Wararka qasaaro

Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo Ogoontoobey. Nabee Faarax Sendiko Gar Buu lahaa !! »

Soomaalida waxay Tiraahdaa “Qof aad Barashadiisa Rabtid Jid la mar, Jabad la Xaaro ama Jadiin la cun, Raga maanta hor boodaya Kubadda Cagta Soomaaliya, waxaan ugu hiiliyey Qalinkeyga, mark aan…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
gaas

AKHRISO MAGACYO: Madaxweynaha Puntland oo kala Diray Golaha Deegaanka Garoowe Isku shaandhayna ku sameeyey Agaasimayaal »

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kala diray golahii deegaanka degmada Garoowe, wuxuu sidoo kale isku shaandhayn ku sameeyey qaar ka mida Agaasimayaasha wasaaradaha dowladda Puntland.…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
safirka-Jabuuti3-500x264

Wafdi uu hogaaminayo safiirka Jabuuti oo howlo shaqo ugaaray Beledweyne »

Safarka beledweyne uu maanta ku gaaray danjiraha dowladda Djibouti uu ku gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku wehliya wakiilka midawga Yurub ee Soomaaliya iyo wakiilka midawga…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
astanta dowlada

Wasaarada waxbarshada Soomaaliya oo digniin u dirtay daladaha waxbarashada »

Ka dib markii maalmihii la soo dhaafay ay soo baxayeen dhaliilo badan oo ka imaanaya dhanka daladaha waxbarashada isla markaana wasaarada waxbarashada ku dhaliilaya in habka ay dooneyso in imtixaan…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Madaxweyne-Xasan-515x343

Madaxweyne Xasan iyo wafdi uu hogaaminaayo oo Maanta dib ugu soo laabtay Dalka »

Muqdisho, 3 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu Sudan iyo Nigeria…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
1111111

DAAWO SAWIRO Laga soo qaaday Ciidamo ka tirsan Liyuu Boolis oo lagu dilay Xuduuda dalka Itoobiya »

Inta la ogyahay 8 askar oo ka tirsan Ciidamada Itoobiya ayaa ku dhintay dagaal ka dhacay Xuduuda dalka Itoobiya, halka dagaalka dadka deegaankuna looga dilay 6 Maleeshiyo beeleed. Dagaalka ayaa…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
NEWS

Ciidamada Amaanka Puntland oo jeelka ku xaabiyay Xoogmaalato »

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa suuqa ganacsiga ee Gaalkacyo waxa ay ka qab-qabteen dad muruq maal ahaa.…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
anupamkher-jackieshroff759

Aabaska oo iska diiday Filimka Jazbaa iyo Jackie Shroff oo booskiisa galay »

Ninka ay soomaalida u taqaan Aabaska ee Anupam Kher waa ay ka daba timid da’da markana waxaana uusan awoodin sanadkii inuu filimo badan uu jilo. Anupam Kher ayaa lagu waday…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
wasaa

Wasaaradda macdanta batroolka Soomaaliya oo beenisay Eedeymo loo jeediyay »

Wasaaradda Macdanta iyo batroolka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay war qoraal ah oo uu soo daabacay Website-ka Bloomberg oo ah website ay ganacsato leeyihiin. La taliyaha Wasaaradda Macdanta iyo batroolka…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
wasiirka-ammniga-170x114

Wasiirka ammniga: “ma aqbaleyno in Kenya ay Darbi ka dhisto Xadkeena” »

Wasaaradda ammniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan aqbaleyn in Kenya ay Darbi ka dhisto xadka ay wadaagaan dalalka Kenya iyo Soomaaliya. Wasiirka ammniga Cabdrisaaq Cumar Maxamed ayaa hadalkaan…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
ciidan

Dagaal Khasaaro naf iyo maal geystay oo ka dhacay Deefow »

Faahfaahin dheeri ah ayaa kasoo baxeysa Dagaal beeleed dib uga qarxay Deegaanada Deefoow iyo Kabxanleey oo qiyaastii 30 KM u jira Magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan, sida ay kusoo waramayaan…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
madaxweyne xasan

Madaxweynaha oo magacaabay Safiiradda Soomaaliya ee Mareykanka iyo Turkiga »

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya uu Safiiro u magacaabay Dalalka Turkiga iyo Mareykanka, xilli dowladda ay wado dadaalo ay ku xoojineyso xiriirka Dibadda. Axmed Cawad oo dhalasho ahaan kasoo jeeda Puntland…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
marta

Markab soo qaadi doona Soomaalida yemen ku xaniban oo Saaka ka shiraacday Dekada Muqdisho »

Markabkii dhawaan uu ku deeqay Ganacsadaha Soomaaliyeed Cali Cabdi Faarax ayaa saaka ka shiraacday Dekada Muqdisho kaasoo soo qaadi doona ugu yaraan 2 kun oo Soomaali ah . Dadka Soomaalida…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
alshabaab

Korneyl kashifay sababta ay dhalinyarada Gedo ugu biirayaan Al shabaab »

Afhayeenka Ciidanka Xooga Dalka ee Gobolka Gedo, Korneyl Aadan Axmed Xersi (Aadan Rufle), ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan Gobolkaasi ay ka soo horjeedaan gumeysi uu sheegay inay Kenya la…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
ciidamada kenya

Dowlada Kenya oo qaadatay go’aan ka farxiyay A l shabaab »

Xukuumadda Kenya ayaa waqtigaan waxa ay qorsheynaysaa sida ugu macquulsan ee ciidamadeeda ka jooga dalka Soomaaliya ugala soo bixi laheyd, xilli dalka Kenya ay ka dhacayaan weeraro uga imaanaya dhanka…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
128

DAAWO SAWIRADA:-Haweeney aan gacmo lahayn oo ka qeyb galeysa tartanka jirdhiska »

NPC Junior, waa Haweeneey u dhalatay Mareeykanka, mana lahan 2da Gacmood, sidaas ooy tahay waxay ka qeyb qaadaneysaa Tartanka Jirdhiska, kaasoo ay ka qeyb galayaan Boqolaal dumar iyo Haween isugu…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
ei-246748

DAAWO SAWIRADA :-Goorta la daawan doono heeska Salman Khan ee Le Le Re oo la shaaciyay »

Shanta bishan June aynu ku guda jirno waxaa la sugayaa oo la siideynayaa heeskii ugu horeeyay oo kamid ah filimka Bajrangi Bhaijaan oo uu wado Salman Khan. Heeskaan oo sawiradiisa…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Ciidamada-Dowladda

Howlgalo lagu xaqiijinaayo Amniga oo saakay ka socdo Wanlawaweyn iyo Baydhabo »

Wararka ka imaanaya Magaalada Wanlaweyn ee Gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi saaka aaney ka jirin wax dhaq dhaqaaq ah markii ciidamada Dowlada iyo kuwa Amisom xanibeen isku socodka…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
baarlamanka

Xildhibaan kahadlay waxa uu ku qotomo Mooshinka Jubba »

Mudane ka tirsan Baarlamaanka Somalia, ayaa si dadban uga soo horjeestay Mooshinka Baarlamaanka Jubba ka yaala Xarunta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Somalia. Axmed Adhi oo ka mid ah mudanayaasha, ayaa…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Wasiirka Amniga

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Darbiga Kenya ka dhisayso xadka Somalia iyo Kenya uu abuuri karo Dhibaato »

Dowladda Somaliya, ayaa waxay markeedii ugu horeysay ay cadeysay mowqifkeeda la xiriira, darbiga Kenya wado inay ka dhisto xuduuda ay la wadaagto dalka Somaliya. Kenya waxay ku andacoonaysaa inay darbiga…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
obama

Madaxweyne Obama oo saxiixay shari ogalaanaaya In lamaha Amaanka ay dhageystaan Talefonada »

Madaxweyne Obama waxa uu saxiixay xeer cusub oo Sanetka ay meel mariyeen, si loo xadido dowladda inay aruuriyo akhbaarta telefoonada, taas oo qeyb ka ahayd howlagallada la socodka. Xeerka xuriyadda…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
mungaab

Duqa Magaaladu Doolaalo Dheeraa.!! »

Duqa Magalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muug-gaab), waxa uu ka hadlay Tirakoobka ay dhowaan soo saartay Wasaarada Qorshaynta Qaranka, kaas oo Soomaliya Tiradeeda lagu sheegay in ka yar 13-Malyuun oo…

Jun 3 2015 / 1 Comment / Sii-Akhri »
MAQAAL11

Yaa Mudan Inuu Ka Jawaabo Waddan Marka Dadkiisa Waddan Kale Dhibaato U Geysto,Dhulkiisana Xoog Lagu Qabsado? »

Dowlad kasta oo ka jirta waddan waxaay difaacdaa dadkeeda iyo dalkeeda gudaha iyo dibeddaba,dowladduna waxaay matashaa ummadda ku nool waddankaas,iyadana ka masuul ah shacabka ku abtirsada waddankaas. Waddamada Kenya iyo…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
bbb

DAAWO SAWIRKA Mid kamid ah gaadiidkii la socday Axmed Siilaanyo oo ku dhex dhacay biyo marayeen tog ah »

Gaadhi ka tirsanaa kolonyada waftiga madaxwaynaha Somaliland ayaa ku dhacay doox  ku yaala jidka isku xidha magaalooyinka Hargaysa iyo Berbera. Gaadhiga oo ay saarnaayeen ciidamada ilaalada madaxtooyada Somaliland ayaa halkaasi…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
qq

DAAWO SAWIRADDA: Warar dheeraad ah oo laga helaayo Markaba Siday Boqolaal Dalxiisayaal ah oo Degay »

Kooxaha gurmadka ee wadanka Shiinaha ayaa ku jira hawlgal samato bixin ah oo kadib markii uu dagay mid ka mid ah maraakiibta dalxiiseyaasha qaada oo ay saarnaayeen 450 qof oo…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
xaamud-740x367

Somaliland oo sifeyneysa Xildhibaanada Daarood ee Golaha Wakiilada ka tirsan »

Iyadoo ay sii laba jibaarmeyso Xasaarada Siyaasadeed ee ka dhex taagan Maamulada Puntland iyo Somaliland, ayaa waxaa arrimo dhowr ah si qoto dheer uga hadlay Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
LAWYER

Ninkii jeclaaday gabadha Obama oo isagana la jeclaaday »

Garyaqaan Felix Matagei oo u dhashay dalka Kenya, ayaa dhawaan shaaciyey inuu doonayo inuu  guursado gabar uu dhalay Madaxweynaha dalka Maraykanka, Barack Obama oo lagu magacaabo Malia B.Obama. Garyaqaanka ayaa…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
astaan-150x150

Dowlada Somalia oo lasoo hooyatay guul lama ilaabaan ah (Maxaa cusub) »

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer oo dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu ka qeybgalay Shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
tarsan

Tarsan oo dhulka la galay Madaxda ugu sareysa Dowlada Somalia (Muxuu sheegay) »

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Mohamud Ahmed Nur Tarsan, ayaa ka hadlay fahanka Soomaalida ay ka fahansan tahay farqiga u dhexeeya isticmaalka Erayga ah Digtoor iyo Professor. Tarsan ayaa sheegay…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
map-740x416

Markab ay la socdeen 450 qof ayaa ku degtey xeebaha dalka Shiinaha »

Markab nooca dalxiiska ah isla markaana ay sidey 450 qof ayaa ku degey biyaha dalka Shiinaha gaar ahaan webiga Jangtse, waxaa weli socda gargaarka dadkaas lagu soo badbaadinayo, inkasta oo…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
aw3

DAAWO SAWIRADA Sida ay u dhacday Caleema saarka Madaxweyne Omar Al-bashiir »

Qaar ka mid ah hogaamiyeyaasha qaaradda Africa, ayaa Magaalada Khartuum ee dalka Sudan uga qeybgala Caleemo Saarka Madaxwaynaha Sudan Omer Xasan Al-bashiir oo ku guulaystay doorashooyin ay mucaaradku qaadaceen oo…

Jun 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
dil

Taliye Ku Xigeenkii Saldhiga Baydhabo oo galabta la dilay iyo ninkii dilay oo isna la dilay »

Waxaa gelinkii dambe ee maanta Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay lagu dilay Cali Xareed, oo ahaa Taliye Ku Xigeenkii Saldhiga Booliska ee Baydhabo. Dilka, ayaa wuxuu ka dhacay Wadada Afar…

Jun 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
bar9

DAAWO SAWIRADA: Haweenay Sawirtay Libaax, Daqiiqado Yar Kahor Intii Anuu Cunin »

Mid ka mid ah Libaaxyo ku dhaqan beerta xayawaanka Safari ee dalka Koonfur Afrika ayaa dilay haweenay dalxiis ahayd, daqiiqado yar uun ka dib markii ay sawiro ka qaaday libaaxyadaasi.…

Jun 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
abaanduuliyaha-ciidanka-dhuusamareed25-620x465

TOP NEWS Abaan Duulaha Ciidanka Xooga Dalka oo ka badbaaday weerar ay ku dili lahaayen Ciidamada Xooga »

Gawaari uu la socday General C/risaaq Khaliif Cilmi, Abaan Duulaha Ciidanka Xooga Dalka, ayaa waxaa goor dhow lagu weeraray inta u dhaxeyso Degmada Afgooye iyo deegaanka Nambar Konton ee Gobolka…

Jun 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
article-2283421-1836CB7B000005DC-208_306x595

Jaceylka xidiga”Maxaad ka taqanaa Nolasha jaceyl iyo mida gaar ee Eden Hazard »

Maanta waxaan sheekooyinkeenii taxana ahaa ee jaceylka ciyaaryahanka iyo Arimihiisa gaarka ah waxaan ku soo qaadaneynaa xiddiga Chelsea ee Eden Hazard. Sanadkan waxaa uu uruursaday Abaalmarino badan oo ay ku…

Jun 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Sports

Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo Ogoontoobey. Nabee Faarax Sendiko Gar Buu lahaa !! »

qasaaro

Soomaalida waxay Tiraahdaa “Qof aad Barashadiisa Rabtid Jid la mar, Jabad la Xaaro ama Jadiin la cun, Raga maanta hor…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Kooxaha Real Madrid iyo Tottenham oo isaga hor imaanaya koobka Audi Cup »

1318412_heroa

Kooxda Tottenham ayaa kaga hor imaaneysa koobka Audi Cup Real Madrid kahor inta aysan la ciyaarin midkood Bayern Munich ama…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Ra”iisul wasaare,heesaa ,ciyaaryahano,Maxaad kala socotaa dadka caanka ee kala taageeraya Barcelona iyo Juventus finalka »

shakira_wlq5i0kmsb7n13iku0kenx4m1

6-da bishan June oo ay ku beegantahay maalinta Sabtida waxaa dalka Germany Finalka Champions league ku ciyaaraya kooxaha Juventus iyo…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Sawirada Real Madrid oo soo bandhigtay Rafa Benitez xili uu ooyin jabsaday »

The new head-coach of Real Madrid football team, Rafael Benitez gets excited as he gives a press conference at the Santiago Bernabeu stadium in Madrid on June 3, 2015. The hiring of Rafael Benitez as Real Madrid boss today makes the Spaniard the 10th coach to serve under Florentino Perez during his two spells as the club's president between June 2000-February 2006 and since June 2009. AFP PHOTO / PIERRE-PHILIPPE MARCOUPIERRE-PHILIPPE MARCOU/AFP/Getty Images

Rafa Benitez  ayaa ilmeeyay maanta markii  ay soo bandhigtay Real Madrid oo tababaraheeda cusub uu noqonayo. Ninkan ku dhashay caasimada…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Paul Pogba oo la ogaaday inuu sugayo ku biirista kooxda Barcelona »

juventus-paul-pogba

Xiddiga Juventus Paul Pogba ayaa ka doorbiday Man City kooxda Barcelona. 22 jirkan ayaa lala xiriirinayaa kooxo badan oo Yurub…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Petr Cech oo ugu dambeyn Chelsea u sheegaya inuu rabo Arsenal »

petr-cech-chelsea_e2i6o1907npk1ksevzh8l9a2z

Goolhayaha kooxda Chelsea Petr Cech ayaa la soo warinayaa in kooxdiisa uu u sheegi rabo inuu rabo ku biirista kooxda…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Neymar”Is jir goolhaye Buffon,waan kaa guuleysanayaa Sabtida »

Neymar-Barcelona-Wallpaper-HD

Gool dhaliyaha Barcelona Neymar ayaa u goodiyay goolhayaha kooxda Juventus ee Buffon  oo ay ku kulmayaan Finalka Champions league. Semi…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Jose Mourinho oo maanta iska diiday in Chelsea uu ku soo biiro weeraryahan caan ah »

hi-res-e6aa0e600e23d4653bfda14b2b8be693_crop_north

Tababaraha kooxda Chelsea ayaa maanta si rasmi u shaaciyay kooxdiisa ineysan xagaaga dambe soo wadan ciyaaryahanka Atletico Madrid ee gool…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Rafael Marquez oo tilmaamay meelaha ay ku kala badin karaan Barcelona iyo Juventus »

1471892_heroa

Xiddigii hore Barcelona Rafael Marquez ayaa qaba Lionel Messi iyo Paul Pogba Iney yihiin labada xiddig ee go’aamin kara finalka…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Rafael Benitez oo si rasmi u noqday tababaraha cusub ee Real Madrid »

459024_heroa

Real Madrid ayaa xaqiijisay maanta in tababaraheeda cusub uu yahay Rafael Benitez  waxaana ay ku badalanayaan booskii Carlo Ancelotti oo…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Ali Bin Al Hussein oo markale u istaagay doorashada madaxweyne ee FIFA »

prince-ali-2-06042015_1wmg93z55xojr12a2vucz1dzci

Ali Bin Al Hussein ayaa xaqiijiyay inuu yahay markale musharax u taagan doorashada Madaxweyne ee Fifa taas oo dhawaan qabsoomi…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Xiriirka kala iibsiga Man United iyo Real Madrid oo xumaaday »

gareth-bale-real-madrid

Real Madrid ayaa iska soo diiday dalab €150milyan Man United ay ku dooneysay xiddigaheeda Gareth Bale iyo Raphael Varane. United…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Xiddigii hore Chelsea Michael Essien oo ku biiray kooxda Panathinaikos »

michael-essien-ac-milan

Michael Essien ayaa u si rasmi ugu biiray kooxda Panathinaikos waxaana uu la galay heshiis labo sano ah. Ciyaaryahankii hore…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Wararkii ugu dambeeyay Real Madrid iyo Raheem Sterling »

raheem-sterling

Real Madrid  ayaa hoos u dhigtay rabitaanka xiddiga Liverpool Raheem ee Sterling xagaagan. Da’yarkan ayaan la rajeyneynin inuu heshiis cusub…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Manchester City oo lala xiriirinayo iney soo iibsato Isco »

isco-real-madrid_1

Manchester City  ayaa dib u soo nooleysay rabitaankeedii xiddiga qadka dhexe Real Madrid eek u fadhiya£32milyan Isco. Macalinka Sky Blues…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Gonzalo Higuain oo Chelsea u badalaya booska Drogba »

napoli-gonzalo-higuain_1

Chelsea ayaa la soo warinayaa iney ku biirtay tartanka weeraryahanka Napoli Gonzalo Higuain. Maadaama ay ka hartay kooxdiisa Champions league…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Miralem Pjanic oo ku qal qaalinaya Edin Dzeko inuu Roma ku biiro »

edin-dzeko-manchester-city

Miralem Pjanic ayaa ka dhaadhicinaya Edin Dzeko inuu ka soo tago Man City oo uu kula soo biiro xagaagan kooxda…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

James Milner oo loo saadaaliyay inuu noqon doono kabtanka Liverpool »

manchester-city-james-milner

Jamie Carragher ayuu u saadaaliyay James Milner inuu noqon doono kabtanka Liverpool hadii uu ku biiro kooxda Anfield ku ciyaarta.…

Jun 3 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Carlo Ancelotti oo iska diiday inuu tababare u noqdo kooxda AC Milan »

Carlo-Ancelotti

Carlo Ancelotti ayaa iska diiday oo hoos u dhigay inuu dib ugu laabto AC Milan oo uu u noqdo tababare.…

Jun 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Sepp Blatter oo iska casilay xilkii madaxtinnimo ee FIFA »

1

Sepp Blatter ayaa iska casilay xilkii madaxweynenimo ee xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA, kaddib shir jaraa’id oo uu ku…

Jun 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Barcelona oo bilowday tababarka Finalka Champions league +sawiro »

article-3107368-294B65A400000578-539_636x409

Xiddigaha Barcelona labo koob kadib waxaa ay haatan isku diyaarinayaan Finalka ciyaaraha Champions league oo ay wajahayaan Juventus sabtida. Kani…

Jun 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Jaceylka xidiga”Maxaad ka taqanaa Nolasha jaceyl iyo mida gaar ee Eden Hazard »

article-2283421-1836CB7B000005DC-208_306x595

Maanta waxaan sheekooyinkeenii taxana ahaa ee jaceylka ciyaaryahanka iyo Arimihiisa gaarka ah waxaan ku soo qaadaneynaa xiddiga Chelsea ee Eden…

Jun 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

MSN oo noqday weerarka Abid ugu fiicnaa ,Messi iyo finalka oo dhashay iyo 25 waxyaabood oo Barcelona la xiriiria »

29368A8500000578-3104017-image-a-108_1433024088830

Barcelona ayaa toddobaadkan ku guuleysatay Coppa Del Rey waxaana ay 3-1 ay ugu qaaday kooxda Athletic Bilbao. Rikoorada ciyaarta. Athletic…

Jun 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Maanta oo kale Jose Mourinho oo yimid Premier league qabtayna Chelsea,xaqiiqooyin »

1411145295811_wps_10_Chelsea_FC_via_Press_Asso

Layaab ayey laheyd markii Chelsea June 1, 2004 ay ku dhawaaqeysay ceyrinta tababaraheedii Claudio Ranieri laakiin waxaa u yimid tababare…

Jun 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Arturo Vidal “Barcelona ayaa ugu cad cad ku guuleysiga Champions league »

arturo-vidal-iker-casillas-real-madrid-juventus-champions-league-13052015_1mrexwqn54h9m1ord9mik3jj04

Xiddiga  Juventus Arturo Vidal ayaa qaba Barcelona iney ugu cad cadahay ku guuleysiga Finalka Champions league laakiin kooxdiisa ay iskudayi…

Jun 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

TOP:Jordi Alba oo heshiis la gaaray kooxda Barcelona »

jordi-alba-atletico-de-madrid-barcelona-liga-bbva-05172015_2ddk7u9swo841pduhjgptris4

Jordi Alba  ayaa heshiis cusub u saxiixay maanta heshiis cusub Barcelona kaas uu kula sii joogayo llaa 2020-ka. Sanadkii 2012…

Jun 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Liiska 94 ciyaaryahan oo Barcelona soo maray 10-kii sano ee la soo dhaafay »

article-3105571-293FB5DE00000578-153_636x421

Kooxda Barcelona ee wadanka Spain 10-kii sano ee la soo dhaafay waxaa soo maray 94 ciyaaryahan. Xiddigahan ayaa isugu jira…

Jun 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Daawo Muxuu sameynayaa laacibkii Adduunka Cristiano Ronaldo »

2940ED1E00000578-3106113-Late_night_antics_Footballer_Cristiano_Ronaldo_was_caught_urinat-m-19_1433176642190-620x490

Laacibka Adduunka waqtigan Cristiano Ronaldo ayaa hab dhaqanadiisa xun wali iska dhaafin waxaana markan la qabtay isagoo wadada suuli ahaan…

Jun 2 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
English

Somali President opens National Army Training Camp built by UAE in Mogadishu »

IMGM4756

President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sh. Mohamud has officially opened National Army Training Camp in Which United Arab Emirates built in Hodan district in Benadir region. A very colorful occasion on the opening of this Army Training Camp was held inside…

May 13 2015 / Comments Off on Somali President opens National Army Training Camp built by UAE in Mogadishu / Sii-Akhri »

Malawi, Somalia offer frightened citizens a way back home »

malawi

Malawi and Somalia are preparing to repatriate their countrymen after weeks of xenophobic violence in KwaZulu-Natal. On Monday night, the Somali embassy said it was trying to trace its citizens and help them escape the violence. It has demanded urgent assistance from the Department of…

Apr 14 2015 / Comments Off on Malawi, Somalia offer frightened citizens a way back home / Sii-Akhri »

Somali Refugees Feel Remittance Pain After Kenya Attack »

Dadaab_Regugee_Camp

Dadaab Refugee Complex, Kenya — Hundreds of thousands of Somali refugees are among those hardest hit by Kenya’s closure of remittance firms in the wake of the 2 April shooting of at least 147 university students in Garissa by Al-Shabab militants. Thirteen such firms had…

Apr 14 2015 / Comments Off on Somali Refugees Feel Remittance Pain After Kenya Attack / Sii-Akhri »

AU Special Representative re-affirms AMISOM’s continued support to the Somali National Army on its 55th anniversary »

african_union-flag

The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia Ambassador Maman Sidikou has described the role of the Somali National Army (SNA) in liberating areas previously held by the terrorist group Al-Shabaab as a critical contribution towards peace and stability…

Apr 13 2015 / Comments Off on AU Special Representative re-affirms AMISOM’s continued support to the Somali National Army on its 55th anniversary / Sii-Akhri »

Kenya asks UN to repatriate Somali refugees »

refugee

NAIROBI – Kenya said it has asked the UN refugee agency to repatriate hundreds of thousands of Somali refugees by July in the wake of the Garissa University massacre. “We have asked the UNHCR to relocate the refugees in three months” or “we shall relocate…

Apr 13 2015 / Comments Off on Kenya asks UN to repatriate Somali refugees / Sii-Akhri »

The global squeeze on Somalia just got worse, thanks to Kenya »

11

The world’s chokehold on Somalia’s key financial lifeline is getting even tighter. As of February, many banks in the United States have largely stopped servicing the accounts used by money transfer operators to help Somalis in the country send money to their families and networks…

Apr 12 2015 / Comments Off on The global squeeze on Somalia just got worse, thanks to Kenya / Sii-Akhri »

Somali refugees flee Yemen fighting, return to war-torn home »

som-635x357

MOGDISHU, Somalia — Somali refugees in Yemen are now coming back to their war-torn home as fighting rages in the Middle East country, officials said Saturday. A boat carrying 260 Somali refugees, many of them women, children and elderly, has become the latest to dock…

Apr 12 2015 / Comments Off on Somali refugees flee Yemen fighting, return to war-torn home / Sii-Akhri »
Diinta sheekh-shakuul

Dowladda Kenya oo loogu baaqay inay kahortagto aargoosi lagula kaco Soomaalida

“Xorriyadda diimaha oo aanu ku heysano dalka Kenya ayaan weynay” ayuu yiri Sheekh Axmed Shakuul oo u waramayay idaacadda VOA-da. Sheekh Shakuul oo ka mid ah culumaa’udiinka Soomaalida Kenya ayaa ka hadlay dhibaatooyin hor leh oo…

Apr 10 2015 / Sii-Akhri »
kk

Sheekh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi oo mahad celin iyo baaq u diray jaaliyadaha Soomaalida dibadda

Sheekhh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi oo ahaa gacan yarihii Caalimkii weynaa ee Sheekh Cabdi Celi ayaa mahad celin u jeediyay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa. Waxa uu sheegay Sheekh C/qaadir inuu socdo isla markaana…

Mar 31 2015 / Sii-Akhri »
Cafimadka Dr.Xalaal

Waxyeellada cudurka Macaanka ee shabakada dambe ee isha (W/Q: Dr.Axmed Xalaal)

HORUDHAC: Waxyeellada cudurka Macaanka ama Sonkorowga uu ku keeno shabakada dambe ee isha (diabetic retinopathy) wuxuu kamid yahay indha la’aanta ugu badan ee lagu maareeyo isbitaallada indhaha ee dalka, waane cudurka afaraad ee keena indha la’aanta aan…

May 18 2015 / Sii-Akhri »
irbid

Baraarujinta Caafimaadka: Caaga irbada la isku duro oo aan nadiif ahayn iyo Halista uu leeyahay

Hay’ada cafimaadka u qaabilsan Iswiidhan ayaa sheegaysa qaabka isku bedbedaka caaga irbadaha la isku duro in uu ku sii balaadhanayo wadanka gudihiisa. Gobolka Skåne ayaa la sheegayaa in ay ka dhacday laba dhacdo oo kali ah…

May 5 2015 / Sii-Akhri »
Fallo mungaab

Duqa Magaaladu Doolaalo Dheeraa.!!

Duqa Magalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muug-gaab), waxa uu ka hadlay Tirakoobka ay dhowaan soo saartay Wasaarada Qorshaynta Qaranka, kaas oo Soomaliya Tiradeeda lagu sheegay in ka yar 13-Malyuun oo Qof ka dib markii loo adeegsday…

Jun 3 2015 / Sii akhri »
MAQAAL11

Yaa Mudan Inuu Ka Jawaabo Waddan Marka Dadkiisa Waddan Kale Dhibaato U Geysto,Dhulkiisana Xoog Lagu Qabsado?

Dowlad kasta oo ka jirta waddan waxaay difaacdaa dadkeeda iyo dalkeeda gudaha iyo dibeddaba,dowladduna waxaay matashaa ummadda ku nool waddankaas,iyadana ka masuul ah shacabka ku abtirsada waddankaas. Waddamada Kenya iyo Ethoipia waxaay soomaaliya ku hayaan xadgudub…

Jun 3 2015 / Sii akhri »
FILIMADA gedi

Prof. Cali Maxamed Gedi oo ka qeyb galay dood ka baxday TV-ga Royal DAAWO VIDEO-GA

Dood xiiso badan oo ka dhacday xarunta TV-ga Royal ayaa waxaa su’aalo dhowr ah lagu weydiiyey Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi. RIIX HALKAAN OO NALA DAAWO VIDEO DHAMAYSTIRAN IYO SU’AALAHA LA WEYDIINAYO RAYSUL…

Mar 18 2015 / Sii akhri »
sahruuja iyo xaaji

Hees cusub oo loogu magac daray Jiinbaar codkii Sahruuja iyo Xaaji 2015-ka

Fanaannada Banaadiriga ku caan baxday ee Sahruuja ayaa caawa waxay inoo haysaa hees loogu magac daray JIINBAAR waxaa la qaadi doona Xaaji. RIIX HALKAAN OO DAAWO MUUQAALKA QURXOON IYO HEESTII JIINBAAR…

Feb 27 2015 / Sii akhri »
Log in | Designed by Jimcale