Wararka News

Ciidamada Badda ee Mareykanka oo badbaadiyay laba duuliye oo ree Sacuudi ah »

Ciidamada Badda ee Mareykanka ayaa soo badbaadiyay laba duuliye oo reer Sacuudi ah oo ku dhacay gacanka Yemen. Labadan duuliye ayaa la sheegay inay ka boodeen diyaaradii kadib markii ay…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
931x1400113-e1427489711300

Danny Welbeck oo noqday xiddiga ugu goolasha badan koobka dalalka Yurub »

Danny Welbeck  ayaa noqday gooldhaliyaha ugu goolasha badan ciyaaraha Euro 2016 ee isreeb reebkiisa uu haatan socdo. Xiddiga Arsenal ayaa hal gool dhaliyay xalay kulankii England 4-0 ay ugu adkaatay…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
AMISOM

AMISOM oo ka hadashay weerarkii Hoteelka Maka Al Mukarama »

Warsaxafadeed ka soo baxay xafiiska howgalka AMISOM ee Soomaaliya ayaa ugu horayn waxaa si kulul loogu cambaareeyay weerarkii AL-Shabaab ay ku qadeen hoteelka Maka almukarama ee Magaalada Muqdisho kaasi oo…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
2

DAAWO SAWIRO Laga soo qaaday Meydadka Alshabaabkii weeraray Hotel Maka al-mukarama ee Magaalada Muqdisho »

Hoos ka daawo Sawirada laga soo qaaday Meydadka Maleeshiyaadkii weeraray Hotel Makka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho. DAAWO SAWIRADDA FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
astaan-150x150

Dowladda oo faahfaahisay khasaaraha Weerarka Hoteel Maka AL Mukaramah »

Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay howllgalka Dagaal ee Al Shabaab looga saarayay Hoteelka Maka Al Mukaramah oo socday ku dhawaad 20 saacadood. Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo booqday…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Ali-dheere-150x150

Shabaab oo warsaxaafadeed kasoo saaray Weerarka Hoteel Maka Al Mukaramah »

Warsaxaafadeed kooban oo kasoo baxay Xarakada Al Shabaab ayaa lagu faahfaahiyay Weerarka ay ku qaadeen hoteelka Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho. Al Shabaab ayaa sheegay in kooxaha Weerarka qaaday…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
12-hotel-Maka-Al-Mukarrama

Dhaawacyada 28 Qof oo la gaarsiiyay Isbitaal Madiina »

Ku dhawaad 30 Qof oo ku dhaawacmay Weerarka ka dhacay hoteelka Maka Al Mukaramah ayaa la gaarsiiyay Isbitaalka Madiina ee Muqdisho. Madaxa Caafimaadka Isbitaalka Madiina Duniyo Maxamed Cali oo Warbaahinta…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
xasan

Madaxweynaha: “Weerarkaan nagama horjoogsanayo Dagaalka Shabaab” »

Madaxweynaha soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Weerarka Al Shabaab ay ku qaadeen Hoteelka Maka Al Mukaramah ay muujineyso tabardarada Al Shabaab.“Hoteel Maka Al Mukaram ma aha Xero Ciidan…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
iidle

Dhaqan Mise Dhaqan Dooris!! »

Soomaalidu waxay leedahay dhaqan iyo Hido ay ku faanto, taasna macnaheedu ma ahan in Dhaqanka Soomaalidu gebi ahaantiisba wada sax yahay, Tusaale Gabadha Soomaaliyeed ee aan la guursan waxaa caado…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
maka 6

Daawo Sawirada Weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama iyo qasaaraha oo sii kordhaya »

Khasaaraha ka dhashay dagaalo iyo qaraxyo shalay ilaa xalay ka socday Hotel-ka Maka Al-Mukrama ee magaalada Muqdisho ayaa sii kordhaya iyadoo dhimashadu ay hada mareyso 20 ruux halka dhaawacuna uu…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
bari-bari

Deg Deg:Danjiraha Soomaaliya Ee Switzerland oo Ku Dhintay Weerarka Hotelka Maka Al Mukarama »

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Switzerland Yusuf Bari-Bari ayaa kamid ahaa Dadkii ku dhintay Weerarkii Al Shabab Ay ku qaadeen Hotelka Maka Al Mukarama Ee Muqdisho. Danjiraha ayaa ku sugnaa…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Xasan sheekh

Maxaa kala Gudboon MD Xasan Dhismaha Maamulka G/dhexe? »

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa Magaalada Dhuusamareeb kasoo Laabtay isagoo aan ka Libin Keenin Ajandihii uu la tegay Magaaladaas, kaasoo ahaa in uu Odayaasha Gobollada Galgaduud iyo Mudug ku qanciyo in…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
maqayad

Ma Sweden baa Dulmileey ah, Mise Dollar baa ka shaqeeyey? »

Dowladda soomaaliya waxay u dirtay Sweden warqad Press release ah, oo lagu cambaareeyey dowladda Sweden, laguna taageeray dowladda Sacuudiga. Warqaddu, looma qorin luuqad diblomasiyadeed, waxayna ku qornayd Luuqad dagaal ama…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
kismaayo (1)

Qaabka loo xulayo xildhibaanada Jubaland (Xog) »

Magaalada Kismaayo waxaa ka socda barnaamijkii xulista xildhibaanada Jubaland. Waxaa maanta shir wacyi gelin ah loo qabtay oday dhaqameedyada soo xulaya xildhibaanda Jubaland.Oday dhaqameedyadan ayaa waxaa laga rabaa in boos…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
erdogan-xafiis-319x170

Erdogan: Iraan iyo argagixisadu waa inay ka baxaan Yemen »

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Dayyip Erdogan ayaa markii ugu horaysay ka hadlay arinta Yemen iyo dhanka dalkiisu uu taageersan yahay. Madaxweyne Erdogan wuxuu sheegay in hawlgalada socda ee Sacuudigu hormuudka…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
edmonds-ilmo-adeero-319x170

Wasaarada Garsoorka ee dalka Maraykanka oo soo bandhigtay Askar ku biiri laheyn Alqaacida »

Wasaarada Garsoorka ee dalka Maraykanka ayaa shalay shaacisay inay gacanta ku dhigtay Askari ka tirsanaa ciidamada Maraykanka oo doonayey inuu weerar argagaxiso ka geysto gudaha wadanka Maraykanka. Askarigan oo lagu…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
bilic

Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Koofur galbeed oo ka hadlay arrimaha ay u joogaan Gobolka Sh/hoose »

Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Koofur galbeed C/raxmaan Sate oo isaga oo ku sugan Magaalada Marka ayaa ka hadlay arrimaha ay u joogaan Gobolka Sh/hoose isaga iyo xubno kale oo ka…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
uganda-police

Ciidamo farabadan oo lasoo dhoobay Xuduudaha iyo Magaalada Kampala »

Dowladda Uganda ayaa xoojisay amniga gudaha wadankeeda kadib digniin uga yimid Safaaradda Mareykanka oo ku saabsan in kusoo fool leeyihin weeraro argagixiiso. Booliska Uganda ayaa kordhiyey howlgalada ay ku sugayaan…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
ciidamada_komandooska-Sucuudiga

Sucuudiga, Masar & Sudan oo weerar dhulka ah ku galaya Yeman »

Telefishinka laga leeyahay Sucuudiga ee Al-Carabiya ayaa shaaciyay in Isbaheysiga Sucuudiga uu dajiyey qorshe ay ciidamo militari ugu dirayaan gudaha dalka Yemen. Qorshahan ayaa la sheegay in uu yahay ciidamo…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
HMA6

DAAWO SAWIRO Laga soo qaaday Duulaankii Maleeshiyada Alshabaab ay ku qaaday Hotel Maka Almukarama »

Hoos ka daawo Sawiro laga soo qaaday Weerarkii ay Maleeshiyada Alshabaab ku qaaden Hotel Makka Almukarama ee Magaalada Muqdisho. DAAWO SAWIRADA FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
xasan

Madaxweynaha Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Masar »

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta Ka ambabaxay goroonka diyaaradaha Aadan Cadde, halkaas oo ay ku sii sagootiyeen masuuliyiin sarsare oo ka tirsan…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
sheekh bashiir

Culimada Soomaaliyeed oo ka digay ku biirista Maleeshiyaadka Xagjirka ah ee Alshabaab iyo Daacish »

Guddoomiyaha Hay’adda Culumadda Soomaaliyeed Sheikh Bashiir Axmed Salaad oo la hadlay Warbaahinta ayaa Baaq u diray Waalidiinta Soomaaliyeed ee jooga Dalka iyo Dibaddiisa,kaas oo ku Aadan in Caruurtooda ay ka…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
cumar-xasan

Hiigsiga 2016-ka hagar daamooyinka ha laga hor leexiyo!! (Faallo) »

Waxaa jira yadadiilo xoog badan iyo rajo xambaarsan mustaqbal ifaya oo shacabka Soomaaliyeed kaga gudbayaan hanaankii mugdiga iyo dib u dhaca ku dhisnaa ee sababta u noqday in qaranku dhinaca…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
xasan shiikh

Maxey ku heshiyeen madaxweyne Xasan Shiikh iyo reer Dhuusamareeb? »

Saddex maalin iyo labo habeen oo kaga baxday Dhuusamareeb kadib madaxweyne Xasan Shiikh ayaa shalay kusoo laabtay magaalada Muqdisho, madaxweynuhu waxaa uu sheegay in ay heshiiyeen isaga iyo reer Dhuusamareeb,hadaba…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
JACEYL

Fariimo Jaceyl : Dareenka Caashaqa Dhabta Ah Kuma Dhismo Himilooyin Been Abuur Ah. »

Kama baxsan karo xusuustaada,xitaa riyada waan waad ka dhex muuqataa,cadaaladna maahan sidaad u tagtay adigoon gadaal soo eegin si xawaare lehna ku socda anigana weli waxaan ku dhex noolahay marxaladii…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Jaceylka

FARIIN CAASHAQ:- Keliya qalbigeyga iyo aniga ayaa dhisnay qasri uu aasaaskiisu yahay jaceyl. »

Keliya qalbigeyga iyo aniga ayaa dhisnay qasri uu aasaaskiisu yahay jaceyl. Waxaad tahay dab kaasoo guba dareenka caashaqa nafteyda. Waxaan ku siiyey natiijada jaceylkeyga,mana aqoon faraxada heerkan gaarsan,haseyeeshee qalbigeyga weligiis…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
resized_1427410598c5efa

Abdu Rabu Mansour Hadi iyo Xubno ka tirsan Dowladiisa oo u baxsaday dalka Sacuudiga »

Madaxweynaha Yemen Abdu Rabu Mansour Hadi oo Arbacadii ka cararay Qasriga Madaxtooyada Magaalada Cadan, ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray Magaalada Riyadh ee Xarunta Wadanka Sacuudi Carabiya. Madaxweynaha waxaa la…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
degdeg

DEG DEG: Dagaal ka socda Deegaanka howsingoow ee Gobolka Jubada »

Ugu yaraan 2 Qof ayaa ku geeriyootay, dad kalana waa ay ku dhaawacmeen Dagaal Deegaanka howsingoow ee Gobolka Jubada hoose ku dhexmaray Ciidamada Deegaanka iyo kuwa Maamulka Juba. Dagaalka ayaa…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Dagal-mahaday-618x347

DEG DEG: Dagaal mar kale dib uga qarxay Deegaanada Deefoow iyo warar hordhac ah oo laga helaayo »

Dagaal u dhaxeeyo Labo Maleeshiyo Beeleed ayaa mar kale dib uga qarxay Deegaanada Deefoow iyo Kabxanleey oo qiyaastii 40 KM u jira Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan. Saacadda marka ay…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
US-yuganda-safaarad2015-300x170

Maraykanka oo ka digay weeraro ka dhaca Kambala, Uganda! »

Safaarada Maraykanka ku leeyahay magaalada Kambala ee caasimada Uganda ayaa ka digtay cabsi laga qabo weeraro argagaxiso oo ka dhaca magaaladaasi. Maraykanka ayaan faah faahin ka bixin weerarada uu ka…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Germanwings-baaritaan-2

DAAWO SAWIRADA:- Diyaaraddii Germanwings oo la xaqiijiyey in la soo ridey »

Dacwad-oogaha Marseilles dalka Faransiiska Brice Robin oo shir-saxaafadeed qabtey maanta oo Khamiis ah ayaa shegey in Duuliyaha labaad ee diyaaraddii Germanwings 4U9525 ee Salaasadii ku burburtey buuraha Alps Koonfurta dalka…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
degdeg

DEG DEG: Qarax ka dhacay Hotel Maka almukarama iyo rasaas dhaceyso »

Qarax laga soo buuxiyay gaari nooca raaxada ah ayaa waxa uu goor dhow ka dhacay Hotel Makka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho Qaraxa ayaa la sheegayaa inuu ka dhacay dhabarka dambe…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
DSC_8143

Maamulka Gobolka Sh/dhexe oo dagaal kula jira sidii loo xakameyn lahaa fatahaada Webiga SAWIRO+ »

Maamulka Gobolka Shabelaha Dhexe ayaa ku dhaqaaqay sidii bulshada gobolka ay ugu caawini lahaayeen fatahaada webiga Shabelle waxayna dadaalo lagu caro tuurayo Webiga Shabelle ka bilaabeen meelaha ugu halisan gobolka guud…

Mar 26 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Sports

Zlatan Ibrahimovic Aragtaa ,Gool qurxana Aragtaa,markana Daawo »

1400x93838-e1427495256613

Zlatan Ibrahimovic oo caan ku ah goolasha quruxda badan ayaa xalay ka dhaliyay Isreeb reebka Euro gool aan caadi aheyn…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Al-sad oo sheeganeysa in heshiis ay la gaartay xiddiga Barcelona Xavi »

xavi_15xcagou4lph513fd5i9591xr3

Halyeyga Barcelona Xavi ayaa lagu wadaa inuu ka tagayo horyaalka La Liga waxaa uu ku sii jeedaa kooxda reer Qatar…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Ramires oo go’aan ku gaaray inuu ka tagayo Chelsea iyo kooxo uu raadeerka u saaran yahay »

chelsea-ramires

Xiddiga qadka dhexe Chelsea Ramires ayaa raba inuu ka tago marka uu dhamaado xili ciyaareedkan kooxda Stamford Bridge ku ciyaarta…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Arsene Wenger oo xaqiijiyay iney bilowdeen wadahadalada Arsenal iyo Theo Walcott »

theo-walcott

Macalinka Arsenal Arsene Wenger ayaa ku kalsoon Theo Walcott inuu kooxdiisa u saxiixi doono heshiis cusub maadaama ay jireen warar…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Jilaaga Viggo Mortensen oo sheegay in uu aad u neceb yahay Jose Mourinho »

jila

Jilaaga reer Denmark Viggo Mortensen ayaa sheegay in aad u neceb yahay tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho inkastoo uu aaminsan…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Edin Dzeko oo ka tagaya Manchester City marka uu dhamaado xagaagan »

edin-dzeko-manchester-city

Edin Dzeko  ayey wararka sheegayaan inuu Man City ka tagayo xagaagan wadadiisana ay tahay Juventus. 29 jirkan ayaa Man City…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Jose Mourinho oo xiiseynaya inuu la soo wareego Andre Gomes »

960

Chelsea ayaa bartilmaameedkeeda u weecisay markan xiddiga qadka dhexe ee kooxda Valencia Andre Gomes waxaana ay wararka sheegayaan inuu bartilmaameed…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

AC Milan iyo Liverpool oo isugu soo haray tartanka Ciro Immobile »

borussia-dortmund-ciro-immobile

AC Milan aya kula biirtay kooxda Liverpool doonista weeraryahanka Borussia Dortmund  Ciro Immobile marka uu soo afjarmo xili ciyaareedkan. Xagaagii…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Liiska Xiddigaha England ee dhaawaca ugu haraya kulanka Derbiga ee Taliyaaniga ay wajahayaan »

liis

Danny Welbeck, James Milner iyo Leighton Baines  ayaa dhamaantood dhaawac u seegaya kulanka saaxibtinimo ee Italy. Roy Hodgson ayaa daboolka …

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Lionel Messi oo dhaawac ugu haray tababarka dalkiisa shakina laga geliyay kulanka El Salvador »

bbb

Lionel Messi ayaa lagu wadaa inuu seego kulanka saaxibtinimo dalkiisa Argentina uu kula ciyaarayo Washington dalka El Salvador. Ciyaaryahanka Barcelona…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Alexis Sanchez iyo xiddigaha dalkiisa Chile oo tababar ku bilaaway garoonka Arsenal+sawiro »

brvo

Dalka Chile ayaa tababar ku bilaaway  garoonka Arsenal ee Emirates oo ay maalinta beri ee Axada ay kula ciyaarayaan Brazil.…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Xiddigaha Brazil oo London u soo duulay si ay ugula ciyaaraan Chile+sawiro »

NeymarplaneL2703_302x322

Kabtanka Brazil Neymar iyo saaxibadiisa Brazil ayaa ka soo ambabaxay dalka France waxaana ay u soo duuleen London. Xiddiga Barcelona…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Guud ahaan kulamada Isreeb reebka Euro 2016 ee caawa dhacaya Italy ilaa Holland »

208233hp2

Kulamo ka tirsan ciyaaraha Euro 2016 ayaa caawa la ciyaarayaa. Dalalka waa weyn ee ciyaaraya waxaa kamid ah Holland iyo…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Iska Ilow Diego Costa xiddiga Cajuusta ee Alvaro Morata oo guul gaarsiiyay Spain+sawiro »

huuu

Xulka Spain ayaa 1-0 ugu adkaaday Slovakia waxaana ay ku jiraan booska labaad waxaana ay seddex dhibcood ka dambeeyaan dalka…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

England oo xawli ku socota xili Harry Kane uu shabaqa gaaray kulankiisii ugu horeeyay+video »

6

England ayaa  sii adkeysatay hogaankeeda ciyaaraha Euro 2016 kadib guushii ay ka gaareen xalayn Lithuania. Xulka England oo mininkooda joogay…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Eden Hazard oo tilmaamay inuu qaldanaa go’aankii Chelsea ay ku fasaxday Kevin de Bruyne »

bu

Eden Hazard ayaa difaacay saaxibkiisa ay isku dalka yihiin ee Kevin de Bruyne waxaana uu sheegay Chelsea ineysan siin fursad…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Seddex waxybood oo xaqiijinkara Arsenal iney k badineyso Liverpool kulanka soo socda »

arsenal

Daniel Sturridge  ayaa la soo warinayaa inuu garoomada ka maqnaan doono mudo bil ah maadaama uu qabo dhaawac. Macalinka England…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Paul Scholes oo kula taliyay Gareth Bale inuu ku biiro Man United hadii uu mustaqbalkiisa ilaashanayo »

gareth-bale-real-madrid

Paul Scholes ayaa kula taliyay xiddiga Real Madrid Gareth Bale iney u wanaagsan tahay Manchester United waxaana warkan uu imaanayaa…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Arsenal oo Theo Walcott ku badalaneysa xiddiga Germany Marco Reus »

2703949D00000578-0-image-a-16_1427403190723

Arsenal ayaa u diyaarsaneysa badalka Theo Walcott ciyaaryahanka Germany ee  Borussia Dortmund Marco Reus. Telegraph waxaa ay sheegeysaa tababare Wenger…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Manchester United oo aan dooneynin Chris Smalling iney ka iibiso Arsenal »

chris-smalling-manchester-united

Manchester United ayaa la soo warinayaa iney diidi doonto dalabka Arsenal ay ku doonayaan daafacooda Chris Smalling sanadkan. Toddobaadkan waxaa…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Javier Hernandez oo xiriir shukaansi la bilaabay gabadhii mudooyinkaan lala xiriirinaayay Cristiano Ronaldo »

harna 1

Gabadha quruxda baddan ee lala xiriirinayay Cristiano Ronaldo kaddib markii ay kala boodeen gacalisadiisii hore Irina Shayk ayaa hada sheeko…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Frank Lampard oo dib ugu laabtay Mareykanka si uu u daawado kooxdiisa cusub »

kpo

Frank Lampard  ayaa u duulay dalka Mareykanka isagoo ka dagay garoonka diyaaraha ee JFK airport. Ciyaaryahankii hore England iyo Chelsea…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Filipe Luis oo ka hadlay wararka sheegaya inuu ka tagayo Chelsea »

luis

Daafaca Chelsea Filipe Luis ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu ka tagayo garoonka Stamford Bridge sanadkan  si uu dib ugu laabto…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Taageere garoonka soo galay kuna duufay goolhayaha Arsenal David Ospina +video »

ospina-e1427405937362

Mid kamid ah taageerayaasha dalka Colombia ayaa fursad u helay inuu la kulmo oo uu habsiiyo goolhayaha kooxda Arsenal iyo…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Liiska Kulamada Euro 2016 ee Caawa dhacaya England ilaa dalka Spain »

kean

Dalalka Yurub waxaa caawa ka dhacaya kulamo ka tirsan Isreeb reebka looga soo baxayo ciyaaraha Euro ee 2016 bilaawanaya. England…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Radamel Falcao wuu dheeley,dhaliyay oo xitaa dhiibay kuna dhowyahay inuu noqdo xiddiga ugu goolasha badan dalkiisa taariiqda+video »

fakl

Radamel Falcao ayaa labo gool u jira inuu noqdo gooldhaliyaha taariiqda ugu goolasha badan dalkiisa Colombia. Xiddiga Van Gaal uu…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Manchester United oo diyaar u ah in seddex kamid ah daafacyadeeda ay kooxda ka dirto »

phil-jones-chris-smalling

Manchester United ayaa la sheegayaa iney dib u dhigtay wadahadalada heshiis cusbooneysiinta daafacyadeeda kala ah Phil Jones iyo Chris Smalling…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
English

Officials: Siege of gunmen in Somali hotel enters 2nd day »

12-hotel-Maka-Al-Mukarrama

MOGADISHU, Somalia — Gunmen from the Somali extremist group al-Shabab, who had taken up positions in a hotel frequented by government officials and dignitaries killing at least nine people, were exchanging fire with government troops more than 12 hours later, officials said Saturday. After the…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Changes to WIC program pose challenges for Somali grocers »

changes

At SeaTac Produce in Tukwila, Amira Abdulle cheerily greets customers along with her sons, who help to warm sambusas sold in the front case at the register. After shadowing her mother, Sahra, at the Tabarak minimart for nearly 10 years, Abdulle jumped at the opportunity…

Mar 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Her Instagram Feed Finds The Fun In Long-Suffering Somalia »

Ugaaso1

Ugaaso Abukar Boocow has become an Instagram sensation by sending out stunning visual messages from an unlikely place: poor, suffering Somalia. She was just a toddler when her grandmother fled with her to Canada to escape Somalia’s Civil War, leaving her mother behind. Then last…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Why a retired British army colonel has become the last hope for Somalia’s forgotten hostages »

poirates_3246071b

Even by Somalia’s standards, the village of Amara is a lawless place. A tumbledown hamlet in the sunbleached scrubland north of Mogadishu, it lies in a “no man’s land” between turf controlled by local warlords and the al-Shabaab Islamist militia. It is the perfect spot…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Top Shabaab commander captured »

al-shabab

Mogadishu – A top commander of the Somali Islamist group al-Shabaab was captured Thursday as he was preparing attacks in the country’s capital, a senior intelligence officer said. The source, who spoke on condition of anonymity, said it was too early to name the commander,…

Mar 27 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Somali pirates return, seize Iranian fishing vessel »

1

Mogadishu – Pirates have seized an Iranian vessel fishing illegally off the coast of Somalia in the first successful hijacking in almost three years, officials said Thursday, raising fears that the scourge of Somali piracy may be returning. “An Iranian vessel, fishing illegally in Somali…

Mar 26 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

In Somalia, Hunger Isn’t All About the Rains »

hunger

NAIROBI—Somalia is the only country to have suffered two famines in recent history. Its farming and livestock industries are strong but political turmoil and ongoing violence leave populations vulnerable to food insecurity. In some ways, Kassim Abdikadir is lucky. He works on farms around Afgooye,…

Mar 26 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Diinta sheekh

Muxaadaro: Sheikh Said Ali – Sheekadii Gabadhii tolkeed burburka ka badbaadisay

Waa qayb ka mida muxaadaro uu Allah Quraanka kaga sheekeeyay oo ku saabsan gabadh dadkeeda iyo nafteedaba guul ku hogaamisay. Waxaad ka heli doontaa waxyaabo aad kuu caajaa’ib galiya ila daawo oo ila dhuux micnaha ka…

Jan 11 2015 / Sii-Akhri »
Thinking man

Goormee ayuu dhimanayaa qalbigaaga

Tani waa xaqiiqooyin aan u wada baahanahay inta ay nafta nagu jirto oo aynu noolnahay. Ma Ogtahay qalbiga qofka Bini’aadamka inuu dhimanayo hadii lagu arko Arimahan soo socda. >Qalbigaaga waxa uu dhimanayaa Marka aad ilowdo ilaahay…

Dec 4 2014 / Sii-Akhri »
Cafimadka diabetes

Qalab cusub oo kaa caawin kara hadii aad Sonkor qabtid……

Iyadoo caalamka ay ku soo badanayaan dadka qaba kaadi macaanka ayaa misana waxaa lagu guuleystay in la helo qalab kala duwan oo caawin kara dadka qaba cudurkan sonkoroowga. Sida lagu shaaciyey mid ka mid ah warbaahinta…

Mar 26 2015 / Sii-Akhri »
oNOf

Arrimaha Caafimaadka Hawlgabka Kacsiga nimanka da’40-naadka…

ARRIMAHA CAAFIMAADKA: Waxaanu kusoo qaadanaynaa arrimo kusaabsan qoyska iyo waxyaabaha dhaliya ama keena Dhibaatada kacsiga, oo iyaduna loo yaqaan howlgabka kacsiga wuxuu ku yimaadaa 5 – 10% nimanka da’ 40 naadka ah. Da’duna si kala duwan ayay…

Mar 12 2015 / Sii-Akhri »
Fallo iidle

Dhaqan Mise Dhaqan Dooris!!

Soomaalidu waxay leedahay dhaqan iyo Hido ay ku faanto, taasna macnaheedu ma ahan in Dhaqanka Soomaalidu gebi ahaantiisba wada sax yahay, Tusaale Gabadha Soomaaliyeed ee aan la guursan waxaa caado u ahayd iney Timaha Tidcato oo…

Mar 28 2015 / Sii akhri »
maqayad

Ma Sweden baa Dulmileey ah, Mise Dollar baa ka shaqeeyey?

Dowladda soomaaliya waxay u dirtay Sweden warqad Press release ah, oo lagu cambaareeyey dowladda Sweden, laguna taageeray dowladda Sacuudiga. Warqaddu, looma qorin luuqad diblomasiyadeed, waxayna ku qornayd Luuqad dagaal ama colaadeed oo aan loo dhisin xitaa…

Mar 28 2015 / Sii akhri »
FILIMADA gedi

Prof. Cali Maxamed Gedi oo ka qeyb galay dood ka baxday TV-ga Royal DAAWO VIDEO-GA

Dood xiiso badan oo ka dhacday xarunta TV-ga Royal ayaa waxaa su’aalo dhowr ah lagu weydiiyey Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi. RIIX HALKAAN OO NALA DAAWO VIDEO DHAMAYSTIRAN IYO SU’AALAHA LA WEYDIINAYO RAYSUL…

Mar 18 2015 / Sii akhri »
sahruuja iyo xaaji

Hees cusub oo loogu magac daray Jiinbaar codkii Sahruuja iyo Xaaji 2015-ka

Fanaannada Banaadiriga ku caan baxday ee Sahruuja ayaa caawa waxay inoo haysaa hees loogu magac daray JIINBAAR waxaa la qaadi doona Xaaji. RIIX HALKAAN OO DAAWO MUUQAALKA QURXOON IYO HEESTII JIINBAAR FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK,…

Feb 27 2015 / Sii akhri »
Log in | Designed by Jimcale