Wararka hoteel jazeera

Taliska Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed oo war kasoo saaray Ruuxii isku qarxiyay Hoteel Jazeera »

War kasoo baxay Hay’adda Nabad Suggida Somalia ayaa lagu faah-faahiyay ruuxii isku qarxiyay Hoteelka Jazeera ee Magaalada Muqdisho. 1. Qaabkii Qaraxa U Dhacay & Khasaaraha Uu Gaystey:- Qaraxa noociisu wuxuu ahaa…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
fr1

DAAWO SAWIRADA Qaabka C/raxmaan Faroole loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe »

Madaxweynihii hore ee Puntland, C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole), ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe, ka dib markii looga guuleystay doorashadii madaxtinimada Puntland ee 8-dii bishii Janaayo ee sanadkii…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
PP

R/wasaaraha oo khudbad ka jeediyay Shirka New Deal ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho »

Muqdisho, 7/29/2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa khudbad ka jeediyey shirka heer wasiir ee Madasha Waddamada iyo Hay’adaha Iskaashiga la leh Soomaaliya oo maanta ka…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
DSC09085

DAAWO SAWIRADDA: Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeeray xarumaha ciidamada ammaanka ee degmada Cadaado »

Kormeerka madaxwayne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa waxaa ku wehlinayay Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Galmudug, Taliyaal ciidan iyo gudoomiyaha degmada Cadaado, Meelihii  ay kormeereen ayaa waxaa ka mid…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
news

Dagaalo dib uga soo cusboonaaday Warshiikh »

Inta la ogyahay ilaa 7 ruux ayaa dhimatay kuwo kalana way dhaawacmeen markii dagaalo saaka iyo xalay ay ka dheceen duleedka Magaalada Warsheekh ee Gobolka shabeelaha . Nabadoono ka soo…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
il

Qofkii ugu horreeyay oo il gacan ku samays ah loo galiyay islamarkaana ay u shaqaysay »

Dhaqaatiirta magaalada Manchester ee dalka ingiriiska ayaa ku guulaystay qaliin dhanka indhaha ah oo ay ku sameeyeen Raay Filiin oo ah 80 jir. Ninkaan ayaa aragiisa waayay maadama uu da’ahaan…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
liimo

14 sheey wax tarleh ka ogoow Liinta ama liimo dhanaanta »

waa suaalee maxey tar tartaa Liimo dhanaaanta ama liinta? xaqiiqdi liinta waxay leedahay faaido aad u -badan aan la wada ogeyn. waxa jira qabab badan oo loo isticmaalo liinta oo…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
mullah-omar-150x150

Wax kabaro Waayihii Nololeed ee Mullah Cumar »

Magaciisa oo dhameystiran waxaa la yiraahdaa Cumar Max’ed Mujaahid waxaase loogu yeeraa Mullah Cumar su fudud waxaa uu ku dhashay gobolka Khandahar ee dalka Afghanistan sanadkii 1959 inkastoo ay jirto…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Bouh-300x160

Dowladda Germany oo Xaqiijisay in Ninkii Isku Qarxiyay Hotel Jaziira uu ku noolaa Wadankeeda »

Saraakiisha amaanka iyo dhanka Sirdoonka ee Germany ayaa xaqiijiyay inay heleen xog dhab ah oo muujinaysa in weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee lagu qaaday Hotelka Jazeera ee Magaalada Muqdisho oo ay…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
ei-251314

Aishwarya Rai oo qaboojisay ninkeeda Abhishek oo laga badiyay kooxdiisa »

Aktarada Bollywoodka ee is qaba Abhishek Bachchan iyo xaaskiisa Aishwarya Rai ayaa ka qeybgalay daawashada kulanka horyaalka Pro Kabaddi League 2015 kaas oo u dhaxeeyay kooxaha Jaipur Pink Panthers iyo…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
2016

Rajadii laga lahaa Doorasho Qof iyo Cod ah in ay dhacdo 2016 oo God lagu riday »

Waxii ka danbeeyay  markii ay meesha ka baxday Dowladdii dhexe ee Madaxweynaha uu ka ahaa  Alle ha u naxariistee Maxamed Siyaad Barre  Soomaaliya waxaa soo maray Dowladdo kala duwan Heerkastaba…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
3d4a632e

DAAWO SAWIRADA Qaabka uu u furmay shirkii looga hadlaayay Arimaha Hiigsiga 2016-ka ee ka furmay Muqdisho »

Magaalada Muqdisho waxaa goor dhaw ka furmay shirka looga hadlaayo Arimaha Hiigsiga 2016-ka shirkaasi oo ka socda Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan dhismo ku yaallo dhabarka dambe ee…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Ethiopian troops, as part of the African Union Mission in Somalia, drive  through Baidoa town during a routine patrol. AU UN IST PHOTO / Abdi Dagane

Ciidanka ETHIOPIA oo isaga baxay Magaalada Cadaado, G/Galgaduud »

Ciidanka Ethiopia ee qeybta ka ah AMISOM ayaa waxay faarujiyeen Guud ahaan Magaalada Cadaado, ee Gobolka Galgaduud oo Xarun u ah Maamulka Cusub ee GalMudug. Wararka Wacaal Media ka helayso…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
mare

Mareykanka oo diidey in uu cafis u fidiyo Edward Snowden »

Dowladda Mareykanka ayaa gebi ahaan diidey in ay cafis u fidiso Edward Snowden oo ahaa ninkii faafiyey sirta sirdoonka Mareykanka kadibna u baxsadey Ruushka oo uu hadda ku sugan yahay.…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
karoto

7 Faaido ay Ledahay Korotada »

Maanta waxaan ka hadleynaa waxtarka ay leedahaya karootada ka faideysi wanaagsan waa sida so socota 1: Karootada waxay nadiifisaa oo wasaqda ka saartaa Ilkaha 2:  Karootada waxay hoos u dhigta…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
Cali-Gacal-Casir-262x309

Cali Gacal Casir “Galmudug waa labo gobol, Mana jirto in wax iska badaleen goobtii Xuduudka Noo aheyd” »

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug mudane Cali Gacal Casir oo wareeysi siiyay BBC ayaa waxaa uu farta ku fiiqay qodabadii ka soo baxay Shirkii ay yeesheen Baarlamanka Maamulka Galmudug. Cali gacal Casir…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
ciidan

Tirada Guud ee Ciidanka isku dhafkaa oo la shaaciyay »

Dowladda federaalka Soomaaliya waxaa ay wadaa Qorshe lagu dhisayo Ciidamada Qaranka Soomaaliya kuwaas oo la iskugu dhafayo Ciidamada Dowladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada Dalka. Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Daa’uud Aweys oo…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
gola

Xafiiska UNSOM iyo Howlgalka AU ee Soomaaliya oo waqtiga loo kordhiyay »

Dowladda federaalka Soomaaliya waxaa ay wadaa Qorshe lagu dhisayo Ciidamada Qaranka Soomaaliya kuwaas oo la iskugu dhafayo Ciidamada Dowladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada Dalka. Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Daa’uud Aweys oo…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
aje

TOP:Ajay Devgan oo beeniyay inuu filim la jilayo xaaskiisa Kajol iyo Shah Rukh Khan »

Ajay Devgan ayaa beeniyay inuu wax ka jili doono filimka xaaskiisa Kajol ay la wado Aktarka xiriirka fiican aanu kala dhaxeynin ee  Shah Rukh Khan. Shah Rukh Khan iyo Kajol…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
lacag

Nigeria: Wasiir hore oo xadey lacag dhan $6 bilyan »

Wasiir ka tirsanaa Xukuumaddii hore ee dalka Nigeria ayaa lagu eedeeyay in uu xaday lacag gaareysa $6 bilyan (lix bilyan oo doolarka Mareykanka) oo qayb ka ah hantidii wadanka. Adams…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
news

Shir heer caalami ah oo saacadaha soo socda Muqdisho ka furmaya »

Saacadaha soo socda ee maanta ayaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho uu ka qabsoomo shirka looga hadlaayo arimaha ku saabsan Hiigsiga 2016-ka, shirkaasi oo ay ka qaybgalayaan xubno ka socda…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
MAQAAL11

Baroorta Dhibbanaha Goormaa La Maqli Doonaa? / Cabdullaahi Janno »

Waxaa jiro shan marxaladood oo cilmi-nafsi ahaan la yiri waxay wax u dhimaan caafimaadka dhimirka ama maskaxda. Waxay kala yihiin: geeri, furriin, faqri, guuritaan, iyo maan-dooriyaha. Mid ka mid ah…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Sports

Barcelona oo dooneysa Liverpool iney kala soo wareegto Alberto Moreno »

alberto-moreno-liverpool

Barcelona ayaa qorsheyneysa iney la soo wareegto xiddiga dambeedka bidix ee Liverpool Alberto Moreno kaas oo aan wali saldhigan kooxdiisa.…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

RASMI:Roma oo ku dhawaaqday la soo wareegida goolhayaha Arsenal Wojciech Szczesny »

1406692_heroa

AS Roma ayaa goordhow ku dhawaaqday iney  halsano oo amaah ah kula soo wareegtay goolhayaha Arsenal ee Wojciech Szczesny. Kooxda…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Michel Platini oo u ku dhawaaqay inuu u tartamayo doorashada Madaxweyne ee FIFA »

michel-platini

Madaxweynaha Xiriirka kubada cagta Yurub Michel Platini ayaa xaqiijiyay inuu u istaagayo doorashada Madaxweyne ee Fifa. 26-ka bisha February 2016…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Jeremy Menez oo AC Milan ku dhiira geliyay Zlatan Ibrahimovic iney soo iibsato »

zlatan-ibrahimovic-nantes-paris-sg-ligue-1-03052015_18ep8ruf98z031f4ouvtc33ll2

Gool dhaliyaha Milan waday sanadkii hore ee Jeremy Menez  ayaa sheegay ku soo biirista Zlatan Ibrahimovic iney ka dhigeyso kooxdiisa…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Luis Enrique oo waxba kasoo qaadin guuldarooyinkii Man United iyo Chelsea »

luis-enrique-cropped_16xjj5zs1shkq1u981vjura1pl

Macalinka Barcelona Luis Enrique ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay qaab ciyaareedkooda ciyaaraha saaxibtinimo xili seddex kulan ay ciyaareen kaliya…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Arsenal oo maanta la soo wareegtay weeraryahan cusub »

hdp-arsene-wenger-arsenal_1jrq1jmm3vsst15rf5mkrndi1x

Arsenal ayaa la soo wareegtay maanta ciyaaryahan 16 jir ah oo lagu magacaabo Donyell Malen kaas oo ay ka soo…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Jose Mourinho oo marada ka riday xaaska tababaraha Real Madrid ee Benitez »

rafael-benitez-and-his-wife_sazfx75q4w5o1ilfd6cabs43t

Kadib markii xaaska Benitez shalay tababaraha Chelsea Jose Mourinho ay ku eedeysay inuu ku ciyaaray Real Madrid sidaa daraadeedna uu…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Xiddigii hore Arsenal Abou Diaby oo maanta koox cusub yeeshay »

Abou-Diaby

  Kooxda Horyaalka France ka ciyaarta ee Olympique Marseille ayaa maanta si rasmi ula wareegtay ciyaaryahankii hore Arsenal ee Abou…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Cesc Fabregas”Ma jecli Arsenal oo la caaynayo inaan dhageysto »

08CD3199000005DC-3178040-image-a-21_1438128901071

Xili uu soo dhawyahay kulanka Community Shield ee kooxaha Arsenal iyo Chelsea Cesc Fabregas ayaa sheegay marwaliba inuu waliba jeclaan…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Vermaelen oo sheegay kaliya hal saaxib inuu ku yeeshay Barcelona »

1438079476_962567_1438079569_noticia_normal

Kabtankii hore Arsenal Vermaelen ayaa sheegay sanadkii hore inuu ahaa xili ciyaareedkiisii ugu xumaa xirfadiisa xili uu la hadlayay AS.…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Caruuryar yar oo Cristiano Ronaldo ugu yaabsatay dalka China »

mascots-ronaldo

Cristiano Ronaldo ayaa niyad jab ku riday toddobaadkan ciyaaryahanada ay isku kooxda yihiin ee Toni Kroos iyo  Isco. Kulankii u…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Robin van Persie oo kulankiisii ugu horeeyay u saftay Fenerbahce Champions league+sawiro »

article-3177827-2AEB199F00000578-15_636x382

Robin van Persie  ayaa xalay u saftay kulankiisii ugu horeeyay kooxdiisa cusub ee Fenerbahce oo la ciyaareysay wareega seddexaad ee…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Mohamad Salah oo la filayo maanta inuu ku biiro kooxda AS Roma »

chelsea-mohamed-salah

Xiddiga Chelsea Mohamad Salah ayaa maanta heshiis amaah ugu wareegaya kooxda AS Roma. 23 jirkan ayaa sanadkii hore amaah ugu…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Arturo Vidal oo macsaleeyay taageerayaasha Juventus ee Adduunka »

juventus-arturo-vidal

  Xiddiga cusub Bayern Munich Arturo Vidal ayaa fariin macsalaameyn ah u diray taageerayaasha Juventus ee ku nool Adduunka. Ciyaaryahanka…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Jose Mourinho oo shakiga ka saaray Gary Cahill iyo Diego Costa kulanka Arsenal »

gary-cahill

Macalinka Chelsea ayaa sheegay kadib ciyaartii Barcelona labadaba Gary Cahill iyo Diego Costa iney ciyaarayaan kulanka Sabtida Arsenal ee Community…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Chelsea oo garaacday Barcelona,Hazard iyo Suarez oo isu jawaabay+goos,goos,Safkii iyo sawiro »

article-3177696-2AEBA6B900000578-576_964x378

Chelsea ayaa rigoorayaal 4-2 waxaa ay ku xaaqday kooxda Barcelona oo ay isku mari waayeen 2-2. 10-daqiiqaba Eden Hazard ayaa…

Jul 29 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Pedro oo qarka u saaran inuu ku biiro Manchester United….. »

Pedro

Manchester United ayaa aad ugu dhaw ineey lasoo saxiixdaan ciyaaryahanka garabka ugu ciyaara kooxda Barcelona Pedro. Gudoomiye kuxigeenka Manchester United…

Jul 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »

Mourinho oo feer dhulka lala dhigay saax miyaa???? »

Mourinho-v-Wenger

Jose Mourinho iyo tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa isu balansan koobka Community Shiled-ga maalinta Axada waxaana durba wariyeyaasha ay soo…

Jul 28 2015 / No Comment / Sii-Akhri »
English

Exclusive: U.S. Operates Drones From Secret Bases in Somalia »

duqeyn

KSMAYO, Somalia — Some say the Americans are everywhere. Some say they are nowhere. Still others say they are everywhere and nowhere at once. But the shadowy U.S. presence in this strategic port city in war-torn southern Somalia has clear consequences for anyone with a…

Jul 3 2015 / Comments Off on Exclusive: U.S. Operates Drones From Secret Bases in Somalia / Sii-Akhri »

AU Special Envoy to Somalia condemns attack on AMISOM base »

mbassador Maman Sidikou

The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, and Head of AMISOM, Ambassador Maman Sidikou has condemned the attack on an AMISOM base in the town of Leego, by Al Shabaab militants. Ambassador Sidikou regrets the losses recorded and…

Jun 27 2015 / Comments Off on AU Special Envoy to Somalia condemns attack on AMISOM base / Sii-Akhri »

Somali President opens modern hospital built in Mogadishu by UAE »

IMGM6833

Mogadishu –President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sh. Mohamud has opened modern hospital in which United Arab Emirates implemented in the Somali Capital Mogadishu today on Thursday. A very colorful event was held at inside this hospital in Shangani district in Benadir…

Jun 5 2015 / Comments Off on Somali President opens modern hospital built in Mogadishu by UAE / Sii-Akhri »

Somali President opens National Army Training Camp built by UAE in Mogadishu »

IMGM4756

President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sh. Mohamud has officially opened National Army Training Camp in Which United Arab Emirates built in Hodan district in Benadir region. A very colorful occasion on the opening of this Army Training Camp was held inside…

May 13 2015 / Comments Off on Somali President opens National Army Training Camp built by UAE in Mogadishu / Sii-Akhri »

Malawi, Somalia offer frightened citizens a way back home »

malawi

Malawi and Somalia are preparing to repatriate their countrymen after weeks of xenophobic violence in KwaZulu-Natal. On Monday night, the Somali embassy said it was trying to trace its citizens and help them escape the violence. It has demanded urgent assistance from the Department of…

Apr 14 2015 / Comments Off on Malawi, Somalia offer frightened citizens a way back home / Sii-Akhri »

Somali Refugees Feel Remittance Pain After Kenya Attack »

Dadaab_Regugee_Camp

Dadaab Refugee Complex, Kenya — Hundreds of thousands of Somali refugees are among those hardest hit by Kenya’s closure of remittance firms in the wake of the 2 April shooting of at least 147 university students in Garissa by Al-Shabab militants. Thirteen such firms had…

Apr 14 2015 / Comments Off on Somali Refugees Feel Remittance Pain After Kenya Attack / Sii-Akhri »

AU Special Representative re-affirms AMISOM’s continued support to the Somali National Army on its 55th anniversary »

african_union-flag

The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia Ambassador Maman Sidikou has described the role of the Somali National Army (SNA) in liberating areas previously held by the terrorist group Al-Shabaab as a critical contribution towards peace and stability…

Apr 13 2015 / Comments Off on AU Special Representative re-affirms AMISOM’s continued support to the Somali National Army on its 55th anniversary / Sii-Akhri »
Diinta Sheekh Saciid

DAAWO OO KA FAA’IDEYSO TOBANKA DANBE EE BISHA RAMADAAN

Waa muqadas inaad ka faa’ideysato tobanka danbe ee bisha radamaan waxaa ku jiro qeyr aan lasoo koobi karin, hadaba muxaadaro ka hadlaysa DAAWO OO SI MIYIR AH UGU FAA’IDEYSO RIIX HALKAAN HADA AAD AQRINAYSO OO DAAWO…

Jul 10 2015 / Sii-Akhri »
sheekh mustafa

Muxaadaro kusaabsan Qoyska Muslimka iyo Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil DAAWO VIDEO

RAMADAAN KARIIM: Kusoo dhawaada muxaadaro kusaabsan Qoyska Muslimka, waxaa inoo soo jeedinaya ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin allaha kasiiyee Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil. SI AAD U DAAWATO DARSIGAAN QOYSKA MUSLIMKA RIIX MEESHAAN AAD HADA…

Jun 26 2015 / Sii-Akhri »
Cafimadka maraqdigaaga

Maxaad kala socotaa Maraqa digaaga iyo dhibaatooyinka uu leeyahay?

Dad gaaraya 80 qof ayaa waxaa soo ritay cudurka la yiraahdo Salmonella, ka dib markii ay ka cunteeyeen maqaayad ku taalla jasiirada Öland. Dadka xanuunsanaya ayaa lala xiriirinayaa faafida cudurka oo soo bilowday bishii Diseembar ee…

Jul 15 2015 / Sii-Akhri »
stretch-marks

Maxaa Sababa Dildilaaca Jirka, Daawo Se Ma Leeyahay

Waa maxay Dildilaaca Jirka? Dildilaaca jirka ama ‘Stretch Marks’ waa diilmo kasoo baxa jirka inta hoose, naasaha, gacamaha inta kore, canjirada, iyo kubka. Dildilaaca jirka ayaa badana lagu arka haweenka uurka leh waliba bilaha dambe ay…

Jul 13 2015 / Sii-Akhri »
Fallo MAQAAL11

Baroorta Dhibbanaha Goormaa La Maqli Doonaa? / Cabdullaahi Janno

Waxaa jiro shan marxaladood oo cilmi-nafsi ahaan la yiri waxay wax u dhimaan caafimaadka dhimirka ama maskaxda. Waxay kala yihiin: geeri, furriin, faqri, guuritaan, iyo maan-dooriyaha. Mid ka mid ah shantan marxaladood ayaa keligiisa qofka ka…

Jul 28 2015 / Sii akhri »
faroole

Socdaalka Faroole ee Hargeysa: yididiilo fiican!. W/Q Axmed-yaasiin Maxamed Sooyaan

Booqashadii madax-weynihii hore ee maamul goboleedka Puntland Mudane Cabdi-Raxmaan SH. Max’ed Faroole uu ku soo gaaray magaallada Hargeysa ayaa run ahaan lagu tilmaami karaa talaabo mudnaanteeda leh una baahan ina la sii horu mariyo, sida laga…

Jul 28 2015 / Sii akhri »
FILIMADA ekta-kapoor-050615

Aktarka Tusshar Kapoor walaashiis Ekta Kapoor oo maanta dabaal dagaysa

Gabadha la dhalatay Aktarka Tusshar Kapoor ee Ekta Kapoor ahna filim soo saare ayaa maanta u dabaal-dagaysa sanad guurada dhalashadeeda oo maanta u began. Ekta Kapoor waxa ay ka shaqeysaa TV-yada India, waana filim soo saare,…

Jun 7 2015 / Sii akhri »
Hrithik-Roshan-PTI1

Jilaaga caanka ah ee Hrithik Roshan oo maanta bartiisa ku soo daabacay war yaableh

Ma ahan in Aktarada Bollywoodka ay guda galaan Arimaha siyaasada maadama ay yihiin rag dadka madadaaliya. Sidoo kale ma ahan in qabiil ama dhinac gaar ah ay la saftaan taas oo ay ku luminayaan taageerayaashooda. Hrithik…

Jun 6 2015 / Sii akhri »
Log in | Designed by Jimcale