Wararka degdeg

DEG DEG Hogaamiyaha Jubaland oo baarlamaanka Maamulkaasi ka dalbaday in waqtiga loo kordhiyo »

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe) ayaa ka codsaday baarlamaanka Jubbaland in loo baahan yahay in la kordhiyo mudada loogu diyaar garoobayo doorasho ka dhacda Jubbaland, taas oo…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
astaan

Golaha wasiirada oo ka shiray tacadiyo ka dhan ah beni’aadanimada oo lagu eedeeyay AMISOM »

Kulan ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada, oo uu shir guddoominayay Ra’iisul wasaare ku-xigeen Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta looga hadlay arrimo ay ka midyihiin amniga, dib u eegis lagu…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Raaxo-bikro-150x150

Qiso cajiib ah: Firinjeerka ayuu ku dhex kaadiyay »

Faarax reer baadiye ah ayaa Qurbaha yimid. Habeen ayaa isagoo marqaansan uu gurigiisa xilli dambe yimid. Waxa uu damcay inuu Musqusha galo, markaasu furay albaab, wuuna galay markii uu albaabkii…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
salmankhan-bhagyashree7591

Salman Khan oo amaan ka helay Atariishadii ugu horeysay uu filim la keeno »

Aktarada filimka “Maine Pyar Kiya ee Salman Khan ay isla keeneen filimkiisii ugu horeeyay Bollywoodka sanadkii 1989-kii ayaa la cajibtay filimka cusub ee Salman khan uu keenay ee Bajrangi Bhaijaan.…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
nan_1

DAAWO SAWIRADA:-Aas Qaran oo Dalka Shiinaha loogu sameeyay Sargaal Shiinees ah oo Muqdisho lagu dilay »

Waxaa garoonka diyaaradaha Jinan Yaoqiang International Airport ee dalka Shiinaga laga dajiyay Meydka Sargaal Shiinees ah oo ku geeriyooday Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee dhawaan Xarakada Al-Shabaab ku qaadeen Hotelka Jaziira…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
wasiir  maareye

Wasiir Maareye oo si adag uga hadlay Xariga Wariyayaal lagu xiray Dhuusa-mareeb »

Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa si adag uga hadlay xarig ay kooxda Ahlu Sunna Magaalada Dhuuso Mareeb ugu geesatay ilaa Shan wariye oo la shaqeenayay Telefishino…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
news

Safiirka Dowladda UK ee Somalia oo gaartay Magaalada Kismaayo »

Wafdi ay hoggaaminayso danjiraha Britian u qaabilsan Soomaaliya Harriet Mathews ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba. Madaxda maamulka Jubba ayaa wafdiga danjiraha ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha. Kulan…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
xasan

Madaxweyne Xassan oo ku fashilmay Siyaasada dalka iyo Hiigsiga Cusub oo boog ku noqday Shacabka »

Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho kusoo gabogaboobey shirka Hiigsiga Cusub kaasi oo laga soo saaray qodobo badan, la’iskuna afgartay. Kadib 2 maalmood oo la shirsanaa, 120 ergo oo isugu jira kuwa…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
new

Munaasabad lagu magacaabayo guddiga doorashada Jubbaland oo Kismaayo ka socta »

Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose looga dhawaaqo guddiga doorashada ee maamulka KMG ee Jubbaland. Baarlamaanka Jubbaland ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan uu…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
degdeg

WAR DEG DEG AH Danjiraha Britain ee Soomaaliya oo gaartay Magaalada Kismaayo »

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa ku waramaya in halkaasi goor dhaw ay gaartay Harriet Matthews oo ah safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya iyo wafdi ay…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
amisommm1

AMISOM oo iska Fogeeysay waxii ka dhacay Magaalada Marka »

Qoraal kooban oo ay howglka Midowga Afrika ee AMISOM kusoo qoreen Bogga ay kuleeyihiin Twitter ayey kaga hadleen waxa AMISOM ahaan ay ka ogyihiin wixii kadhacay Magaalada Marka oo lagu…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
axmed madobe

Axmed Madoobe”Khilaaf ayaa Dowladda Dhexe nagala dhaxeeya” »

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Markii ugu horeeysay si Cad uga hadlay Khilaafka kala dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya Maamulka Jubbaland. Axmed  Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
garisa

Jaamacada Gaarisa oo maanta dib loo furay kadib weerarkii al shabaab »

Hormuudka Jaamacadda Garissa ee W/bari Kenya,  Prof. Ahmed Warfa ayaa sheegay in Jamaacadda dib loo furi doono bisha soo socoto ee September, isagoo xusay in la maalgelinayo Ciiddan xooggan oo…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
gaas

C/wali Gaas oo fariin u diray Shabaabka Galgal »

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo Xalay ka hadlayay Munaasabad  ka dhacday Garoowe oo loogu dabaal dagayay Aas aaskii Maamulka Puntland  oo ay ka soo…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Raaxo-bikro-150x150

5 Arimood Oo Been Ah Inta Badan Dumarku Ku Madadaaliyaan Raga Jaceyl “Warbixin Xiiso Badan” »

Haddii aad dhab ahaantii ninyahoow qurux badan tahay, dumarku sidaas kuuma sheegayaan, balse waxay ku tusaysa inay iyadu qurux badan tahay.. Dumarka ayaa badana sheega kalmado aanay u arag inay…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
ei-200702

John Abraham oo ku dhow inuu xaaskiisa Furo,Sababtana la ogaaday »

Warar aan wanaagsaneyn ayaa laga soo warinayaa Jilaaga John Abraham iyo xaaskiisa Priya Runchal. Xiriirkooda ayaa la sheegay inuu bur bur ku dhowyahay taas oo u wacan kala fogaanshahooda isumana…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
daalibaan

Wadahadallada Nabadda ee Taliban oo “burburay” »

Wararka ka imaanaya dalka Pakistan ayaa waxa ay sheegayaan in laga cabsi qabo inay fashilmaan wadahadallada dhowaantan ay dowladaha Pakistan iyo Afghanstan ay la galeen Taalibaan. Kooxda ayaa hadda u…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
ahlusuna

Ahlusunna oo maxkamadeyneysa Wariyayaal ay ku xireen Dhuusamareeb »

Ururka Ahlu Sunn Waljamaaca ayaa sheegay in ay Maxkamad soo taagayaan Wariyayaasha u xiran maalintii 2aad kuwaas ooo Ururku uu ku eedeeyay in ay sameeyeen warar been abuur ah oo…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
maqaa

Dhaqaalaha dhulkaaga haka dhoofin!!. W/Q Cabdinuur Faarax Maxamuud »

Soomaalidu waxay ku maahmaahda, (Sal iyo dhul isma gafaan), waxaa xigmadaas loola jeeda meel kasta oo aad Adduunka ka tagto ama aad maalgashato waxaa ku hudhan dhulkaaga Hooyo, (lama huraan…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Booliisa-Germany-Qaxooti1

Booliska Germany oo gacanta ku dhigay Muhaajiriin Soomaali ah »

Todobaadyadii lasoo dhaafay ayaa waxaa sii kordhayey dadka qaxootiga ah iyo tahriibayaasha soo galaya dalka Germany kuwaasi oo intooda badan kasoo galaya dhanka xaduuda Austria. Gobalka Bayern ee ku yaal…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
som oil

Dowlada Britain oo Baaritaano ku samayneyso shirkada Soma Oil »

Xafiiska baaritaanada culus ee qiyaanooyinka lacagaha ee Britain, ayaa baaraya eedaymo musuqmaasuq ee shirkad shidaal oo British ah oo ka shaqaysa Soomaaliya. Soma Oil and Gas, ayaa waxaa madax ka…

Aug 1 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
degdeg

TOP NEWS AMISOM oo guri uu ka socday aroos mar qura u bedeshay goob geeri »

Qoyska Macalin Iidey, ayaa waxay habeenimadii xalay ay ahayd habeen murugo iyo xanuunkeedaba leh, ka dib markii iyadoo uu hoygoodu ka socdo xaflad meher ah, ay xoog ku soo galeen…

Aug 1 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Sports

Angel di Maria oo 24-ka saac ee socda ku biiraya Paris Saint-Germain »

2ADB432E00000578-3182907-image-a-1_1438514810937

Angel di Maria  ayaa la soo warinayaa inuu tijaabada caafimaad u marayo kooxda PSG 24-ka saac ee soo aadan. Kooxaha…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Safafka Rasmiga kulanka u dhaxeeya kooxaha Arsenal iyo Chelsea »

article-3182844-2B0A6F7200000578-953_964x388

Goordhow waxaa bilaawanaya kulanka u dhaxeeya kooxaha Arsenal iyo Chelsea. Diego Costa ayaa gabi ahaan uga haray kulankan dhaawac halka…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Ma Is Tiri Waxaan Booto Ka Weyn: Arsene Wenger Oo Hanajabaad Tii Ugu Cusleyd Kaga Naxsadey Chelsea Ka Hor Kulankooda Community Shield!! »

arsene-wenger-arsenal

Arsene Wenger Macalinka kooxda reer England ee Arsenal ayaa waxaa uu hadal hanjaab ah hawadda u mariyey kooxda Chelsea ka…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Juventus oo masiibo ay ku dhacday doonatayna Witsel iyo Guarin »

witsel-clapping490epa_5

Kadib dhaawac soo gaaray Sami Khedira Juventus oo dib ugu laabtay suuqa kala iibsiga iyagoo ka raadinaya ciyaaryahan qad dhexe…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Arsene Wenger”Arsenal wax mar marsiiyo looma hayo xagaagan »

2B03E5D200000578-0-Arsene_Wenger_says_Arsenal_have_no_excuses_not_to_challenge_for_-a-55_1438463500270

  Macalinka Arsenal ee Arsene Wenger ayaa ku raacay Jose Mourinho inaan loo cudur daari doonin Arsenal xili ciyaareedka soo…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Siddeed waxyaabood u daawo caawa kulanka Barcelona iyo Fiorentina »

not_horaris_1280x720-FIRENZE.v1438186215

   Kooxaha Barcelona iyo Fiorentina ayaa caawa ciyaaraya kulan saaxibtinimo saacada marka ay tahay 10:00 habeenimo. Waxyaabaha ugu weyn ciyaartan…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Wayne Rooney,Aguero iyo Memphis Depay oo hogaaminaya xiddigaha Gooldhalinta EPL-ka loo saadaalinayo »

df3a5344-295a-4e01-803d-9c20471ae558

Xili ciyaareedka cusub Premier league ayaa la rajeynayaa inuu furmo isbuuca dambe. Durba waxaa leys weydinayaa xiddiga ku guuleysan doona…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Arsenal oo damacsan maanta iney soo celiso Rikoorkeedii 1999-kii »

2AE910A800000578-0-image-a-57_1438463543601

Arsenal ayaa maanta dooneysa iney soo celiso rikoorkeeda koobka Community Shield oo ay la ciyaareyso galabta kooxda Premier league ku…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Diego Costa oo cadeeyay inuu ka cabsanayo Petr Cech inuu guul u horseedo Arsenal maanta »

2B03E92800000578-0-image-a-4_1438458822475

Weeraryahanka Chelsea Diego Costa ayaa ka baqaya Petr Cech inuu isbadal ka sameeyo kulanka Arsenal iyo Chelsea maanta dhex maraya…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

TOP:Zlatan Ibrahimovic oo macsalaameeyay kooxda PSG,Xagee ku sii jeedaa »

Ibra-shoulder490epa_3

War kale oo yaableh ayaa ka soo baxay Zlatan Ibrahimovic oo lala xiriirinayo inuu ka tago xagaagan kooxda France ee…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Andrea Pirlo oo sadaaliyay Finalka Italian Super Cup ee Juventus iyo Lazio »

Pirlo-NY-press490marcomessina

Andrea Pirlo ayaa u rajeeyay guul kooxdiisa Juventus marka ay la ciyaareyso kooxda Lazio Italian Super Cup. Pirlo ayaa ku…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Liverpool oo gacanta ku soo dhigtay Xirfadle Allan Rodrigues de Souza »

lfc

Liverpool ayaa xaqiijisay iney la soo wareegtay ciyaaryahanka da’da yar ee Allan Rodrigues de Souza . 18 jirkan oo ka…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Arsene Wenger oo ka dalbaday Mesut Ozil goolal badan xagaagan »

arsenal-mesut-ozil

Macalinka Arsenal Arsene Wenger ayaa u sheegay Mesut Ozil inuu ka doonayo goolal badan xili ciyaareedka cusub ee 2015-16 ee…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Alexandre Pato oo qarka u saaran inuu ka ciyaaro Premier league »

alexandre-pato-sao-paolo

Kooxda Sunderland ayaa la sheegay in wadahadalo ay la bilowday kooxda Corinthians oo ay ka doonayaan iney kala soo wareegaan…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Manchester City oo lama filaan kula wareegeysa Saido Berahino »

saido-berahino-west-brom

Manchester City  ayaa isku diyaarineysa iney la soo wareegto weeraryahanka West Brom Saido Berahino. 21 jirkan ayaa xagaagii hore Premier…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Falanqeynta kulanka Community Shield ee Arsenal iyo Chelsea,Wenger oo wali guul raadinaya »

0

Kooxaha Chelsea iyo Arsenal ayaa raadinaya biladii ugu horeeyay ee xili ciyaareedka cusub xili Petr Cech uu ka hor imaanayo…

Aug 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Angel Di Maria oo qaar kamid ah xiddigaha PSG u sheegay inuu ku soo biirayo »

angel-di-maria-manchester-united

Ma dheera goorta uu Angel Di Maria uu ku biirayo kooxda  Paris Saint-Germain oo siweyn u baadi goobeysa. Warar soo…

Aug 1 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Hooyada Pedro oo xaqiijiyay wiilkeeda inuu ku biirayo Man United »

1681822_heroa

Madaxweynihii hore kooxdii Pedro San Isidro ninka lagu magacaabo Jaime Lorenzo ayaa shaaca ka qaaday Pedro inuu u biiri doono…

Aug 1 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
English

Exclusive: U.S. Operates Drones From Secret Bases in Somalia »

duqeyn

KSMAYO, Somalia — Some say the Americans are everywhere. Some say they are nowhere. Still others say they are everywhere and nowhere at once. But the shadowy U.S. presence in this strategic port city in war-torn southern Somalia has clear consequences for anyone with a…

Jul 3 2015 / Comments Off on Exclusive: U.S. Operates Drones From Secret Bases in Somalia / Sii-Akhri »

AU Special Envoy to Somalia condemns attack on AMISOM base »

mbassador Maman Sidikou

The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, and Head of AMISOM, Ambassador Maman Sidikou has condemned the attack on an AMISOM base in the town of Leego, by Al Shabaab militants. Ambassador Sidikou regrets the losses recorded and…

Jun 27 2015 / Comments Off on AU Special Envoy to Somalia condemns attack on AMISOM base / Sii-Akhri »

Somali President opens modern hospital built in Mogadishu by UAE »

IMGM6833

Mogadishu –President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sh. Mohamud has opened modern hospital in which United Arab Emirates implemented in the Somali Capital Mogadishu today on Thursday. A very colorful event was held at inside this hospital in Shangani district in Benadir…

Jun 5 2015 / Comments Off on Somali President opens modern hospital built in Mogadishu by UAE / Sii-Akhri »

Somali President opens National Army Training Camp built by UAE in Mogadishu »

IMGM4756

President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sh. Mohamud has officially opened National Army Training Camp in Which United Arab Emirates built in Hodan district in Benadir region. A very colorful occasion on the opening of this Army Training Camp was held inside…

May 13 2015 / Comments Off on Somali President opens National Army Training Camp built by UAE in Mogadishu / Sii-Akhri »

Malawi, Somalia offer frightened citizens a way back home »

malawi

Malawi and Somalia are preparing to repatriate their countrymen after weeks of xenophobic violence in KwaZulu-Natal. On Monday night, the Somali embassy said it was trying to trace its citizens and help them escape the violence. It has demanded urgent assistance from the Department of…

Apr 14 2015 / Comments Off on Malawi, Somalia offer frightened citizens a way back home / Sii-Akhri »

Somali Refugees Feel Remittance Pain After Kenya Attack »

Dadaab_Regugee_Camp

Dadaab Refugee Complex, Kenya — Hundreds of thousands of Somali refugees are among those hardest hit by Kenya’s closure of remittance firms in the wake of the 2 April shooting of at least 147 university students in Garissa by Al-Shabab militants. Thirteen such firms had…

Apr 14 2015 / Comments Off on Somali Refugees Feel Remittance Pain After Kenya Attack / Sii-Akhri »

AU Special Representative re-affirms AMISOM’s continued support to the Somali National Army on its 55th anniversary »

african_union-flag

The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia Ambassador Maman Sidikou has described the role of the Somali National Army (SNA) in liberating areas previously held by the terrorist group Al-Shabaab as a critical contribution towards peace and stability…

Apr 13 2015 / Comments Off on AU Special Representative re-affirms AMISOM’s continued support to the Somali National Army on its 55th anniversary / Sii-Akhri »
Diinta Sheekh Saciid

DAAWO OO KA FAA’IDEYSO TOBANKA DANBE EE BISHA RAMADAAN

Waa muqadas inaad ka faa’ideysato tobanka danbe ee bisha radamaan waxaa ku jiro qeyr aan lasoo koobi karin, hadaba muxaadaro ka hadlaysa DAAWO OO SI MIYIR AH UGU FAA’IDEYSO RIIX HALKAAN HADA AAD AQRINAYSO OO DAAWO…

Jul 10 2015 / Sii-Akhri »
sheekh mustafa

Muxaadaro kusaabsan Qoyska Muslimka iyo Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil DAAWO VIDEO

RAMADAAN KARIIM: Kusoo dhawaada muxaadaro kusaabsan Qoyska Muslimka, waxaa inoo soo jeedinaya ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin allaha kasiiyee Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil. SI AAD U DAAWATO DARSIGAAN QOYSKA MUSLIMKA RIIX MEESHAAN AAD HADA…

Jun 26 2015 / Sii-Akhri »
Cafimadka maraqdigaaga

Maxaad kala socotaa Maraqa digaaga iyo dhibaatooyinka uu leeyahay?

Dad gaaraya 80 qof ayaa waxaa soo ritay cudurka la yiraahdo Salmonella, ka dib markii ay ka cunteeyeen maqaayad ku taalla jasiirada Öland. Dadka xanuunsanaya ayaa lala xiriirinayaa faafida cudurka oo soo bilowday bishii Diseembar ee…

Jul 15 2015 / Sii-Akhri »
stretch-marks

Maxaa Sababa Dildilaaca Jirka, Daawo Se Ma Leeyahay

Waa maxay Dildilaaca Jirka? Dildilaaca jirka ama ‘Stretch Marks’ waa diilmo kasoo baxa jirka inta hoose, naasaha, gacamaha inta kore, canjirada, iyo kubka. Dildilaaca jirka ayaa badana lagu arka haweenka uurka leh waliba bilaha dambe ay…

Jul 13 2015 / Sii-Akhri »
Fallo xasan

Madaxweyne Xassan oo ku fashilmay Siyaasada dalka iyo Hiigsiga Cusub oo boog ku noqday Shacabka

Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho kusoo gabogaboobey shirka Hiigsiga Cusub kaasi oo laga soo saaray qodobo badan, la’iskuna afgartay. Kadib 2 maalmood oo la shirsanaa, 120 ergo oo isugu jira kuwa adduunka ka socda iyo golayaasha dowladda…

Aug 2 2015 / Sii akhri »
maqaa

Dhaqaalaha dhulkaaga haka dhoofin!!. W/Q Cabdinuur Faarax Maxamuud

Soomaalidu waxay ku maahmaahda, (Sal iyo dhul isma gafaan), waxaa xigmadaas loola jeeda meel kasta oo aad Adduunka ka tagto ama aad maalgashato waxaa ku hudhan dhulkaaga Hooyo, (lama huraan waa cawska jiilaal), haddaba dhaqaalaha dhulkaaga…

Aug 2 2015 / Sii akhri »
FILIMADA ekta-kapoor-050615

Aktarka Tusshar Kapoor walaashiis Ekta Kapoor oo maanta dabaal dagaysa

Gabadha la dhalatay Aktarka Tusshar Kapoor ee Ekta Kapoor ahna filim soo saare ayaa maanta u dabaal-dagaysa sanad guurada dhalashadeeda oo maanta u began. Ekta Kapoor waxa ay ka shaqeysaa TV-yada India, waana filim soo saare,…

Jun 7 2015 / Sii akhri »
Hrithik-Roshan-PTI1

Jilaaga caanka ah ee Hrithik Roshan oo maanta bartiisa ku soo daabacay war yaableh

Ma ahan in Aktarada Bollywoodka ay guda galaan Arimaha siyaasada maadama ay yihiin rag dadka madadaaliya. Sidoo kale ma ahan in qabiil ama dhinac gaar ah ay la saftaan taas oo ay ku luminayaan taageerayaashooda. Hrithik…

Jun 6 2015 / Sii akhri »
Log in | Designed by Jimcale