay maanta ka biyo diidan yihiin codsiga uu soo jeediyay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Somaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke. Ra’iisal Wasaaraha oo khudbad u jeediyay…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
news

DEG DEG:Ra’iisul Wasaaraha oo codsaday 10-maalin in loogu daro »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa Baarlamaanka ka codsaday in 10 Maalin loogu daro Waqtiga Xukuumadda Baarlamaanka la horkeenaayo. Hadal uu ka horjeediyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
news

Raiisal Wasaaraha oo hortagey Baarlamaanka, kana codsaday in 10 maalmood oo kale fursad loo siiyo, si Golaha Wasiirada uu u soo dhameystiro »

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Somaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa wuxuu maanta uu hortagey Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya. Ajandaha maanta ee kulanka Baarlamaanka wuxuu ahaa in codka kalsoonida loo qaado labaatanka…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
var-srl-kalo-1

Bollywood News:Markale Shah Rukh Khan iyo Kajol oo filim wada keenaya »

Filim sameeye Rohit Shetty ayaa iskudayaya inuu markale isu keeno Aktarada loogu jecelyahay Bollywoodka ee Shah Rukh Khan iyo Kajol oo filimo badan wada keenay. Rohit Shetty ayaa doonaya filimkiisa…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
xasn shiikh

Maxaa ka jira in la kala diray Gudigii diyaarinta doorashooyinka Somalia 2016 ? »

(Muqdisho): Waxaa jiray gudi loogu talo galay in ay diyaariyaan hanaanka doorasho qof iyo cod ah ay kaga qabsoomi karto Somalia. Warkaan oo faah faahsan Guji halkan   FAKARKAAGA DHIIBO…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
shire-jama2-427x500-427x500

Ixtiraam la’aan u soo hoyatay afka hooyo – WQ. Macallin Farxaan »

Haddii aad dhageysato idaacadaha ku baxa afka hooyo, siiba kuwa na loo ka soo tebiyo waddamada shisheeyaha, iyo haddii aad daawato cajaladaha muuqaallada ah ee Soomaalida ee ku jira intarnetka,…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Dilkii

Dabley Hubaysan oo Magaalada Buurdhuubo ku diley G/Kuxigeenkii degmada. »

Dabley hubaysan oo ka tirsan Ciidamada DF ee ku sugan degmada Buurdhuubo ayaa gudaha magaalada Buurdhuubo,gaar ahaan nawaaxiga Buundada degmada ay ku dileen Gudoomiye ku xigeenkii degmada Buurdhuubo Cali Mataan…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
gargaar

Somalia oo ay nafaqo daro ku hayso 731,000 qof kadib markii ay soo wajahday xaalad cunno yaraan »

Warbixin ay si wadajir ah usoo saareen hay’ada qaramada midoobay ee FSNAU iyo hay’ad Mareykan ah oo lagu magacaabo FEWS NET ayaa lagu sheegay in inkabadan 38,000 oo caruur Soomaali…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
shidaal

Dowladda Federaalka oo joojisay Baarista Shidaalka ay Red Emperor ay ka samaynaysay Puntland »

Shirkadda Baarista Shidaalka ee la yiraahdo Red Emperor oo fadhigeedu yahay dalka Awstaraaliya ayaa ku xustay warbixinta ay seddexdii biloodba soo saarto inay xirayso xafiiskeeda Boosoaso, shaqaalaha u shaqeeyana ay…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Xasan sheekh

Xassanow Ilaah hanugu Weji Fiiqin! »

Waxaa hada ka hor dhacday in Jimcaale uu isugu yeero culumo faro badan iyo tolkiis, markii la qadeeyay ayaa culumadii iyo tolkiis waxeey weeydiiyeen Jimcaale sabbabta uu isugu yeeray intaas…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
LibanHajiMohamed_postergrab-620x330

Warar dheeraad ah oo laga helaayo baadigoobka Liibaan Xaaji Maxa’ed oo lagu daray Liiska Argagixisada »

Hay’adda FBI ayaa Liiskeeda Argagixisada ku dartay Liibaan Xaaji Maxa’ed, oo ah Muwaadin Soomaali ah oo mudo ku noolaa Dalka Mareykanka. Carl Ghattas, oo ah Sarkaal sare oo katirsan Waaxda…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
10606540_1626906327535893_2587818173063857159_n

AMISOM oo Haweenka iyo Gabdhaha Barakacayaasha ah ku kufsada Muqdisho »

Warbixin Sanadle ah oo ay sooo saartay doraad Hay’adda Human Right Watch ayaa lagu sheegay in Ciidanka Midowga Africa ee AMISOM ay Tacadiyo dhanka Jinsiga ah kula kacaan Haweenka Barakacayaasha…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
fow and godax

Goodax iyo Fowsiyo waa tusaalaha madow ee wasiirada cusub ee Somalia »

(Muqdisho): Inaad wasiir ka noqoto Somalia ma’ahan arin dhib badan laakiin waxaa ka sii fudud in aad lumiso jagadaas iyadoo qaar wasiirada ka mid ah ay gacantooda isku dilaan. Warkaan…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Xasan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dalka dib ugu soo laabtay »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kadib marki uu dalka Ethiopia uga soo qeybgalay shir madaxeedki Midowga Africa. Madaxweynaha ayaa waxaa…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Rub1

DAAWO SAWIRADDA: Robert Mugabe Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Midawga Afrika. »

Hogaamiyaha ugu da’da wayn madaxda qaaradda Africa Robert Mogabi oo ah 90 jir muddo dheer hogaaminayay wadanka Zimbabwe ayaa loo doortay gudoomiyaha midawga Africa 12- bilood ee sanakan 2015. Waxaana…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
ccc

Haddii uu Raisul Wasaare Cumar Cabdirashiid aqbalay codsigii xildhibaanada, Maxaa ku waajib ah Xildhibaanada ? »

Hotelka Xayaat ee Magaalada Muqdisho waxaa 26kii bishaan ku shiray , xildhibaano sheegay inay dhamaayeen 100 xildhibaan oo isugu jiray labo dhinac oo iyagu si mideysan u soo qoray sedex…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
???????????????????????????????

Daawo Sawirada:Yaa dhalay Caruurtan Soomaaliyeed? »

(Cape Town): Sadex caruur ah oo labo ay gabdho yihiin oo Soomaali ah ayaa wali la baadi goobaya cidii dhashay kuwaas oo lagu hayo wadanka Koonfur Africa. Warkaan oo faah…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
wasiirada cusub

Immisa wasiir ayaa qurbo joog ah xukuumada cusub (Xogta Qarsoon) »

(Muqdisho): Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa hogaaminaya liiska shaqsiyaadka xukuumada cusub ku jira ee labada boosaboor wata. Warkaan oo faah faahsan Guji halkaan FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
sadexda

4 wasiir oo ka mid ah wasiirada xukuumada cusub waxaa dhalay madax hore »

(Muqdisho): Somalia kama jirto hanaan boqortooyo laakiin mararka qaar waxaa dhacda in aad hesho darajo u dhow midii aabaha. Warkaan oo faah faahsan Guji halkaan  FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK,…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
ppp

TOPNEWS: Haweeneyda la yiraahdo Samantha Lewthwaite oo qarka u saaran inay gasho gacanta Britain »

Wargayska The Mirror ee kasoo baxa dalka Ingiriiska ayaa qoray asagoo soo xiganaya saraakiil sirdoon in dawlada Britain ay diyaarinayso ciidamo gaar ah oo nolosha ku qabta haweeneyda sida weyn…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Annie

Xisbiga dhexe ee Sweden: Dhabbada lagu hagaajin karo siyaasadda is-dhexgalka »

Hoggaamiyaha xisbiga Dhexe – Center-ka (C) Annie Lööf ayaa markeedii ka hadashay siyaasadda xisbiga ee soo-galootiga iyo sida loo hagaajin karo is-dhex-galka. Lööf ayaa soo jeedisay in dawladdu ku maal-geliso…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
kashifaad

KASHIFAAD: Tirada ugu badan Wasiirada Cusub oo qurbajoog ah iyo Baarlamaanka oo u mindiyo tumanaayo »

Ka sokow ururada iyo dhinacyada siyaasadeed oo ay ka kala tirsan yihiin xubnaha golaha wasiirrada la magacaabay ee xukuumadda Sharma’arke, waxaa jira xaqiiqa kale oo ah in inta badan wasiirradu…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
news

Shir muhiim ah oo u dhexeeya Cumar Cabdirashiid, Jawaari iyo Xildhibaano ka socda Muqdisho »

Wararka laga helayo Villa Somalia ayaa sheegaya in maanta ay ku kulmayaan guriga uu dagan yahay gudoomiyaha Barlamanka dowlada Federalka Maxamad Cisman Jawaari, xubno ka tirsan xildhibaanada iyo Ra’isla wasaare…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
collrge_650_012215043920

Bollywood News:Amitabh Bachchan, John Abraham iyo Anil Kapoor oo keenaya Qeybta Labaad Filimka Aankhen »

Filimsameeyaha Anees Bazmee ayaa soo wada qeybta labaad Filimkii seddexda camool ee bangiga dhaceysay kaas oo magaciisa uu ahaa Aankhen. Aankhen 2 waxaa halkiisa ka sii wadan doono oo ku…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
madaxda-alshabab

Maxaa kala soctaa heerka uu maraayo Jiritaanka Maleeshiyada Alshabaab !! »

Horjoogeyaasha Kooxda Al-shabaab ayaa tan iyo Markii uu Geeriyooday Hogaamiyihii Kooxda Axmed Cabdi Godane waxaa ay Billaabeen in ay isu dhiibaan DFS Sababta ayaa lagu sheegay Bur-bur ku socdo iyo…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
xil

Xildhibaano Olole ballaaran oo ka dhan ah Golaha Wasiiradda ka billaabay Muqdisho »

Xildhibaanno kor u dhaafaya Boqol ayaa Muqdisho si gaar gaar ah ugu kulmaya Muqdisho, iyagoo ka hadlaya Golaha Wasiiradda Cusub oo ay aad u dhaliilsan yihiin. Xildhibaanadan oo ku midoobey…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Sports

Kooxdee halis badan Milan iyo Inter oo leysku daray iyo Roma vs Lazio »

milan_derby

Hadii aan soo aragnay safafka London iyo Manchester markan aan u jileecno safafka xiddigaha kooxaha waa weyn ee ka dhisan…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Kooxdee fiican hadii leysku daro xiddigaha kooxaha isku magaalada ah ee United iyo City iyo waliba Arsenal iyo Chelsea »

Manchester-Derby

Majalada Goal.com ayaa soo bandhigtay kooxaha isku magaalada ah hadii xiddigaheeda hal koox laga dhigo sida ay noqon karto awoodooda.…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Louis van Gaal “waa macquul David de Gea inuu ku biiro Real Madrid »

is a

Macalinka Manchester United Louis van Gaal ayaan diidin suurtagalnimada goolhayaheeda uu ugu biiri karo Real Madrid. Louis van Gaal ayaa…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Manchester City oo rikoor lacageed qaali ah ku dooneysa Cristiano Ronaldo »

cristiano-ronaldo-of-real-madrid-pic-getty-883763548

Manchester City  ayaa la soo warinayaa  qiimo lacageed qaali ah ay ku dooneyso iney kula soo wareegto xiddiga Real Madrid…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Manchester United oo heshiis la gaartay Daafaca Germany ee Mats Hummels »

hummels-el-mundo

Manchester United  ayaa  heshiis £37million la gaartay daafaca kooxda Borussia Dortmund Mats Hummels,sidaa Spain wararka ka soo baxaya ayaa sheegaya.…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Afar Premier league,Champions league,FA Cup kadib Darren Fletcher oo ka tagaya Man United »

fala

Darren Fletcher  ayaa lagu wadaa inuu heshiis seddex sano iyo bar u saxiixo kooxda West Ham waxaana uu ku dhowyahay…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Didier Drogba oo hogaaminkara weerarka Chelsea,Imisa mar ayuu Man City ka horyimid maxaana dhacay »

deroo

  Didier Drogba  ayey u badan tahay caawa inuu hogaamiyo safka kooxda Chelsea maadaama seddex kulan la ganaaxay Diego Costa.…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Dailymail oo sadaal ka bixisay Chelsea iyo Man City kan badinaya caawa »

mo

Sadaal ay sameeyeen qorayaasha Dailymail ayaa waxaa ay muujineysaa Chelsea iney wali leedahay awood ay kaga badin karto Man City.…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Laacibkii hore Chelsea Kevin De Bruyne oo beerka ka xashiriyay Bayern Munich+sawiro »

de

Xiddigii hore Chelsea Kevin De Bruyne ayaa ku baashaalay kooxda uu wato Pep Guardiola ee Bayern Munich. Kevin De Bruyne…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Tababarayaasha Premier league oo ka cabsanaya xiddiga Chelsea ku biiraya ee Juan Cuadrado »

mac

Macalinka kooxda Tottenham Hotspur Mauricio Pochettino ayaa rumeysan xiddiga cusub Chelsea Juan Cuadrado inuu wax ka sameyn karo Premier league…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Falanqeynta Wareega siddeed dhamaadka ee koobka Africa Congo ? – ? DR Congo, Tunisia ? – ? Equatorial Guinea »

tuni

Wareega Siddeeda koobka Africa ayaa caawa labo waqti la kala ciyaari doonaa. Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sheekooyinka ciyaaraha dhacaya…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Wax walba oo aad ugu baahantahay Finalka koobka Asia ee xulalka Australia iyo South Korea »

asia

Koobka Asia ayaa lagu wadaa in maantaba horay laga soo gaba gabeeyay mudo uu socday. Garoonka ANZ Stadium, Sydney waxaa…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Falanqeynta kulanka Derbiga Premier league Chelsea ? – ? Manchester City,Ninkii xoogle ayey xaajadu xagiisu tahay »

pyyy

La’aanta Diego Costa iyo Cesc Fabregas waa No rajo,Blues oo weyneysa caawa xiddigo muhiim ah xili ay la ciyaaraan kooxda…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Falanqeynta kulanka La Liga ee Real Madrid ? – ? Real Sociedad,No Ronaldo rajada wey yartahay »

real-madrid-vs-real-sociedad-liba-bbva

Real Sociedad ayaa rajeyneysa Real Madrid iney kaga faa’ideysato caawa maqnaashaha xiddigooda Cristiano Ronaldo. Kulanka: Real Madrid ? – ?…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Falanqeynta kulanka Premier league Manchester United ? – ? Leicester City,United oo aargudasho doon ah »

Leicester City v Manchester United - Premier League

Xiddigaha Manchester United ayaa garoonkooda ku marti qaadaya dhalinyarada Leicester City xili dhagahooda ay ka yeereyso  natiijadii 5-3 oo kulankii…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Falanqeynta kulanka Premier league Liverpool ? – ? West Ham United »

Prediksi-Liverpool-vs-West-Ham

Andy Carroll ayaa dib ugu soo laabanaya caawa Anfield waana markii ugu horeysay tan iyo markii uu kaga biiray Upton…

Jan 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

RASMI:Juan Cuadrado oo ku biiray kooxda Chelsea soona duulaya goordhow »

massala

Juan Cuadrado  ayaa si rasmi ugu biiray kooxda Chelsea sidaas waxaa shirkiisa jaraa’id ku xaqiijiyay macalinka Fiorentina Vincenzo Montella. Ciyaaryahanka…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Soo dhawoow:Sami Nasri oo Man City u safan kara kulanka Chelsea »

nas

Sami Nasri  ayaa si lama filaan ugu soo laaban kara kulanka Manchester City ay la ciyaareyso Chelsea habeen dambe sidaas…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Brazil oo kula ciyaareysa garoonka Arsenal ee Emirates Stadium xulka Chile »

brail

Brazil ayaa  xaqiijisay iney London kula ciyaari doonto ciyaar saaxibtinimo 29-ka March 2015 xulka Chile waxaana ay ciyaartas ka dhaceysaa…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

La’aanta Costa iyo Fabregas waxaa ay lamid tahay No Rajo,Warbixin ku saabsan Chelsea iney noolaan karto la’aanta xiddigaha Spain »

costy

Chelsea ayaa dhibaato kala kulmi karta Manchester City ciyaaraha Premier league la’aanta Diego Costa iyo Cesc Fabregas waxaa ayna ku…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Manchester United oo uu ka dhaawacmay xiddig Muhiim u ahaa »

michael-carrick-manchester-united

Xiddiga Manchester United Michael Carrick ayaa garoomada ka maqnaanaya mudo hal bilood ah kadib dhaawac ka soo gaaray muruqa. Louis…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Top:Diego Costa oo la ganaaxay Seddex kulan seegayana kulanka Manchester City »

coo

Chelsea ayaa xili aan habooneyn waxaa ay xiriirka FA  kala kulantay ganaax kaas oo lagu riday weeraryahankeeda Diego Costa. Blues…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Wax kabaro Taariikhda xidiga Chelsea,Eden Hazard »

eden

Magaciisa oo buuxa: Eden Thierry Michael Hazard Waqtiga uu dhashay : 7 January 1991 (Hada waa 24 jir) Meesha uu…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Arsene Wenger oo ka jawaabay wararka leysla dhexmarayo ee ku aadan dhaawaca Alexis Sanchez »

san

Alexis Sanchez ayaa lagu wadaa in la nasasiiyo kulanka Aston Villa ay la ciyaareyso  maalinta Axada sidaas waxaa xaqiijiyay Arsene…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Xaqiiqooyin rasmi ah Yaa guulo badan tababarayaasha Jose Mourinho iyo Manuel Pellegrini »

pelle-mou

Kulan ugu adag horyaalka Premier league ayaa lagu wadaa inuu dhaco habeen dambe waxaana uu dhexmarayaa kooxaha Chelsea iyo Manchester…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
English

AU fast-tracks creation of African court »

AU1

ADDIS ABABA: The African Union starts today the fast-tracking of the ratification of a protocol that will vest the continent’s international criminal jurisdiction on a regional court, as the push for Africa’s mass withdrawal from the Rome Statute gains momentum. Member States at the AU…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

FBI Adds Somali-Born Suspect to Most-Wanted-Terrorist List »

wanted

The FBI on Thursday added a U.S. citizen born in Somalia to its list of most-wanted terrorists, saying he might have knowledge of U.S. government buildings, Washington airports and the area’s subway system. The wanted man is Liban Haji Mohamed. Officials said he might be…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Somali clans sign reconciliation agreement in Afgoye »

???????????????????????????????

Traditional elders from two warring clans in Somalia’s Lower Shabelle region signed a peace agreement in Afgoye on Wednesday (January 28th), Somalia’s Garowe Online reported. “The two sides agreed that Somali army and police be deployed in the areas where the clan clashes took place,”…

Jan 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Somali political crisis delaying state rebuilding »

political crisis

A political crisis that has produced Somalia’s third prime minister in just over a year has delayed work to draw up a new constitution and steps needed to prepare for a referendum and election in 2016, U.N. envoy Nick Kay said on Wednesday. Somalia is…

Jan 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Minneapolis FBI refused to use Somali outreach for spying »

FBI

The FBI directed its agents in Minneapolis and five other U.S. cities in 2009 to use community outreach with Somali groups as cover to gather intelligence on terrorist recruiting efforts and on individuals who would likely be vulnerable to being radicalized, according to a newly…

Jan 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Over 38,000 Somali children facing starvation: UN »

Kenya-East-Africa-Famine_84

Nairobi: Over 38,000 Somali children are at “high risk” from dying from starvation despite hunger levels improving by almost a third across the war-torn nation, UN experts said Thursday. The grim assessment, based on the latest data collected by the UN, comes just over three…

Jan 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Somali ex-Shebab chief tells others to surrender »

Hersi

Mogadishu (AFP) – A former top commander from Somalia’s Al-Qaeda-affiliated Shebab rebels, Zakariya Ismail Ahmed Hersi, called on his former comrades Tuesday to follow his lead and surrender to the country’s internationally-backed government. “I call on and encourage all my friends to seek out a…

Jan 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Diinta sheekh

Muxaadaro: Sheikh Said Ali – Sheekadii Gabadhii tolkeed burburka ka badbaadisay

Waa qayb ka mida muxaadaro uu Allah Quraanka kaga sheekeeyay oo ku saabsan gabadh dadkeeda iyo nafteedaba guul ku hogaamisay. Waxaad ka heli doontaa waxyaabo aad kuu caajaa’ib galiya ila daawo oo ila dhuux micnaha ka…

Jan 11 2015 / Sii-Akhri »
Thinking man

Goormee ayuu dhimanayaa qalbigaaga

Tani waa xaqiiqooyin aan u wada baahanahay inta ay nafta nagu jirto oo aynu noolnahay. Ma Ogtahay qalbiga qofka Bini’aadamka inuu dhimanayo hadii lagu arko Arimahan soo socda. >Qalbigaaga waxa uu dhimanayaa Marka aad ilowdo ilaahay…

Dec 4 2014 / Sii-Akhri »
Cafimadka sit

Layaabka:Sir badnow waadna wareerisaye balse markan waa lagu hayaa,xaqiiqooyin dhab ah

Dhaqaatiirta cilmi nafsiga ugu caansan waxay yiraahdeen Arimahan soo soocda hadii aad isku Aragto calaamaadaha hoos ku qoran ayaa kuu qarsan hadii aadse ku aragto saaxibadaa iyagana intan ayaa u kaaysan. Waa Bilaawataye ee kow dheh…

Dec 11 2014 / Sii-Akhri »
ama

War Jir Moog: Cayil Ma sheegi doontide Bal talladan uun qaado+sawiro

20-kii sano ee la soo dhaafay cayilka ayaa dhibaato weyn ku hayay dalalka England iyo Mareykanka oo dadkooda ay u nugul yihiin cayilka. Hada waxaa soo baxday in cabitaanka bunka uu ka hortago cayilka,sidaa waxaa sheegay…

Nov 25 2014 / Sii-Akhri »
Fallo Xasan sheekh

Xassanow Ilaah hanugu Weji Fiiqin!

Waxaa hada ka hor dhacday in Jimcaale uu isugu yeero culumo faro badan iyo tolkiis, markii la qadeeyay ayaa culumadii iyo tolkiis waxeey weeydiiyeen Jimcaale sabbabta uu isugu yeeray intaas oo wax garad, waxuu ugu jawaabay…

Jan 31 2015 / Sii akhri »
ccc

Haddii uu Raisul Wasaare Cumar Cabdirashiid aqbalay codsigii xildhibaanada, Maxaa ku waajib ah Xildhibaanada ?

Hotelka Xayaat ee Magaalada Muqdisho waxaa 26kii bishaan ku shiray , xildhibaano sheegay inay dhamaayeen 100 xildhibaan oo isugu jiray labo dhinac oo iyagu si mideysan u soo qoray sedex qodob oo ay uga dalbadeen ra’isulwasaaruhu…

Jan 30 2015 / Sii akhri »
FILIMADA var-srl-kalo-1

Bollywood News:Markale Shah Rukh Khan iyo Kajol oo filim wada keenaya

Filim sameeye Rohit Shetty ayaa iskudayaya inuu markale isu keeno Aktarada loogu jecelyahay Bollywoodka ee Shah Rukh Khan iyo Kajol oo filimo badan wada keenay. Rohit Shetty ayaa doonaya filimkiisa soo socda inuu u dhiibo Shah…

Jan 31 2015 / Sii akhri »
collrge_650_012215043920

Bollywood News:Amitabh Bachchan, John Abraham iyo Anil Kapoor oo keenaya Qeybta Labaad Filimka Aankhen

Filimsameeyaha Anees Bazmee ayaa soo wada qeybta labaad Filimkii seddexda camool ee bangiga dhaceysay kaas oo magaciisa uu ahaa Aankhen. Aankhen 2 waxaa halkiisa ka sii wadan doono oo ku jilaya doorkiisa laadirnimo Amitabh Bachchan,waxaana la…

Jan 30 2015 / Sii akhri »
Log in | Designed by Jimcale