Wararka UK-Boqorada-qasriga

Shaqaalaha Boqortooyada UK oo ku goodiyay inay sameynayaan Shaqo joojin »

Qaar kamid ah shaqaalaha ka shaqeeya Qasriga ay degen tahay Boqorada UK Queen Elizabeth ayaa sheegay inay shaqo joojin sameyn doonaan. Shaqaalahan oo ka shaqeeya Qasriga loo yaqaan Windsor Castle…

Apr 1 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
galgacal

Weriye ka tirsan mid kamid ah Idaacadaha Muqdisho oo Jeelka la dhigay »

Waxaa Magaalada Muqdisho lagu xiray Wariye C/fataax Kalgacal oo ka hawlgala Idaacada Goobjoog ee Magaalada Muqdisho, iyadoo aan la aqoon waxa keenay xarigiisa. Xilli Wariyaha uu ku sii jeeday Xarunta…

Apr 1 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
resized_1427825710cb516

Wadanka Nigeria oo yeeshay Madaxweyne Cusub kadib doorasho leysu mariwaayay »

Guddiga Doorashada Madaxtinimada Nigeria, ayaa waxay ku dhawaaqeen in Doorashada Madaxtinimada uu ku guuleystay Muhammadu Buhari. Tartan adag, ayaa waxa uu dhex maray Madaxweynaha Nigeria ee weli xilka haaya Goodluck…

Apr 1 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Sakariye

Zakariya Ismaaciil Xersi oo sheegay inaysan xilligaan Al Shabaab ku biiri karin Ururka Daacish »

Zakariya Ismaaciil Xersi (Zaki) oo ka tirsanaa Madaxda Ururka Al Shabaab, ayaa sheegay inaysan xilligaan Al Shabaab ku biiri karin Ururka Daacish, oo ka dagaalama wadamada Ciraaq iyo Suuriya. Zakariya…

Apr 1 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
resized_1427827325bcd83

Xildhibaano iyo siyaasiyiin kusii qulquleysa Magaalada Dhuusamareeb »

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya iyo niman kaloo Siyaasiyiin ah, ayaa waxay gaareen Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud. Wefdigan oo ay horkaceysay Xildhibaanad Ubax Tahliil Warsame, ayaa si diiran loogu…

Apr 1 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
USA-haroon-aswat--319x170

Nin heysta dhalashada dalka Uk oo doonaayay inuu Xero Argagixiso ka dhiso Mareykanka oo la xakumaayo »

Nin heysta dhalashada dalka Uk oo lagu magacaabo Haroon Rashid Aswat ayaa maxkamada Maraykanka,ka hor qirtay inuu doonayey inuu xero maleeshiyo ka sameeyo gudaha wadanka Maraykanka. Haroon Rashid Aswat ayey…

Apr 1 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
muqdisho

Aqoonyahaan sheegay Hal arrin oo Sabab u ah hanasho la’aanta DF dhanka amaanka »

Iyadoo inta badan DF Somalia lagu dhaliilo xaqiijin la’aanta Amaanka Magaalada Muqdisho iyo Gobolada ku xeen-daaban ayaa waxaa arrintaasi ka hadlay Prof.  Ibraahim Muuse Heeroow oo kamid ah aqoonyahaanada Soomaaliyeed.…

Apr 1 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Iran-Lausanne-2015-1

Seddex Qodob oo weli Caqabad adag ku ah in Heshiis laga gaaro Hakinta Isticmaalka Nukliyeerka ee Iran »

Sadex caqabadood oo waaweyn ayaa weli hortaagan in wax heshiis dhameystiran laga gaaro wadahadalka magaalada Lausanne uga socda Iran iyo lix wadan oo uu Maraykanka hogaaminayo. Wadahadaladan oo la xariira…

Apr 1 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Wesgate-Nairobi-2015-2

Muddo dheer kadib Dhismaha Westged oo dib loo howlgalin doono »

Suuqa Westgate ee Nairobi ayaa dib loo furayaa kadib weerarkii ay Al Shabaab halkaasi ku qaaday sanadkii 2013. Guddoomiyaha Nairobi ayaa sheegay in besha Luulyo (July) ee sanadkan dib loo…

Apr 1 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
???????????????????????????????

DAAWO SAWIRADDA: Maamulka Ximan iyo Xeeb oo soo bandhigay Hool loo diyaariyay Shirka G/dhexe »

Iyadoo ay jiraan Khilaafyo ka taagan goobta uu ka dhacaayo shirka maamul u sameynta gobolada Mudug iyo Galgaduud, ayaa waxaa maanta la soo bandhigay Hoolka uu ka dhici doono Shirka.…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
pp

Koronto la’aan ka dhacday Turkiga »

Waxaa hakad galay gaadiidka dadweynaha ee magaalooyinka waaweyn sida Istanbul iyo Ankara, waxaana sidoo kale la weeciyay duulimaadyada diyaaradaha. Dad ayaa ku xayirmay tareennada korontada ku shaqeeya iyo wiishashka daaro…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
news

686 qof oo u dhashay dalka Yemen oo soo gaaray dalka Jabuuti iyo Jabuuti oo qaxootiga Yemen qaabileysa »

Qaxooti u dhashay dalka Yemen oo ka soo cararay qalalaasaha dalkaasi ka jira, ayaa waxay soo gaareen Waqooyiga Jamhuuriyadda Jabuuti, si ay magangelyo kaga helaan. Ugu yaraan 686 qof oo…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
dameer1

SAWIRO Kenya: Dameero Lagu Qoray Musuq-Maasuqqa Dowladda »

Dameero lagu soo xardhay ereyo lagu muujinayo sida ay dadka shacabka Kenya uga xun yihiin Musuq-maasuqa iyo xatooyada xoolaha dad weynaha ayaa lagu soo daayey suuqyada Caasimada Nairobi. Dhawaan ayey…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Gabar Soomaali ah oo ku dhimatay duqeymihii ugu dambeeyay ee Magaalada Sanca ka dhacay »

Gabar Soomaali ah, ayaa ka mid noqotay tiro dad ah oo saacadihii ugu dambeeyay ku geeriyooday Magaalada Sanca, markii ay duqeymo ka geysteen diyaaradaha isbaheysiga uu Sacuudiga horkacayo. Duqeymaha xoogooda,…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Ronaldinho-in-action-1169846

Jaceylka ciyaaryahanka:Maxaad ka taqanaa nolasha gaarka ah ee Ronaldinho »

Magaciisa waa Ronaldo de Assis Moreira ama u gaabso hadii uu kugu dheeryahay   Ronaldinho waxaa uu dhashay 21-kii March 1980-kii . Haatan waa 35 jir waxaana uu u ciyaaraa koox…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
2

DAAWO SAWIRADDA: Xukuumadda Somalia oo ka Qayb-galay shirkii sideedaad ee Maaliyada Afrika »

Wasiir ku xigeenka maaliyadda dowladd Soomaaliya, Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa xukuumadda Somalia uga qayb galay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya shirka wasiiradda maaliyadda iyo dhaqaalaha waddamada Afrika, shirkaas oo…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Kenya1

Maxaa laga faa’iiday faragelintii ay Dowlada Kenya ku samaysay Soomaaliya ? »

Dowladda Kenya, ayaa dhowr sano ka hor waxa ay ciidamadeeda u soo dirtay Soomaaliya, Iyadoo markaasi ku andocooneysay in daba socoto dagaalyahano ka tirsan Xarakada Al-shabab oo ay ku eedeysay…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
dhuusamareeb

Odayaasha Dhaqanka ee Dhuusamareeb ku sugan oo sheegay inaanu waxba iska bedelin mowqifkooda »

Odayaasha Golaha Dhaqanka Gobolada Dhexe ee ku sugan Magaalada Dhuusamareeb, ayaa cadeeyay inaanu waxba iska bedelin mowqifkoodii, isla-markaana uu halkiisii uun taagan yahay. Ugaas Cali Xaashi oo ka mid ah…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
kismaayo (1)

Odayaasha iyo Ergooyinka xuli lahaa Baarlamaanka Jubba oo farqaha is heysta »

Khilaafkii ugu xumaa ayaa ka taagan qaabka loo soo xulayo iyo hanaanka awood qeybsiga Barlamanka Juba halkaasi oo ay ku shirsan yihiin Ergada soo xulaya Barlamanka. Mid ka mid ah…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
xildhibaano

Xildhibaano ku baaqay in laga jawaabo baahida Qaxootiga Yemen »

Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda Qaxootiga Soomaalida ee Yemen. Xubnaha ayaa kulankooda kaga hadlay dhibaatada Qaxootiga iyo suurtagalnimada in…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
wadaad

Kenya oo xirtay Nin lagu eedeeyay Dilka Sheekh Maxamed Idriis »

Ciidamada Booliska Kenya ayaa Xabsiga dhigay Nin loo heysto eedo la xiriira inuu ka dambeeyay dilkii Sheekh Maxamed Idriis oo lagu toogtay Magaalada Mombasa bishii June sanadkii 2014. Ninka la…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Haweeney gacanta ku heysay Kiiska 13-Alshabaabkii ka dambeeyay Weeraradii ka dhacay Ugandha oo la toogtay »

Joan Kagezi,oo ahayd dacwad oogaha Qaranka Uganda oo gacanta ku haysay dacwada 13 ruux oo lagu eedeeyay in ay kulug lahaayeen weeraradii Shabaabku ay kageysteen dalka Uganda sanadkii 2010 ayaa…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Nin naagtiisa dilay

Nabadoon caan ah iyo Xaaskiisa oo lagu dilay Baydhabo »

Koox Hubeeysan ayaa Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ku toogtay Nabadoon caan ah iyo Xaaskiisa,waxaana la sheegay in Rag hubeeysan oo loo maleeynayo  Al-shabaab ay dilka geeysteen. Alle ha…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
kk

Sheekh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi oo mahad celin iyo baaq u diray jaaliyadaha Soomaalida dibadda »

Sheekhh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi oo ahaa gacan yarihii Caalimkii weynaa ee Sheekh Cabdi Celi ayaa mahad celin u jeediyay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa. Waxa uu sheegay…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Gabdho

SAWIRRO: Maxkamada Mombasa oo ay kasoo muuqden sadddex hablood oo doonaayay inay Al Shabaab ku biiraan »

Maxkamad ku taala Magaalada Mombasa ee dalka Kenya, ayaa waxaa la horkeenay saddex hablood oo lagu eedeeyay inay ku biiri rabeen Ururka Al Shabaab. Hablahan, ayaa waxaa toddobaadkan lagu qabtay…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Jaceyl

AKHRISTOW Waxaan ku heynaa 30 Arimood oo ka caawinkara in Xaaskaada ay kula daadihiso Jaceylka »

1- Ha xumeyn xaaskaaga. Xumeyn aad naagtaada xumeeysaa nooc ay ahaataba, waxay ku reebtaa aano iyo murugo aan weligeed ka bixin. Waxyaabaha ay xaasku ka carooto laabteedana aanay kaaga cafineyn,…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
3

SAWIRO + LAYAABKA DUNIDA:- Jaceyl Cajiib ah oo dhexmarey Wiil iyo duq da’ahaan ku 3 jibaaran »

Wiil dhalinyaro ah ayaa dooqiisa xulashada dumarka noqotay in uu ka helo Jaceyl waali ahna u qaado dumarka da’dooda aadka u waynaatay ama dhaafay da’da dhalmada. Wilkaan oo lagu magacaabo…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Jaceyl

Jaceylka Maanta oo fariin Laga diyaarshay Akhriso. »

Ruuxa marka uu jaceylka ku xumaado ama ruuxa kala dhaxeeyay meel cidla ah uu ku deeyo dhulka ayaa lawareega ruuxa doonta loola sarnaa lakin kaligeesa loogu tagay doonta dhex deeda…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
1

DAAWO SAWIRADA: Shirkad duulimaad oo balan qaaday Lamaanihii 2-saac oo xiriir ah isku dhex shumaniyo Diyaarada (Layaabka Dumida) »

(Kiss Me Honey) Barnaamish loogu magac-daray oo Hawada-sare la isku shumaniyo muddo 2-saac ah ayaa Shirkadda Dayuuradda ee Singapore-Airlines,soo abaabushay Maalinta Jaceylka ee (Valentine’s Day)waxayna balan-qaadeen inay tigidho lacag la’aan…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
abdimalik-400x248

QORMO: Taariikhda Xuuthiyiinta Yemen iyo halka ay ka soo jeedaan »

Waxaa suurta gal ah in dad badan aysan si dhab u aqoonin Kooxdan Cusub ee kasoo baxday Yemen ee dalka oo dhan qabsatay, sababtayna in lagu qaado Guluf noociisa kii…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
jubbaland-300x270

Qaabkii ay Beeluhu u qaybsadeen xildhibanaada gobolka Jubada dhexe iyo qaar kamid ah degmooyinka gobolka Gedo »

Odayaasha dhaqanka ee beelaha dega gobolka Jubada dhexe ayaa maanta soo gabagabeeyay qeybsigii kuraasta baarlamaanka ee gobolka Jubada dhexe.Waxaa sidoo kale la guda galay qeybsiga kuraasta gobolka Gedo iyadoo la…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
iran_talks-740x416

Doodihii ka taagnaa Nukliyerka Dalka Iran oo sii laba kacleeyay »

Maalinimadii shalay waxaa mar kale dib uga furmaya dalka Switzerland shirka Nukliyeerka ee Wasiirada Arrimaha Dibadda ee dalalka lixda ah ee awooda leh iyo Ergada dalka IRAN. Wasiirada Arrimaha Dibadda…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
042713-olmert

MR Ehud Olmert oo musuq-maasuq lagu helay »

Raysalwasaarihii hore ee Israel Ehud Olmert ayaa maxkamad ku taala Quddusta la haysto ku heshay in uu ku kacay Musuq-maasuq. Waxaa lagu eedeeyey Olmert in uu aqbely oo qaatey boqshad…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Sports

Jaceylka ciyaaryahanka:Maxaad ka taqanaa nolasha gaarka ah ee Ronaldinho »

Ronaldinho-in-action-1169846

Magaciisa waa Ronaldo de Assis Moreira ama u gaabso hadii uu kugu dheeryahay   Ronaldinho waxaa uu dhashay 21-kii March 1980-kii…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Ar waa siddee:Macalinka Barcelona oo doonaya in Pedro uu ka ciyaarsiiyo daafaca dambe »

barcelona-pedro

Macalinka Barcelona Luis Enrique ayaa la yimid markan qorshe cusub kaas oo ah inuu Pedro ka ciyaarsiiyo booska daafaca dambeedka…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Falcao, Di Maria iyo Mangala oo hogaaminaya 10-kii saxiix ugu xumaa Premier league »

jjjjj

Angel di Maria, Mario Balotelli iyo Radamel ayaa hogaaminaya xiddigihii xumaa ee xagaagan lala soo wareegay sidaas waxaa shaaciyay Dailymail.…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Eden Hazard iyo Mesut Ozil oo noqday xiddigaha weerarka dhexe ugu fiican 2015 »

oz

Daraasad ay soo saartay CIES Football Observatory oo taageere ka hesha Fifa ayaa lagu ogaaday Eden Hazard iyo Ozil inuu…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

War cadaaday: Lionel Messi ayaa ka fiican Cristiano Ronaldo iyo xiddigaha kale kubada cagta sanadkan »

hyy

Daraasad ay soo saartay CIES Football Observatory oo taageere ka hesha Fifa ayaa lagu ogaaday sanadkan cusub in xiddiga ugu…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Wayne Rooney oo doonaya seddex waxyaabood inuu ka sameeyo kulanka Italy iyo England »

1166172

Wayne Rooney ayaa caawa uga baahan guul iyo goolba dalka Taliyaaniga oo Turin ay kula ciyaarayaan ciyaar saaxibtinimo. Seddex waxyaabood…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Aabaha Xiddig u ciyaara Man United iyo afar tababare oo kale oo u sharaxan macalinimada xulka Holland »

ronaldkoeman-cropped_6bpsuc9o3mob1r8vpo1soy82o

Mustaqbalka tababaraha Holland Guus Hiddink ayuu shaki weyn ku jiraa waxaana la saadaalinayaa in laga casilayo shaqada xulkiisa. Toddobaadkan dalkiisa…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Fabio Coentrao oo cadeeyay inuu rabo u ciyaarista Manchester United »

fabio-coentrao_1l07jra6gk9iv1e6btzkwjvcwl

Fabio Coentrao ayaa sheegay iney guul u tahay inuu ku biiro kooxda England ee Manchester United. Wararka ka soo baxaya…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Seddex gool ,Shan maalmood,Miyeysan aheyn Van Gaal inuu ka ba’anyahay Radamel Falcao. »

vangaal

Dhaliilihii Van Gaal ee ahaa inuu ciyaaryahanada keyd ku niyad jibiyo ayaa soo baxeysa haatan kadib bandhiga fiican ee Flop-ka…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Shan xiddig Italy ah oo qatar ku ah caawa xulka England ee aarsi doonka ah »

en

Caawa waxaa magaalada Turin ku ciyaaraya xulalka Taliyaaniga iyo England saacada marka ay tahay 9:45 habeenimo iyadoo sidoo Kale waqtigaas…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Lionel Messi oo uu sameeyay faayruska kulamada saaxibtinimo caawana shaki uu ku jiro »

hhhh

Lionel Messi  ayaa shaki laga gelinayaa inuu safan karo caawa kulanka saaxibtinimo ee u dhaxeeya dalkiisa iyo Ecuador maadaama uu…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Liiska 10-ka xiddig ee ugu orodka badan kubada cagta Adduunka oo la shaaciyay »

football-speed-graphic

Gareth Bale ayaa noqday xiddiga ugu xaawaraha ama Oradka badan kubada cagta Adduunka waqtigan waxaana kaalinta siddeedaad soo galay kabtanka…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Barcelona oo dooneysa in Arsenal ay ka soo ceshato mid kamid ah xiddigaheedii hore »

1400x93839

Barcelona ayaa dooneysa in Arsenal ay dib ugu soo ceshato mid kamid ah dhalinyaradeedaii ay iyaga ku soo saarteen dalka…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

£15milyan oo Pedro Rodriguez ka hortaagan inuu noqdo xiddig Arsenal ah »

barcelona-pedro (1)

Kooxaha England ee raadinaya Pedro Rodriguez ayaa loo sheegayaa iney ku heli karaan xiddiga £15milyan. Sida Mirror ay sheegeyso Luis…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Koox Carbeed oo Man United lacag uga badalaneysa Angel di Maria »

angel-di-maria-manchester-united

Wararka France ka soo baxaya ayaa sheegaya in  Paris Saint-Germain ay diyaar u tahay  £60milyan iney ku qaadato Angel di…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Manchester United oo ay suuragal tahay iney hesho daafaca Brazil ee Miranda »

atletico-madrid-joao-miranda

Man United ayaa soo rogaal celisay waxaana ay dalabkii ugu dambeeyay ku raadinayaan daafaca kooxda Atletico Madrid iyo Brazil Miranda.…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Manchester City oo £40milyan ku qaadaneysa xiddig horay Chelsea ugu ciyaaray »

belgium-kevin-de-bruyne

Manchester City ayaa £40milyan dul dhigeysa saxiixa ciyaaryahankii hore Chelsea haatana qadka dhexe uga ciyaara kooxda Wolfsburg Kevin De Bruyne.…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Kuwee ayaa fiican xiddigaha kooxahahooda ay ka kala dhisan yihiin koonfurta iyo waqooyiga England »

koo

Sheeko xiiso leh ayaa la sugayaa toddobaadkan taas oo ah in hal koox laga sameeyo kooxaha waqooyiga England ka dhisan…

Mar 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Sawirada Xiddigaha England oo aarsi doon ah oo u ambabaxay magaalada Turin ee dalka Taliyaaniga »

tuu

Xiddigaha England iyo tababarahooda Roy Hodgson ayaa u ambabaxay magaalada Turin ee dalka Taliyaaniga halkaas oo ay kula ciyaarayaan xulka…

Mar 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Sol Campbell oo bilaabay toogashada shimbiraha »

campelok

Xiddigii hore ee kooxdda Arsenal, Sol Campbell ayaa sheegay in uu bilaabay balwad cusub oo ah toogashada shimbiraha, waxaa uu…

Mar 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Angel di Maria oo noqday xiddiga fanaanadiisa loogu iibsasho badan yahay Premier league sanadkan ,Yaa ku xiga »

dee

Xiddiga Man United Angel di Maria ayaa noqday ciyaaryahanka iibsiga fanaanadiisa loogu badan yahay xagaagan horyaalka Premier league waxaana uu…

Mar 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Real Madrid oo xalisan la’ Sergio Ramos xili kooxaha Premier league ay doonayaan »

sergio-ramos-real-madrid

Daafaca wadanka Spain iyo kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayey wararka sheegayaan inuu ka caga jiidayo in heshiis cusub uu…

Mar 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Barcelona oo si lama filaan ula wareegeysay xiddiga Man City Edin Dzeko »

edin-dzeko-manchester-city

Barcelona ayaa dooneysa iney la soo wareegto weeraryahanka Manchester City ka socda ee Edin Dzeko. 29 jirkan ayaa kula jira…

Mar 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Kai Rooney dartii kabtanka Man United oo joojinaya dabaal daga feerka »

kai

Sida ay daabacday jariirada The Sun wiilka ugu weyn caruurta uu dhalay weeraryahanka Man United Wayne Rooney ayaa bilaabay in…

Mar 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

TOP:Manchester United oo ku dhawaaqi karta toddobaadkan heshiiska Dani Alves »

dani-alves

Manchester United ayaa ku dhawaaqi karta toddobaadkan saxiixa xiddiga Barcelona Dani Alves. United ayaa siweyn u dooneysa ciyaaryahanka Brazil kaas…

Mar 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Sawirada Xafladii Xiddigaha Liverpool ay sameysteen kadib kulankii Sadaqa Uruurinta »

llll

Kadib kulankii Sadaqo uruurinta ee xiddigaha Liverpool ay ku sameeyeen garoonka Anfield waxaa xalay ciyaaryahanadii hore Reds iyo kuwa haatan…

Mar 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Xiddiga Chelsea Nemanja Matic oo gool toddobaadka ka dhaliyay Portugal+video »

matic-chelsea

Xiddiga Chelsea Nemanja Matic ayaa gool islaab ah ka dhaliyay xalay xulka dalka Portugal. Goolkaas oo dhashay qeybta labaad ee…

Mar 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
English

A Young Woman’s Instagram Feed Reveals Beautiful Side of Somalia »

young-woman1

Armed with an Instagram account, young Somali native Ugaaso Abukar Boocow is on a mission to change the public perception of a country ravaged by decades of civil war and chaos. Boocow, 27, escaped with her father and grandmother to Canada after the Siad Barre…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Kenya charges 3 female university students over “terror links” »

Gabdho

MOMBASA, Kenya — Three female university students were charged on Monday in Kenya for planning to join the Al-Shabaab militant group, after they were arrested in a border town en route to Somalia. The three, one Tanzanian and two Kenyans, below 21 years old, appeared…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Uganda prosecutor in ‘al-Shabab bomb case’ shot dead »

Joan-Kigezi

Joan Kagezi, the top Ugandan state prosecutor in the trial of 13 men accused of a deadly al-Shabab bomb attack, has been shot dead in Kampala. Ms Kagezi was targeted by gunmen on a motorcycle as she was on her way home. The suicide bombing…

Mar 31 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Somali Diaspora Plea to Westpac: Don’t cut remittances lifeline »

westpac

The Australian Somali community has warned Westpac that closing the accounts of Somali money transfer operators on Tuesday 31 March will cut off a vital life line for thousands of poor Somalis dependent on funds sent by family to purchase basics such as food, water,…

Mar 30 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Death toll from Somalia hotel attack rises to 24 »

17-hotel-Maka-Al-Mukarrama

MOGADISHU, Somalia (AP) — Blood spattered utensils, bullet-pocked walls and overturned chairs mark the reception area of a prominent hotel in the Somali capital following an attack by Islamic extremists that killed at least 24, including six attackers. Somali special forces stood over three bloodied…

Mar 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Imam wants more CPS engagement with Somali community »

imam

A local Somali Imam is pleading for better relations between his community and the police. The body of Mohameddek Ali Mohamud was found Wednesday morning at Canada Olympic Park, the third such death of a young Somali-Calgarian this year. Imam Abdi Hersy says he doesn’t…

Mar 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Somali youth group hosts hoops tourney »

Youth-BKB-2

A colorful array of blue, green, yellow and orange danced across the court. In the gym of Apollo High School on Saturday, six teams donned shirts of bold color to participate in a basketball tournament hosted by the St. Cloud Somali Youth Organization. Prior to…

Mar 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Diinta kk

Sheekh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi oo mahad celin iyo baaq u diray jaaliyadaha Soomaalida dibadda

Sheekhh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi oo ahaa gacan yarihii Caalimkii weynaa ee Sheekh Cabdi Celi ayaa mahad celin u jeediyay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa. Waxa uu sheegay Sheekh C/qaadir inuu socdo isla markaana…

Mar 31 2015 / Sii-Akhri »
sheekh

Muxaadaro: Sheikh Said Ali – Sheekadii Gabadhii tolkeed burburka ka badbaadisay

Waa qayb ka mida muxaadaro uu Allah Quraanka kaga sheekeeyay oo ku saabsan gabadh dadkeeda iyo nafteedaba guul ku hogaamisay. Waxaad ka heli doontaa waxyaabo aad kuu caajaa’ib galiya ila daawo oo ila dhuux micnaha ka…

Jan 11 2015 / Sii-Akhri »
Cafimadka diabetes

Qalab cusub oo kaa caawin kara hadii aad Sonkor qabtid……

Iyadoo caalamka ay ku soo badanayaan dadka qaba kaadi macaanka ayaa misana waxaa lagu guuleystay in la helo qalab kala duwan oo caawin kara dadka qaba cudurkan sonkoroowga. Sida lagu shaaciyey mid ka mid ah warbaahinta…

Mar 26 2015 / Sii-Akhri »
oNOf

Arrimaha Caafimaadka Hawlgabka Kacsiga nimanka da’40-naadka…

ARRIMAHA CAAFIMAADKA: Waxaanu kusoo qaadanaynaa arrimo kusaabsan qoyska iyo waxyaabaha dhaliya ama keena Dhibaatada kacsiga, oo iyaduna loo yaqaan howlgabka kacsiga wuxuu ku yimaadaa 5 – 10% nimanka da’ 40 naadka ah. Da’duna si kala duwan ayay…

Mar 12 2015 / Sii-Akhri »
Fallo Yusuf garaad

Yuusuf: waaga ma warramaa!

Ma jeclayn inaan ku soo laabto wax ka qoridda mudanaha sare ku xusan, haddana, marka ay lagama maarmaan noqonto iyo kuma hurto, dibba waligeey uma degin iska daa inaan u gurtee. Waxaan ku dedaalidoonaa inana qodobraaco…

Mar 30 2015 / Sii akhri »
Maqal

Soomaaliya Dalboow yaa ku leh !!! W/Q Axmed Khaliif Farax

Waxyaabaha layaabka leh oo somalidu caadaysatay ayaan rabaa inaan Waxuun ka tilmaamo si ay u abuurto dib u eegid iyo inay is waydiiyaan haday is Badal keeni karto iyo waxuun baraarug ah. Waxaan rabaa cadaalad anigana…

Mar 30 2015 / Sii akhri »
FILIMADA gedi

Prof. Cali Maxamed Gedi oo ka qeyb galay dood ka baxday TV-ga Royal DAAWO VIDEO-GA

Dood xiiso badan oo ka dhacday xarunta TV-ga Royal ayaa waxaa su’aalo dhowr ah lagu weydiiyey Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi. RIIX HALKAAN OO NALA DAAWO VIDEO DHAMAYSTIRAN IYO SU’AALAHA LA WEYDIINAYO RAYSUL…

Mar 18 2015 / Sii akhri »
sahruuja iyo xaaji

Hees cusub oo loogu magac daray Jiinbaar codkii Sahruuja iyo Xaaji 2015-ka

Fanaannada Banaadiriga ku caan baxday ee Sahruuja ayaa caawa waxay inoo haysaa hees loogu magac daray JIINBAAR waxaa la qaadi doona Xaaji. RIIX HALKAAN OO DAAWO MUUQAALKA QURXOON IYO HEESTII JIINBAAR FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK,…

Feb 27 2015 / Sii akhri »
Log in | Designed by Jimcale