Banner

Wararka Salaad cali Jeelle

Salaad Cali Jeelle oo dhulka ku jiiday in Wasiirka Dastuurka iyo Cadaallad sheegayna qaladaadkiisa »

Ex Xildhibaan Salaad cali Jeele kana tirsan Siyaasiyiinta Somalia, ayaa waxa uu sheegay in Wasiirka Dastuurka iyo Cadaallad uu fara gelin ku hayo adeega Garsoorka Soomaaliyeed. Salaad Cali Jeelle waxa…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
7

DAAWO SAWIRO Laga soo qaaday Gaari maanta la doonaayay in lagu qarxiyo Baar Liido oo miino lagu soo xiray »

Halkaani ka daawo Sawiro laga soo qaaday Gaari uu lahaa Ruux shacab ah oo lagu xiray Miino xilli uu ku sugnaa Liido. DAAWO SAWIRADDA FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO,…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
DEG DEG

Qarax ka dhici lahaa Xeebta Liido oo la fashiliyay »

Wasaarada amniga Qaranka Somalia ayaa Waxaa ay sheegtay in maanta ay fashilisay  gaari qof shacab ah uu lahaa oo qarax lagu soo xiray kaas oo lagu qabtay Xeebta Liido .…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
madaxweyne

Madaxweynaha Maamulka Shabeelle State oo sheegay in Hub iyo dares laga xaday keydka Dowlada loo geeyay … »

Madaxweynaha Maamulka Shabeelle State Abuukar Mardaadi Cabdi Cusman oo la hadlay Warbaahinta Magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu sheegay in deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha ay gaaren Hub culculus. Abukar Mardaadi…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
DEG DEG

Soomaali Tahriibayaal ahaa oo ku dhamaaday Qarax lagula eegtay Yemen »

Inta la xaqiijiyey ku dhawaad Lix ruux oo Tahriibayaal Soomaali ahaa ku geeriyooday 10 kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo Qarax ka dhacay Magaalada Caasimadda dalka Yeman ee Sanca.Qaraxaan oo…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
kenya-forces1

Ciidamada Kenya oo si qarsoodi ah ula Shaqeeyo Kooxda Alqaacidada Somalia ee Alshabaab. »

Ciidamada Kenya oo si qarsoodi ah ula Shaqeeyo Kooxda Alqaacidada Somalia ee Alshabaab. Warbixin cusub oo ka soo baxday Machadka daraasaadda Difaaca Maraykanka (the Institute of Defence Analyses (IDA) ayaa…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
AAB-265-480x238

Laamaha Ammaanka Norway oo ka digay weeraro lagu qaado xarumahooda. »

Hay’adda Sirdoonka iyo Boliska Ammaanka ee dalka Norway ayaa maanta ka digtay inay suurtogal tahay inay weeraro argagixiso ka dhacaan Norway. Haweeneyda Madaxda ka ah Boliska Ammaanka Norway (PST), Bendicte…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Gen.-150x150

Been abuurkaad u gaysateen Taliyaha Booliska Soomaaliya , Abaal marin ma ku hesheen »

tan iyo 9 Bishaan Markii uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiwali Sheekh Axmed Maxamed ku dhawaaqay Taliyaha Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil waxaa soo baxaayay barabagaando ,…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Abuu muscab

Shabaab oo ugu baaqay Muslimiinta caalamka inay weeraraan Yuhuudda »

Farriin cod ah oo lagu shaaciyay mareegaha al-Shabaab taageera ayuu afhayeenka al-Shabaab Cali Maxamuud Raage ugu baaqay Muslimiinta inay weeraraan dadka Yuhuudda ah iyo hantidooda meel walba oo ay ku…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
xasan

DAAWO SAWIRO Laga soo qaaday Madaxweyne Xassan oo Salaada Ciid la dugtay shacabka Soomaaliyeed »

Halkaan ka daawo Madxaweynaha Jamhuuriyada Somalia Xassan Sheekh Maxamuud iyo madaxda kale DFS oo maanta Magaalada Muqdisho Salaada Ciid kula dukaday Shacabka Soomaaliyeed. Xigasho radio Muqdisho FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
wasii

DAAWO SAWIRADDA. Laba Gabdhood mataano Mucjiso ah oo ku dhashay Magaalada Muqdisho »

Wasiirka Warfaafinta mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta oo ciid ah booqday cisbitaal ku yaalla xaafadda Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid halkaasoo ay ku jiraan ilmo mataano ah oo…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
mc

Dumarka Muslimiinta Stockholm oo ku mudaaharadaay Mcdonalds-ka (Sababta Farxiyo Cali Qaajo ayaa inoo heysa) »

Stockholm: Magaalada Stocholm ee dalka Sweden ayaa siwayn looga Ciiday maata ayadoo guud ahaan ay Muslimiinta dalka Seweden ay maalin qur ah wada Iideen Ciidulfidriga Islaamka, walow hadana ay kala Soomoomeen…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
CIID_2014 (23)

Magaalada Borlänge oo u ciiday si ka duwan waqtigii lasoo maray SAWIRO IYO VIDEO »

Waa lakala soomay waa se laysla tukaday waa ilaahay mahadii dadka qaar baa 30 maalmood soomay halka qaar kale ay 29 maalmood dhamaysteen waxaase la isku raacay in maanta salaadii…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

DAAWO SAWIRADDA. Madaxweyne Gaas oo Salaada Ciid la dukaday Boqolaal shacab ah »

Madaxwaynaha maamulka  Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe gaar ahaan Garoonka Kubadda Cagta kula tukaday Salaadii Ciida Kumanaan Dadweyne ah . Tukashada Salaada Ciida ayaa waxaa sidookale Goob…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Muqdisho

FIKRAD: Xamaroow Khayaarkaa »

Akhriste Hadaad Xamar tiqiin, Xamar Xamarkaad tiqiin ma ahan,  hadaad og tahay iyo hadii kaleba Xamar waxa uu ahaa Magaalo si wayn laysugu soo dhoweeyo, oo si wanagsan laysu sooro, Xamar…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Gaas

Madaxweyne Gaas oo cafis u fidiyay Maxaabiis farabadan oo ku xirnaa Xabsiyada Maamulka Puntland. »

Warka laga helaayo Magaalada Bososo, ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas uu cafis u fidiyay Eedeysanayaal ku kala xirnaa Xabsiyada Maamulka. Madaxweynaha ayaa waxa…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
saado-cali2-640x359

Dilkii Saado: Maxaa ka Kororsadey (Cabduqaadir Maxamed Cabdulle) »

23-Bishan July 2:00 Duhurnimo  aniga waxaan ku sugnaa dhismo aad ugu dhow wadada mashquulka badan ee Maka Al-Mukarama Xaafadda Taleex waxaa goobtaasi igu wehliyay Suxufiyiin Dhowr ah, jawiga xilligaasi caadi ayuu…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
kay

Nicholas Kay oo salaan iyo bogaadin kal iyo laab ah u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed »

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa salaam iyo bogaadin kal iyo laab ah u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed iyagoo maanta…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
xasan (1)

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa munaasabadda Ciidda hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed:-War-Saxaafadeed »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u direy hambalyada ciidul fitriga oo maanta loo dabaaldegayo. Madaxweynuhu wuxuu yiri “Ii oggolaada…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
ra-isu-150x150

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hanbalyeeyey Munaasabadda Ciidul Fidriga »

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubka Islaamka ugu hanbalyeeyey munaasabadda Ciidul Fidriga. Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa u rajeeyey dadka…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Eid

Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday in ay Bari Ciid Tahay »

Wasaarada diinta iyo Awqaafta xukuumada Soomaaliya ayaa goor dhow ku dhawaaqday in ay bari tahay ciidul-fitri. Ku- Simaha wasiirka ahna Wasiirka ku xigeenka wasaarada diinta iyo Awqaafta xukuumada Soomaaliya Yuusuf…

Jul 27 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
DEGDEG

DEG DEG. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo goor dhow ka bad-baaday Qarax lagu weeraray »

Wararka aan ka helayno Nawaaxiga Hoteelka Lafweyn ee Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Qarax xoogan goor dhow lala eegtay Gaadiid uu watay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mungaab. Qaraxa ayaa waxa uu…

Jul 27 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Meyd

Ganacsade Caan ka ahaa Magaalada Muqdisho oo lagu Toogtay Suuqa-bakaaraha. »

Kooxo hubeysnaa ayaa waxa ay goor dhow Magaalada Muqdisho ku toogteen Ganacsade ka howlgali jiray Suuqa weyn ee Bakaaraha. Ganacsadaha la dilay ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Daahir Shaxam oo…

Jul 27 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
amm_5

DAAWO SAWIRO Laga soo qaaday Ciidamada AMISOM oo Qur’aan aqrinaayo »

Halkaan ka daawo Sawiro laga soo qaaday Ciidamo ka wada Tirsan AMISOM kana soo kala jeeda Jabuuti, Siralaango iyo Ugandha oo cibaadeysanaayo xilli ay Sheegen inay sagootinayaan Bisha barakeysan ee…

Jul 27 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
3-biyo-maal_thumb

Shirar lagu soo afjaraayo Colaadihii ka dhacay Caabudwaaq oo heer gabogabo maraayo. »

Warka naga soo gaarayo Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in halkaasi ay si xooli ah uga socdaan Shirar lagu soo afjaraayo colaadihii ka dhashay Dagaalada halkaasi ka dhacay.…

Jul 27 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Dalxa

Xildhibaan ka tirsan Golaha Baarlamaanka oo ka hadlay go’aanka lagu yareynaayo Safaaradaha. »

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalka oo ka tirsan Golaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka Somalia ayaa waxa uu tallaabo wanaagsan ku tilmaamay nusqaaminta Safaaradaha badan oo ay Dowladu ku leedahay Caalmaka lagu sameeyay.…

Jul 27 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
2

DAAWO SAWIRADDA. Ciidamada Dowlada oo gacanta kusoo dhigay Hubkii ugu badnaa oo ay la haayen Alshabaab »

Howlgal aya si wada jir u fuliyeen Ciidamada amniga ee dalka iyo kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa lagu soo qabqabtay Hub la sheegay inuu Keyd u…

Jul 27 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
howlgal

Howlgalo Culus oo xiligaani ka socdo Qeybo ka tirsan Magaalada Muqdisho »

Warka aan ka heleyno Degmooyinka qaar ee Magaalada Muqisho, ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socdaan Howlgalo adag oo lagu xaqiijinaayo Ammaanka. Howlgalada ayaa waxaa wado Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya…

Jul 27 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
QM

QM oo ka walaacsan Abaaro kusoo wajahan dalka Somalia »

Xafiiska isku xirka arrimaha Aadanaha ee Qaramada Midoobay oo magaciisa loo soo gaabiyo (UNOCHA) ayaa ka digay abaaro mar kale ka dhaca dalka Soomaaliya waqtiyada soo socda. Abaaro dad iyo…

Jul 27 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
Sports

Dhacdo Yaableh:Steven Gerrard oo ka ooysiiyay gabar Mareykan ah+sawiro »

gere

Mareykanka waxaa uu kamid yahay dalalka ay ku noolyihiin taageerayaal si waali ah u jecel kabtankii hore ee England Steven…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Abou Diaby “waxaan ku sigtay inaan iska dhaafo ciyaaraha kubada cagta »

diaby

Kubad sameeyaha qadka dhexe ee kooxda Arsenal Abou Diaby ayaa daboolka ka qaaday inuu ciyaaraha kubada cagta oo dhan ka…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Real Madrid oo Mehdi Benatia ku badalaneysa booska Pepe »

pepe

Real Madrid ayaa la sheegay iney soo iibsan doonto xagaagan Mehdi Benatia hadii Pepe uu ka tago. Idaacadaha dalka Spanish-ka…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Barcelona oo tababar soo laabasha ku jirta+sawiro »

ber

Barcelona ayaa tababarkeeda xili ciyaareedka waxaa ay ka bilowday garoonka St George’s Park. Xiddigaha ku guuleystay koobka Adduunka ee Xavi,…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Guud ahaan kulamada Xiisaha leh ee caawa Man United,Inter iyo Real Madrid »

manaaa

Kulamo ka tirsan tartanka Siddeed geeslaha ee ka socda Mareykanka ayaa lagu wadaa in caawa la ciyaaro iyo kulamo saaxibtinimo.…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Cristiano Ronaldo oo dib ugu soo laabtay tababarka Real Madrid isagoo eegaya kulanka Man United+sawiro »

ddd

Cristiano Ronaldo ayaa dib ugu soo laabtay tababarka kooxda Real Madrid ay ku qaadaneyso USA waxaana uu si toos ugu…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Mundo Deportivo:Man United oo ku bixineysa £30million iibka Juan Cuadrado. »

article-0-200E2B1D00000578-317_634x642

Idaacadaha dalka Spain ayaa soo warinaya in Manchester United ay goosatay iney soo iibsato ciyaaryahanka kooxda Fiorentina Juan Cuadrado. Mundo…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Joel Campbell oo dib ugu soo biiray kooxdiisii hore ee Arsenal »

jo cambe

Joel Campbell ayaa ugu dambeyn dib ugula soo biiray kooxdiisa Arsenal mudo uu amaah ugu maqnaa. Xiddiga madow ee xirfada…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Marouane Fellaini oo ku dhow inuu ku biiro horyaalka Serie A »

napol

Marouane Fellaini ayaa helay fursad uu ugu dhaqaaqo kooxda Serie A ee Napoli waxaana uu soo gaba gabeyn doonaa waayihiisii…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Guud ahaan Isku Aadka horyaalka Serie A oo dhameystiran »

allegri-aha490ai_10

Guud ahaan waxaad halka ka heli kartaa 38 kulan ee kooxaha Serie sanadkan ay ciyaarayaan iyo Taariiqda. Malaha kooxaha aad…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Xaqiiqooyin ku saabsan Isku Aadka Serie oo la sameeyay iyo sida ay isugu soo beegmeen kooxaha. »

oio

Isku Aadka horyaalka Serie A ayaa la sameeyya iyadoo todobaadka ugu horeeya kulamada ugu adag ay yihiin marka ay madaxa…

Jul 29 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Arsenal oo si rasmi ula soo wareegtay Calum Chambers+sawiro »

arse

Arsenal ayaa si rasmi ula soo saxiixatay daafaca dambe ee kooxda Southampton Calum Chambers kaasoo ay ka soo bixiyeen qiimo…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Carl Jenkinson oo heshiis la gaaray koox ka ciyaarta Premier league »

carl-jenkinson-arsenal

Kooxda Hull City ayaa la fahansanyahay in heshiis £3milyan ay la gaartay daafaca kooxda Arsenal Carl Jenkinson. 22 jirkan dafafaca…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Tababaraha Arsenal oo xaqiijiyay iney heshiis la gaareen Calum Chambers. »

gamb

Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay in saacadaha soo socda ay la soo wareegi doonaan da’yarka kooxda Southampton Calum Chambers. Gunners ayaa…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Petr Cech”Chelsea uguma carari doono Thibaut Courtois ilaa nafta ay igu jirto »

382767_heroa

Goolhaye Petr Cech ayaa si geesinimo leh u sheegay inuusan Chelsea ugu carareyn Thibaut Courtois isagoo yiri”waxaan diyaar u ahay…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Isku Aadka horyaalka Serie A oo maanta la sameynayo »

serie-a-nike15490tw_1

Kooxaha horyaalka Serie A ayaa sugaya isku Aadkooda xili ciyaareedka 2014-15 ee maanta lagu wado in la sameeyo. Xaflada ayaa…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

RASMI:Antoine Griezmann oo ku biiray Atletico Madrid »

ant

Atletico Madrid ayaa heshiis la gaartay ciyaaryahanka kooxda Real Sociedad ee Antoine Griezmann. Ciyaaryahanka wadanka France ayaa waxaa lala xiriirinayay…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Manuel PelIegrini oo ku farxay kartida Stevan Jovetic »

ciiiii

Tababare Manuel PelIegrini ayaa soo dhaweeyay qaab ciyaareedka weeraryahankiisa Montenegro Stevan Jovetic oo AC Milan ka dhaliyay labo gool waxaana…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Sawirada Dejan Lovren oo ku biiray Liverpool taariiqna sameeyay »

love

Dejan Lovren ayaa si rasmi ugu biiry kooxda Liverpool £20million waxaana uu sameeyay rikoorka ciyaaryahankii ugu qaalisanaa daafac ee Liverpool…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Arsenal oo shaacisay kulanka ugu horeeya ee Alexis Sanchez u safanayo »

san

Saxiixa cusub ee Arsenal Alexis Sanchez ayaa seegi doono ciyaaraha saaxibtinimo ee Arsenal ku ciyaareyso Austria halkaas oo la filayay…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Liverpool oo guul ka soo hoysay koobka International Champions Cup+sawiro iyo safkii »

sr

Gool uu bilowgii ciyaarta oo socota shan daqiiqo dhaliyay Raheem Sterling ayey Liverpool 1-0 ugu adkaatay kooxda difaacaneysa horyaalka Greek…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Diego Costa oo dhaliyay goolkiisii ugu horeeyay Chelsea xili Blues ay guul gaartay+sawiro iyo safkii »

cost

Chelsea ayaa mardambe 2-1 ku jiiday kooxda Olimpija Ljubljana ciyaar ka dhacday Slovenia. Didier Drogba ayaa ku soo biiray safka…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Manchester City oo u awood sheegatay AC Milan+sawiro iyo safkii »

ccc

Kooxda Manchester City ayaa guul aysan ku rafaadin waxaa ay ka gaartay kooxda tababarteeda ay yaraatay ee AC Milan inkastoo…

Jul 28 2014 / No Comment / Sii-Akhri »
English

Women Charged With Helping Al-Qaida-Linked Group »

AP

Thursday July 24, 2014 Five people, including two women in the U.S., were charged Wednesday with funneling money to the al-Qaida-linked extremist group al-Shabab in Somalia, prosecutors said. The two U.S. women — Muna Osman Jama, 34, of Reston, and Hinda Osman Dhirane, 44, of…

Jul 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

3 arrested, 2 sought in case involving Shabab terrorist group »

la-na-nn-al-shabaab-terror-arrests-20140723-002

By MICHAEL MUSKALThursday, July 24, 2014 Three people have been arrested and two are being sought on charges of providing material support to Shabab, the militant group waging a terrorist campaign in Somalia, the Justice Department said Wednesday. The five are accused of one count…

Jul 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Air Algerie Flight AH5017 disappears from radar over North Africa »

diyaarad

An Air Algerie flight from Burkina Faso to Algiers carrying over 100 people has disappeared from radar on a flight from Burkina Faso to Algiers, the official Algerian news agency said Thursday. Air navigation services lost track of the plane 50 minutes after takeoff early…

Jul 24 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Somali musician and MP Saado Ali Warsame shot dead »

sado1

Popular Somali musician and member of parliament Saado Ali Warsame has been shot dead by Islamist militants. She was killed along with her bodyguard in a drive-by shooting in the Somali capital, Mogadishu. A spokesman for the Islamist al-Shabab group, Abdulaziz Abu Musab, told the…

Jul 23 2014 / No Comment / Sii-Akhri »

Kenya Airports Unsafe, Warns US »

nairobi-jomo-kenyatta-international-airport-domestic-terminal2

Tuesday July 22, 2014 MOMBASA KENYA: A United States aviation agency has designated Kenya as a hostile region for US aircraft in its latest advisory and prohibition notice. The Federal Aviation Administration (FAA) notice also lists Ethiopia on its full prohibition list and restates Somalia as…

Jul 22 2014 / Comments Off / Sii-Akhri »
Diinta DSC07771

Culumaa’udiinka Ahlusuna oo kulan ay Muqdisho ku yeesheen ka soo saaray go’aano culus + Sawirro

Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca oo maanta kulan ballaaran ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa cambaareeyay falalka Al-Shabaab ay geysanayaan bisha Ramadaan, iyagoo sheegay in bishan ay tahay bil xurmad leh oo aan banaaneyn in la daadiyo dhiiga qof…

Jul 16 2014 / Sii-Akhri »
DSC04363

Culimada Ahlusuna oo ku baaqay in gargaar la gaarsiiyo goobaha laga xoreeyay Al-Shabaab

Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiika Ahlusuna Wal-jameeca ayaa waxaa baaq loogu diray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adaha sama falka inay gar gaar deg deg ah gaarsiiyaan goobaha laga xoreeyay Al-Shabaab. Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa sheegay…

May 2 2014 / Sii-Akhri »
Cafimadka bee

FAA’IIDADA KU DUUGAN MALABKA W/Q SICID XAGAA

Malabka waa midka kaliya ee ugu macaan waxyaabaha uu alle ugu deeqay umadiisa in ku manaafacaadsadaan , sidoo kalena laga yaabo in aanad ka warqabin in uu leeyahay faa’idooyin badan oo dhinaca caafimaadka ah . Malabka…

May 21 2014 / Sii-Akhri »
hiv-curt

Cudurka HIV/AIDS-ka oo daawadiisa laga helay Soomaaliya

Sheekh ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ku dhawaaqay inuu helay daawo lagu daaweeyo bukaannada qaba cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS. Sheekh Maxamuud Bukhaari ayaa sheegay inuu Allaah u saqiray daaweynta ilaa…

Apr 24 2014 / Sii-Akhri »
Fallo Gen.-150x150

Been abuurkaad u gaysateen Taliyaha Booliska Soomaaliya , Abaal marin ma ku hesheen

tan iyo 9 Bishaan Markii uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiwali Sheekh Axmed Maxamed ku dhawaaqay Taliyaha Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil waxaa soo baxaayay barabagaando , been abuur , iyo u gafida…

Jul 29 2014 / Sii akhri »
Muqdisho

FIKRAD: Xamaroow Khayaarkaa

Akhriste Hadaad Xamar tiqiin, Xamar Xamarkaad tiqiin ma ahan,  hadaad og tahay iyo hadii kaleba Xamar waxa uu ahaa Magaalo si wayn laysugu soo dhoweeyo, oo si wanagsan laysu sooro, Xamar waxa uu ahaa Miskiin koriye, oo…

Jul 28 2014 / Sii akhri »
Dhagayso shamso-shumey1

DHAGEYSO: Hees cusub iyo fannaanada Shamso Shumey “Guur Hagaagay”

Fanaannadda Shamso Shumey ayaa soo saartay hees cusub oo ku saabsan lamaanayaal uu u hagaagay hamigoodii ay qorsheynayeen in muddo ah, kaasi oo soo maray heerar kala duwan oo murtida heesta Fannaanadda Shamso Shumey uga hadleyso…

Jun 20 2014 / Sii akhri »
Xaawo kiin3

Hees cusub oo shirib ah soona baxday maanta Xaawo Kiin DAAWO

Hees cusub oo shirib ah lana magac baxday Cadale soona baxday maanta waxaa inooga luuqeynaysa fanaanada codka macaan ee Xaawo Kiin nala daawo. Heestaan ayaa waxaa miraheeda leh Laashin Xuseen Cabdulle Xasan “Xuseen Madoobe”, waxaana muusikada…

Feb 11 2014 / Sii akhri »
Log in | Designed by Jimcale